Daawo:Al-Shabaab oo tartan liifka ah u qabatay odayaasha dhaqanka Jubbooyinka

0
187

Jilib(INO)- Kooxda mayalka adag ee Al-Shabab ayaa tartan nooc cusub ah u qabatay Odayaasha dhaqanka beelaha Jubbooyinka, kaasoo ka dhacay magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe.

Tartankan ayaa ahaa mid ay odayaasha dhaqanka degaanadaasi laga soo ururiyay ay ku loolamayeen shiishka iyagoo liifka saarayay bar loo calaameeyay meel fagaaro ah oo dadweyne isugu soo baxeen.

Halkan Ka Daawo Sawiro

tartanka-liifka-odayaal-shabaab-2Odayaal  da’a ah ayaa tartanka ka qeyb galay, waxaana markii dambe iyadoo aan natiijo laga gaarin lagu kala cararay halkaasi markii roob xoog leh qabsaday goobta.tartanka-liifka-odayaal-shabaab-3tartanka-liifka-odayaal-shabaab-4tartanka-liifka-odayaal-shabaab-1tartanka-liifka-odayaal-shabaab-5