Madaxweynaha iyo gudoomiyaha baarlamanka oo kulan la qaatay wafdi ka socday baarlamanka dalka Burundi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Afhayeenka Baarlamaanka ayaa si kala gooni gooniya u qaabilay Wafdi ka socda Baarlamaanka dalka Burundi.
Wefdigan ka...
Soomaali Tarxiil ah oo laga Soo Tarxiilay Dalka Sacuudga oo Qaab Lala yaabay lagu...
Dowlada dalka Sacuudga ayaa waxaa la sheegay inay si xun oo bini'aadanimada ka baxsan ay ula dhaqanto dadka Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah dalkeeda...
Kooxo Hubaysan oo Xalay Degmada Shibis ku Dilay Sarkaal ka Tirsanaa Nabad Sugidda
Sarkaal ka Tirsanaa Ciidanka Nabad sugidda ee Degmada Shibis ayaa habeenkii Xalay ahaa Kooxo Hubaysan waxa ay ku toogteen gudaha Degmadaasi.
Sarkaalka oo lagu Magacaabi...
Warar Is Khilaafsan oo ka soo Baxaya Shirka Maamul u Samaynta Jubbooyinka oo la...
Iyadoo maalmihii u danbeeyay Magaala Xeebeedka Kismaayo ee Magaala Madaxda Gobolka Jubada Hoose ay ka soconayeen qaban qaabada Shirka maamul u Sameynta Gobolada Jubbooyinka...
Dhaqdhaqaada Ganacsi eee Dekeda Kismaayo oo sii kordhaya
Dhaqdhaqaaqa Dekeda Kismaayo ayaa sare u kacay wixii ka dambeeyay markii maleeshiyaadka Shabaab laga saaray magaalada Kismaayo.
Dekeda weyn ee magaalada Kismaayo waxa ay ka...
Weerar uu fuliyay qof naftii hure ah oo ayaa ka dhacay magaalada Galkacyo
Weerar ismiidaamin ah oo uu fuliyay qoftii hure ah oo watay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goor dhow ka dhacay afaafka...
Gudiga UN-ka u qaabilsan cunaqabateynta hubka oo sheegay in Al-Shabaab hub ka hesho Yemen...
Kooxda daba galka cunqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya iyo Eritrea ayaa sheegay inay heleen warbixino ku saabsan in Kooxda Islaamiyiinta Soomaaliya ee Al-Shabaab ay...
Somaliland oo loogu baaqay inay sii deyso Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya
Maamulka Somaliland ayaa loogu baaqay inay sii deyso Mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo muddo todobaad ah u xiran, kadib markii ciidamada ammaanka ay...
Qeyb ka mid ah Ciidamada Kenya oo lagu bedelayo Ciidamo ka socda Sierra Leone
Midowga Afrika ayaa shaaca ka qaaday in qeyb ka mid ah Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ee jooga Kismaayo iyo...
Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo saaka howl galo ka wada Dayniile iyo Hodan
Ciidamada dowladda iyo AMISOM ayaa saaka howl galo baaritaano ka wada degmooyinka Hodan iyo Dayniile, halkaasoo xalay lagu weeraray saldhigyo ciidan.
Sida ay sheegayaan wararka...
Weerar xalay lagu qaaday Saldhig ciidan oo ku yaala degmada Dayniile
Xoogag la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa xalay weerar qorsheysan ku qaaday saldhig ay degenaayeen Ciidamada dowladda oo ku yaala degmada...
Masar oo laga mamnuucay isticmaalka youtube
Maxkamad ku taala Dalka Masar ayaa amar ku bixisay in mudda Bil ah la xiro Isticmaalka Youtube kadib markii Maamulka Webseedka Youtube ay diiden...
Xafiiska AU Qeybta qaabilsan Somalia oo loo raray Magaaladda Muqdisho
Danjire Mahamat Saleh Annadif Wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Xafiiska Qaramada Midoobay gaar...
Nigeria Oo Markii Seddexaad Ku Guuleysatay Koobka Qaramada Afrika
Xulka Nigeria ayaa ku guuleystay koobka qaramada Afrika markii sadexaad abid ,kadib markii ay guul cariiri ah ka gaarance xulka Burkino faso.
Nigeri oo koobkan...
Kulan looga hadlayay Is dhexgalka Bulshada oo ay SYAO ku qabatay Beledweyn +Sawirro
Kulan weyn oo ay ka soo qeyb galeen Maamulka Gobolka Hiiraan, Saraakiisha Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah Howlgalka Amisom, Saraakiisha Ciidamada Dowlada...
Ururka Dhalinyarada Qaranka oo Muqdisho ku qabtay Munaasabad lagu taageerayay dowladda +Sawirro
Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay islamarkaana lagu taageerayey waxqabadka Xukuumadda oo ay ka qeybgaleen Wasiirro, duqa magaalada Muqdisho,agaasimiyaal, Haween,dhalinyarro iyo qeybaha kala...
HALKAN KA DAAWO SHIR JARAA,ID OO AY KISMAAYO KU QABTEEN SAXIIXEYAASHA JUBBALAND+VIDOE
HALKAN KA DAAWO SHIR JARAA,ID OO AY KISMAAYO KU QABTEEN SAXIIXEYAASHA JUBBALAND
Idale News Muqdisho
Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya oo maanta soo bandhigtay Xeerka Saxaafada iyo Warbaahinta+Sawirro
Shir wada tashi ah oo looga hadlayay oo socday muddo labo maalmood, loogana hadlayay xeerka Isgaarsiinta iyo Warbaahinta ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay...