Tuesday, August 26, 2025

Kulan looga hadlayay amaanka G/Sh/dhexe oo ka dhacay Jowhar

Kulan looga hadlayay ammaanka gobolka Sh/Dhexe ayaa maanta magaalada Jowhar waxa uu ku dhexmaray odayaasha dhaqanka iyo maamulka gobolka. Kulanka ayaa dirrada lagu saaray sidii...

R/wasaaraha oo la kulmay wafdi ka socday dalka Burundi

R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ka socday baarlamanka dalka Burundi kuwaas oo muddo sadax maalin ah...

Askari ka tirsan ciidamada Kenya oo lagu dilay Mandheera

Wararka ka imaanaya magaalada Mandheere ee dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in kooxo hubaysan ay toogteen askari ka tirsan ciidamada Kenya . Dilka askariga...

Saraakiisha Ciidamada Dowlada Soomaliya oo u hanjabay Ciidmada Dowlada Soomaaliya

Taliyaha gaaska labaad ee ciidamda dowladda Soomaaliya, Jen. C/llaahi Cali Cagey ayaa ka hadlay isbaarooyin la sheegay in ay ciidamada dowlada dhigtaan wadada isku...

Saraakiisha ciidamada Puntland oo sheegtay in ay sii kordhinayan howlgallada ka dhanka ah Argagixisada

Saraakiisha ciidamada Puntland ayaa sheegay inay labalaabayaan howlagalada lagula dagaalamayo argagixisada islamarkaana uusan qalqal gelin doonin  weerarkii naftii halignimo ee shalay ka dhacay waqooyiga...

Midowga Yurub oo ka fakaraaya Istiraatiijiyada Somalia

Midowga Yurub ayaa sheegay in xilligaani ay ka fakirayan sidii Somalia ay uga gudbi lahay dhibaatooyinkii 21-sano ku soo habsaday, iyo Istiraatijiyada ay yeelan...

Laba wiil oo Soomaali ah oo laga yaabo inay ku guuleystaan abaalmarinta ugu weyn...

Labadan wiil oo isla dhashay, laguna kala magacaabo Haaruun iyo Maxamed waxa ay tahay in ay dhawaan u safraan dalka Maraykanka si ay usoo...

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada oo Wareysi Siiyay Barnaamijka Bilaa Quyuud ee ka baxa BBC da...

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ee Dowladda Federalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh C/qaadir Ayaa Waraysi Dhinacyo badan Taabanaya Siiyay Barnaamijka Bilaa Quyuud ee ka baxa Laanta...

Ciidama Police Iyo Dhar Cad ah Oo La Wareegay Amaanka Ganacsatada Soomaaliyeed ee ...

Soomaalida ku nool dalka Koofur Afrika iyo ciidamada Booliska dalkaasi ayaa bilaabay howlgalo ku aadan sidii loo badbaadinlahaa ganacsatada Soomalida ah iyo hantidooda. Soomaalida ku...

Maamulka gobolka Galgaduud oo ku baaqay in ciidamo ka socda AMISOM

Maamulka gobolka Galgaduud ayaa waxa uu ugu baaqay dowlada in la geeyo gobolkaas ciidamo ka socda AMISOM. Guddoomiyaha gobolka Galgaduud Axmed Xasan Ciyow ayaa sheegay...

Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Socdaal Ku Maraya Degmooyinka Gobolka Shabeelada Dhexe

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa socdaal ku maraya degmooyinka gobolka Shabeelada Dhexe ee ku jira gacanta Dowladda Soomaaliya. Mudaneyaashan ka tirsan Baarlamaanka ayaa...

Ra’iisal Wasaaraha Oo Si Kulul Cambaareeyey Qaraxii Maanta Ka Dhacay Magaalada Galkacyo (WARSAXAAFADEED)

Moqdisho, Feb, 11, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii maanta ka dhacay magaalada Galkacyo kaas...

Gawaari buuxdhafisay Wadoyinka Magaalada Kismaayo +Video

Gawaari buuxdhafisay Wadoyinka Magaalada Kismaayo iyo Taliska taraafikada oo digniin culus soo saray Hoos ka daawo   Idale News Muqdisho

Yaxaaskii dunida ugu weynaa oo ku dhintay dalka Philippines +sawiro

Yaxaaskii dunida ugu weynaa ee ku jiray xanaanada aadanaha ayaa ku dhintay dalka Philippines. Dhimashada yaxaaskan ayaa waxaa ay oohin ka keentay dadka ku...

Ururka Alshabaab oo sheegtay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Gaalkacyo

Ururka Alshabaab ayaa sheegtay qarax ismiidaamin ah oo maanta lagu qaaday saldhiga booliska magaalada Gaalkacyo. Bogga ururka Alshabaab uu ku leeyahay Twitterka oo dhowaan markale...

Taliska Booliska Degmadda X/weyne ayaa sameeyey barro cusub oo ay ku xaqiijinayaan ammaanka...

Taliyaha Ciidamada Booliska Saldhigga dagmada X/weynr Maxamad Daahir C/lle oo maanta wareysi gaar ah ku siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in amaanku uu yahay...

Wasiirka Gaashaandhigga Oo Kormeeray Xarunta Taakuleynta Ciidammada Xoogga Dalka (WARSAXAAFADEED)

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa maanta kormeer howleed ku tagay xarunta Taakuleynta Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

Daawo Muuqaal ahaan Faah Faahin dheeraad ah oo ku Saabsan Weerar Ismiidaamin ah oo...

Saldhigga police-ka Gaalkacyo qeyba Puntiland ayaa waxaa maanta ka dhacay qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Shan...

Golaha Guurtida ee Uk oo la kulmay Guddoomiya Barlamaanka Soomaaliyeed+sawiro

Golaha Guurtida Soomaaliyeed oo beryahanba booqosho ku joogay magaalada Muqdishu ayaa waxaay booqosho ugu tageen Guddoomiya Barlamaanka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Shekh Cusman Jawari. Mudane Jawari...

Maamulka ku meel-gaarka Kismaayo oo shaaciyay Xiliga uu furmi doono Shirka maamul u sameynta...

Macallin Ibraahim Maxamed  Guddoomiyaha Guddiga farsamada Maamul u sameynta Kismaayo ayaa shaaca ka qaadan in Guddiga loo xil saaray Sameynta maamulka ay soo afjareen...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...