Tuesday, August 26, 2025

Gudiga Xuquuqul Insaanka ee Baarlamaanka oo dalabaday in si deg deg loo sii daayo...

Gudiga xuquuqul Insaanka Baarlamaanka ayaa ka hor yimid xukunkii xabsiga ee Maxkamada Gobolka Banaadir ay ku riday Wariye C/casiis Koronto iyo haweeneydii dhibanaha aheyd...

Kofi Anan oo ku baaqay in isbedel lagu sameeyo QM iyo Golaha Ammaanka

Xoghayhihii hore ee QM, Kofi Anan ayaa ku baaqay in la horumariyo Awoodda Golaha Ammaanka ee QM iyo in culayska la saaro Hawlgalladda Ciiddamadda...

DAAWO SAWIRO Ka turjumaaya Nolosha soomaalida Muhaajiriinta ee Libya

Daawo Sawiro ka turjumaaya Nolosha soomaalida Muhaajiriinta ee ku sugan Dalka Libya kuwaasoo la sheegay inay kunool yihiin nolol adag. DAAWO SAWIRADAD:- Idale News Muqdisho

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Finalka Qaramada Afrika Nigeria v Burkina Faso.

Kulanka finalka ee maanta ka dhacaya Johannesburg ayaa waxa uu u dhaxeeyaa xulka Nigeria oo koobkaan qaaday labo jeer 1980kii iyo 1994tii iyo xulka...

Wafdi ka socda Baarlamanka Burundi oo Muqdisho yimid

Wafdi  ballaan oo ka socday Baarlamaanka dalka Burundi ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo soo dhaweynta wefdiga kadib ay faah faahin ka bixiyeen ...

Meydka nin dhalinyaro ah oo saaka lagu arkay koofurta Gaalkacyo

Maydka ruux dhalinyara ah oo si xun loo jirdilay ayaa saaka lagu arkay duleedka koofureed ee magaalda Gaalkacyo ee gobolka Mudug,  iyadoo saraakiisha amniga...

Ganacsatada yaryar ee suuqa X/weyne oo baaq u dirtay maamulka G/Banaadir

Qaar ka mid ah Ganacsatadii laga burburiyay goobihii ganacsi ee ay ku lahaayeen Suuqa Degmada X/weyne ayaa ka dalbaday maamulka Gobolka Banaadir in la...

Axmed Madoobe oo ka walaacsan maamul u sameynta Kismaayo

Wararka ka imaanaya Magaaladda Kismaayo ayaa sheegaya in Guddoomiyaha ku meel-gaarka Maamulka Kismaayo Axmed Madoobe uu ka walaacsanyahay Maamul u sameynta Magaaladda Kismaayo Wararka ayaa...

Mahiiga oo ka digay in Kismaayo laga sameeyo maamul aysan ogeyn Xukuumadda

Ergayga gaar ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Somalia Agustina Mahiiga oo iminka ku sugan Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in Qaramada Midoobay...

Qaban qaabada shirka Maamul u sameynta Jubooyinka oo ka socota Kismaayo

Ergooyin ka kala socota Gobolada Jubooyinka iyo Gedo ayaa ku qul quleysa magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose, iyadoo ay socdaan qaban qaabada shirweynaha...

Baraf iyo dabeylo xoogan oo saameeyay Waqooyiga Mareykanka

Baraf iyo dabelyo xoogan ayaa saameeyay waqooyi bari dalka Mareykanka, iyadoo Gobolo badan uu soo wajahay koronto la'aan iyo xaalado kala duwan. Dabeylahan iyo barafka...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey oo kulan gaar ah ka leh Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa todobaadka soo socda kulan gaar ah ka leh Arrimaha Soomaaliya, kaasoo looga hadlayo marxaladihii u dambeeyay ee dalka...

Puntland oo ku eedeysay Siyaasiyiin ka soo jeeda inay ku lug leeyihiin amni darada

Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay siyaasiyiin uu ka mid yahay C/llaahi Siciid Samatar inay ku lug leeyihiin amni darada ka jirta deegaanada Puntland iyo...

Hillary Clinton oo Madaxweynaha Maraykanka noqon doonto sannadka 2016 (Warbixin)

Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibedda ee dalka Maraykanka, Hillary Clinton, ayaa la sheegay inay ugu shacbiyad badan tahay Siyaasiyiinta dalkaasi, kana wanaagsan tahay Madaxweynaha...

Madaxweyne Xassan: Caalamka il-gaar ah ayuu ku haaya Somalia

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somalia Xassan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in Caalamka uu il gaar ah ku Eegayo Shacabka soomaaliyeed oo 21-Sano dhibanaa, waxa uuna sheegay...

Emailka Madaxweynihii hore ee Mareykanka oo la jabsaday

Baarayaasha dambiyada Dalka Mareykanka ayaa ku howlan sidii ay u ogaan lahaayen dadkii ka dambeeyay in la jabsado imeylada ay lahaayen Qoyska Reer Bush Imeylada...

Howl gal wada Jir ah oo AMISOM iyo Ciidanka dowladda ay ka sameeyeen Leego

Guddoomiyaha Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo u waramayay Shabakadda Warbaahinta Shabelle Abuukar Cabdalla Isaaq ayaa waxa uu sheegay in howl gallo lagu...

Timaha Jaraha ugu yaabka badan Caalamka (DAAWO SAWIRADDA)

Timajarahaani ayaa waxa uu ku yaala dalka Shiinaha waxaana lagu soo bandhigay Goob ay isugu imaanayen dad isugu soo baxay meel fagaara ah Timajaraha oo...

Deeq la gaarsiiyay Isbitaalka B/weyne

Cisbitaalka Guud ee magaalada B/weyne ee gobalka Hiiraan ayaa maanta la gaarsiiyay kaalmo ay iska soo uruuriyeen jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa...

Maxaa ka jira in Kenya ay la baxayso qayb ka mid ah Ciidamada ka...

Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay yareyn doonto ciidamadeeda jooga gudaha dalka Soomaaliya 20% todobaadyada soo socda, marka loo eego warbixin ay soo saareen golaha...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...