Taliyaha Ciidamada Raaskambooni oo si kulul uga hadlay Wararka sheegaya in Barre Hiiraale uu...
Maxamuud Qaalib, Taliyaha Amaanka Magaalada Kismaayo Ahna Taliyaha Ciidamada Raaskambooni, ayaa waxa uu si kulul uga jawaabay Haddalo dhawaan ay baahinayeen Warbaahinta Afka Somalia...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland oo Saxaafada kula wada hadlay Magaalada Garoowe
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, ayaa wuxuu kulan kula qaatay Madaxweyne Faroole.
Madaxweynaha Dowladda Federal-ka ee Soomaaliya...
Raa’isal Wasaaraha oo deeq gaarsiiyay Ciidamada uu tababarka dalka uga soconaayo (Daawo Sawirada)
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta tilaabo dhiiragelin ah u sameeyey askarta cusub ee ciidanka xoogga dalka ee ku...
Daawo Sawirada: Shariif Sheekh Axmed oo lagu soo dhaweeyay Gobolka Georgia
Xaflad aad loo soo agaasimay oo ay diyaariyeen Guddiga Somali-Americal Community Center iyo Somali Isboorti and Culture of Atlanta ayaa dhawaan waxa lagu qabtay...
Saraakiil ka socota Wasaarada Arrimaha Gudaha oo gaaray Degmada Balcad
Xukuumada Somaliya ayaa waxay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, ay u dirtay wefdi ka socda Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Xukuumada.
Saraakiisha ka socota Wasaarada...
Ina C/rashiid oo sheegay in uu ka wal wal qabo dagaalo sokeeye oo ka...
Raa’isal Wasaarihii hore ee Xukuumadii Kmg Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmarke, ayaa wuxuu ka hadlay khilaafaadka daran ee ka taagan shirka ka soconaaya Magaalada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe
Waxaa maanta Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal soo gaaray wefdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweynaha iyo wefdigiisa ayaa waxay goor...
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Mudane Jawaari oo saaka ku sii jeeda Turkiga
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa lagu wadaa iney saaka oo Axad ah u kicitimaan magaalada Ankara...
Dhageyso: Qaar ka mid ah Musharaxiinta Jubbaland oo Barre Hiiraale kulan la qaatey
Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland State iyo Maamulka KMG ah ee Magaalada Kismaayo ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Kismaayo Coll Barre Aadan...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Uhuru Kenyatta oo wada kulmay (Daawo Sawirada)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa maanta safar kooban oo shaqo ku gaaray magaaladda Mombasa ee Kenya halkaasna wuxuu kula kulmay...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Garoowe ku sii jeeda maalinta beri ah
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filaayaa in maalinta berito ah uu booqdo xarunta Dowlad goboleedka Puntland ee Garoowe halkaas oo la...
Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Culus oo dhax maray Ciidamo kawada tirsan Dowlada
Wararka aan caawa ka heleyno Degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhaxe ayaa sheegaya in xaaladaa tahay mid dagan kadib dagaal culus oo Maanta ciidamo kawada...
Maxaa Laga Yiri Shirka Jubbaland Ee Kismaayo Warbixin Ku Saabsan Shir Xalay Ka...
Cape Town, South Africa – Dhul Ninkiisa Ma Mooga ! Wadankaaga Waraabe Maka Weecin Kartaa ! Hal Xaaraan ahi Nigir Xalaal ah ma Dhasho...
Daawo: Shirkii Odoyaasha Dhaqanka Gobolada Jubbooyinka uga Socday Garoonka Diyaaradaha Kismaayo oo Maanta la...
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Magaala madaxda Gobolka Jubada Hoose .ayaa sheegaya in Maanta garoonka Diyaaradaha ee Magaaladaasi lagu soo gaba gabeeyay...
Agaasimihii Hay’adda Nabad Suggida oo Magaalada Khartoum iska xaadariyay
Agaasimihii hore ee Nabad Sugidda Soomaaliya oo ka qeyb galaya Shirweynaha Axsaabta Afrika oo maanta ka furmay Dalka Sudan.
Wafdi heer sare ah oo ka...
WAREYSI QORAAL AH:- Muxuu ka yiri Faisal Cali waraabe Weerarkii hubeysnaa ee lagu qaaday...
Gudoomiyaha Xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe ayaa ku eedeeyey Somaliland inay ka dambaysay weerar hubaysan oo lagu qaaday Wargeyska Hubaal, kaas oo sheegay inay...
Baarlamaanka Somalia oo lagu amray inaysan la imaan Mooshin kadhan ah Qodobadii Ankara
Mas’uuliyiinta sar sare ee Baarlamaanka Somalia ayaa maanta shaaca ka qaaday in Kulamadda ay isugu imaanayaan Mudanayaasha Baarlamaanka uusan ka mid ahaan doonin ka...
Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya oo Muqdisho ku dilay labo Wiil oo Walaalo ah mid...
Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya ayaa xalay Rasaas Culus oo dhimasho iyo dhaawac sababtay waxa ee ku fureen Wiilal Dhalinyaro ah iyo Nin isna la...