Fanaanka caanka ah ee Cawaale Adan ayaa ka hadalay arin cajiib ah oo dad...
Fanaanka weyn ee reer jabuuti Cawaale Aadan ayaa ka hadalay arin cajiib ah oo uu ku arkay dadka Soomaalida ah eek u nool dalka...
Markab dagaal oo ku soo fool lahaa dalka Somalia oo la qabtay
Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Britain ayaa lagu xayiray Deked ku taallo dalka Spain, kadib, markii laga shakiyey ujeedada uu Markabkaasi ugu socday...
Ciidamada Dowladda oo xoog kula wareegay gacan ku heynta Degmada Ceel Garas
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxay goor dhaw oo maanta ah ay dagaalo culus kula wareegeen gacan ku heynta Degmada Ceel Garas ee Gobolka Bakool.
Degmada...
Xaflad Si Gaara Loogu Soo Dhaweynayo Madaxweyne Xasan Sheekh Madaxtoyada Garowe +SAWIRO
Madaxweynaha DF Somalia Xasan Shiikh Maxamuud iyo madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa si wadajir ah uga qaybgalay xaflad ka dhacdey madaxtoyada taasi...
Daawo: Nin Mareykan ah oo Hotel ka dhistey Xeebta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho
Nin u dhashey dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Micheal Stock ayaa waxaa uu soo dhameystirey Hotel ku yaala xeebta magaalada Muqdisho kaasoo si aad ah uga...
Raa’isal Wasaarihii hore oo sheegay in mashruuc lagu soo qaatay dilalka Suxufiyiinta iyo kufsiga...
Raa’isal Wasaarihii hore ee Xukuumadii Kmg ahayd ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, ayaa wuxuu si kulul uu uga hadlay dilalka joogtada ah ee Suxufiyiinta...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Hubka anaga nala siiyo uma adeegsaneyno Maamulada dalka, ee Al Shabaab...
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu meesha ka saaray in hubka ay Beesha Caalamka ka helaan, inay u adeegsanayaan Maamulada Gobolada ee...
Nin ganacsade ah oo si arxandaro leh loogu dilay Gobolka Hiiraan
Nin ganacsade ah oo Deegaan ahaan ka soo jeeda Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, ayaa waxaa xalay lagu dilay inta u dhaxeyso Degmada Matabaan...
Nin hubeeysan ayaa toogasho ku dilay Labo Askari ook tirsan ilaalada Ra’isul wasaaraha Dalka...
Nin careeysan oo ku hubeeysnaa Biskoolad ayaa toogasho ugeystay labo ka tirsan askarta ilaala ka aheyd goob lagu dhaarin lahaa Ra,isal wasaaraha cusub ee...
Hooyadii dhashay wiilashii qarxiyay Boston ayaa baaq soo dirtay ayadoo ilmeyneysa Daawo video
Hadal heeynta ugu badan Talefishinada Caalamka ayaa noqotay Shir jaraaid oo ay qabatay Subeidat Tsarnaeva oo ah Hooyadii dhashay wiilashii lagu eedeeyay qaraxyadii ka...
DAAWO SAWIRADA:-Allah Ha U Naxariste Aas Qaran Oo Magaalada Jig Jiga Loogu Sameyey Abwaan...
Allaha u Naxariistee waxaa Magaalada Jigjiga ee Caasimada dowladda deegaanka Somalida ee dalkaasi Ethiopia Maanta galinkii danbe lagu aasay Abwaaan C/laahi Macalin Dhoodaan, waxaana ka...
Magaalada Kismaayo oo lagu toogtay askari ka tirsan Raaskambooni, markii uu dilay askari ka...
Waxaa maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose lagu toogtay askari ka tirsan Ururka Raaskambooni, oo maanta askari kale ku dilay Magaalada Kismaayo.
Askariga...
Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Barlamaanka Somalia Prof Jawaari oo gaarey Turkiga + Sawiro
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo ayaa gaarey dalka Turkiga, wafdiga Gudoomiye Maxamed Cismaan Jawaare ayaa qadar saacado ah ku hakadey...
Dr Axmed Faarax Ducaale “Shirka Kismaayo waa xaaraan, Barre Hiiraale laguma canshuuri karo Jubaland”
Dr Axmed Faarax Ducaale, Madaxwaynaha Maamulka dibad Jooga ah ee Jubbaland ayaa ka hadlay tagitaanka Barre Hiiraale ee Magaalada Kismaayo iyo maamul u sameynta...
Maamulka Somaliland oo soo dhaweeyay Iscasilaada Axmed Ismaaciil Samatar
Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Maamulka Somaliland C/risaaq Cali Cismaan ayaa waxa uu si diiran usoo dhaweeyay Iscasilaada Prof. Axmed Ismaaciil Samatar uu dhawaan ku dhawaaqay.
Wasiir,...
Dhageyso: Shir Jaraa’id oo hordhac ah oo Madaxweynaha Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Puntland ku...
Waxaa maanta si weyn Loguso dhaweyeey garoonka Diyaaradaha ee Garowe international Airport madaxwaynaha Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud iyo wafti uu hoggaaminayo, waxaana markii uu...
Bangladesh:Burburka dhismaha magaaalo madaxda Dhaka ayaa wali laga soo bixinayaa dad (Daawo Muqaalkan)
Waxaa la xiray Milkiilihii lahaa dhismaha dumay Mohammed Sohel Rana, kadib markii uu dhuuntay tan iyo markii uu dhismaha dumay Arbacadii.
Ciidanka Bangladesh ayaa diyaarinaya...
Ilmo Saddex Maalmood Jiray oo Lagu Kala iibsaday Shabakada Facebook
Wiil yar oo saddex maalmood oo keliya ifka joogay, ayaa markii ugu horreysay lagu kala iibsaday mareegta internetka ee Facebook, kaas oo la kala...
Daawo Wiil Soomaaliyeed oo Sharafta Somalia dib usoo celinaya
Magaciisa waa Axmed Cumar oo ku nool dalka Maraykanka, todobaadkani waxa uu ka qeybgalayaa tartanka jir dhiska magaalo ku taala Maraykanka oo lagu magacaabo...
Midowga Yurub oo walaac ka muujiyay ugaarsiga Garsoorayaasha
Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan arimaha Siyaasadda iyo Ammaanka, Catherine Ashton, ayaa sheegtay inay aad uga tiiranyoodeen dilkii dhawaan loo geystay Ku-xigeenka Madaxa garsoorka...