Daawo “Duushey oo Jubaland dhaqaaqdey hadii aad Diidey Yeelkaa, Hadii aad doontey Yeelkaa”(Daawo Gabay...
Xafladii London ee axadii 21 apr. 2013 oo lagu taageerayay Jubaland , Waxaa isugu yimid Waxgarad, Aqoonyahano, Fanaaniin, abwaano, dhalinyaro iyo Dumarba, Waxaa iskusoo...
Barack Obama Oo Uga Digay Gabdhihiisa Iney Sameystaan Tattoo + Video
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obama ayaa uga digay gabdhihiisa iney jirkooda ku sameystaan sawirada tattooga.
Labadaba gabdhood ee Obama Malia iyo Sasha oo da’doodu kala ah...
Dagaalo culus oo ka soconaaya Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe
Dagaalo xoogan ayaa waxay xilligaan ka sii soconayaan Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaan adag in xog dhab ah laga helo khasaaraha...
Dowladda Maraykanka oo si cad u sheegtay inay Taagereyso Midnimadda Somalia
Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka ee Arrimaha Siyaasadda Wendy Sherman ayaa sheegtay inay Kulan la qaadatay Madaxweynaha maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo oo booqasho...
Dowladda Uganda oo ka digtay Weerar ka imaada dhanka Maleeshiyadda Xagjirka Somalia
Boliska Uganda ayaa sheegay inay heleen warbixino loo qaatan ah, taasi oo muujineysa inay Maleeshiyadda Alshabaab qorsheynayaan inay weerar ka fuliyaan gudaha Uganda.
Afhayeenka Boliska...
Cali Khaliif Galeyr oo ka jawaabay Hadal uu Warbaahinta ka yiri Guddoomiyaha Xisbiga UCID
Cali Khaliif Galeyr Aqoon yahaan ahna Siyaasi xubin firfircoon ka ah Baarlamaanka Somalia, ayaa waxa uu si kulul uga jawaabay Haddal dhawaan ka soo...
QM iyo Masar oo ka wada hadlay Arrimaha Somalia
Xoghayaha guud ee QM, Ban Kii Moon iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar, Mohamed Kamel Al Amr, ayaa shalay kulan Khaas ah ka yeeshay...
Xassan Sheikh Maxamuud iyo Uhuru Kenyatta oo ka wada hadlaya Maamulka Jubbaland
Madaxweynaha Somalia, Xassan Sheikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa lagu wadaa inay saakayto u ambabaxaan Magaaladda Mambasa ee Dalka Kenya.
Madaxweynaha ayaa lagu wadaa...
Barre Hiiraale oo sheegay inay suura gal tahay, dagaalo sokeeye oo markale ka dhaca...
Siyaasiga Barre Hiiraale ayaa wuxuu sheegay inay suurta gal tahay dagaalo sokeeye oo markale ka dhaca Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo.
Barre Aadan Shire oo loo...
Golaha amaanka “UNPOS waa la kala dirayaa”
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa ka shirey arrimaha Soomaaliya, waxaana warbixin laga dhagaystey sargaal sare oo Qaramada Midoobey ka tirsan.
Jeffrey Feltman kaaliyaha xoghayaha...
Arday Soomaaliyeed oo wacdaro ka dhigey garoomada Turkiga (Daawo sawirada)
Halkan waxaan idiinkugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee deeqda waxbarasho loo geeyey dalka Turkiga oo wacdaro ka muujiyey garoomaha kubbada...
Abwaan Dhoodaan oo dhintey (Daawo filim ka hadlaya taarikhdiisa)
Inaa lilaahi wa inaa ilaahay raajicuun, waxaa maanta magaalada Harar ee dalka Ethiopia ku geeriyoodey Abwaan Cabdulaahi Dhoodaan oo ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed...
Qado sharaf Muqdisho loogu sameeyey ciyaartoyda kooxaha heerka 2aad ee Dahabshiil iyo Banaadir (DAAWO...
Waxaa maanta lagu qabtay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir munaasabad Qado sharaf aheyd oo loo sameynayey maamulka, macalimiinta iyo ciyaartoyda kooxaha kubada Cagta FC...
Shan degmo oo ka tirsan Galgaduu oo loo dayactirayo xarumihii dowladda Hoose
Dowladda Soomaaliya ayaa biloowdey mashruuc balaaran oo ku kacaya 1.2 malyuun oo doolar kaasi oo dib loogu hawlgalinayo xarumo muhiim ah oo dowladda hoose...
Wareysi: Nabadoon ka mid kuwa shirka uga socdo Kismaayo oo sheegey in xal lagu...
Dareenka magaalada kismaayo ayaa ka bedelan sidii horre waxaana jirta aragtiyo kala duwan oo qeybaha bulshada Jubbooyinku ay ka bixinayaan Hogaamiye kooxeed ka tirsanaan...
DAAWO: Barre Hiiraale” Kismaayo waxaan u imid howsha ka socota inaan ka qeybgalo, haddii...
Col, Barre Aden Shire “Barre Hiiraale” oo wareysigii ugu horeeyey oo uu bixiyo markii uu Kismaayo gaaray siiyey Idaacada Radio Hubaal oo hoostagta shabakada...
Dhageyso: Prof. Samatar oo iska Casilay Xubinta Dowladda Somalia uu u haayay iyo isaga...
Wararka soo gaaraya Xarunta Shabakadda Soomaalidamaanta ee Magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in Prof Ahmed Ismacil Samatar uu iska Casilay Xildhibaanimadii Dowlada Somaliya uu u...
Muqdisho:Tababarayaal ka socda Burundi oo Imanaya Soomaaliya
Saraakiisha Mareynkanka ee ku sugan dalka Burundi ayaa waxay Tababar Socday Mudo Labo Todobaad ah u soo xireen Saraakiil ka tirsan ciidamada difaaca Qaranka...
Nairobi: QM oo Ka hadashey Maamul u sameynta Gobalada Dalka
Dowlada Soomaaliya oo gacan buuxda ka heleysa ciidamada AMISOM waxay ku guuleysatay in deegaano badan ay ka saarto Al-shabaab,laakiin wali waxay caqabad ka taagan...
Muuqaalkii ugu danbeeyay ee Muqdisho (DAAWO Muqaalkan)
Waxaan idinb soo gudbineynaa xafladii furintaanka safarada Ingiriiska ee Muqdisho
Hoos ka daawo muqaalka:
Idale News Muqdisho