Howlgal lagu soo qabtay ku dhowaad boqol qof iyo Walxo qarxa oo laga sameeyey...
In ka badan lix dhallinyaro ah ayaa maanta laga qabtay magaalada B/Weyne kaddib markii ciidamada Booliska Dowladda Federaalka ay howlgallo ka sameeyeen magaalada B/Weyne,...
Daawo Sawirada: Boostadii Somaliya oo shaqo bilowday iyo Madaxweynaha oo noqday qofkii ugu horeeyay...
Boostada Soomaaliya ayaa waxaa shaaca laga qaaday inay hawl bilowday muddo 22 sano kadib, iyadoo uu hakad ku yimid hawlihii shaqo ee Boostada, xilligii...
Shirkadda Diyaaradaha TRANSOM AIRWAYS oo duulimaadyo ka bilowday gobolada dalka + Sawirro
Munaasabad lagu furayay shirkadda diyaaradaha Transom Airways ayaa ka dhacday xrunta shirkaddaasi ee magaalada Muqdisho, iyadoo munaasabadda furitaanka shirkadda Diyaaradaha Transom Airways ay ka...
(DAAWO SAWIR). FBI-da Maraykanka oo markii ugu Horaysay Haweeney ku daray Liiska 25-Qof ee...
Laanta dambi barista Dowladda Maraykanka u qaabilsan (FBI), ayaa Liiska shan iyo labaatanka qof ee argagixisada loogu raadinta badan yahay ugu horeeya, ku dartay...
Mo Farah oo ka hadlay shirka Soomalida ee London ka dhacaya 7-da bishan+video
Ciyaar yahanka caanka ah ee asalkiisu kasoo jeeda Soomaalida ee Mo Farah, horayna ugu guuleystay dhowr biladood oo dahab ah, ayaa ka hadlay...
M.C.H laga furay dagmada Walaweyn
Hay’adda Wardo ayaa dagmada Walaweyn ka furtay M.C.H loogu talagalay in lagu daweeyo hooyada iyo dhalaanka iyadoo maamulka dagmada ay soo dhaweyeen furitaanka xarunta...
Dowladda Britain oo beenisay inay dalka Kenya hoy uga dhigayaan Magangelyo-doonka
Dowladda Britain ayaa gaashaanka ku dhufatay Warar ay Saxaafadda qoreen oo ku saabsanaa inay Dowladda Britain kharaj ku siinayso Dowladda Kenya qorshe hoy loogu...
Maamulka Puntland oo shaaciyay inaysan ka qeybqaadan doonin Shirka London
Iyadoo Dowladda Somalia ay warbixin ku aadan ka qeybgalka Shirka London ka sugeysay Maamulka Puntland ayaa waxaa War-saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Puntland oo...
Guddiga Maamul u Samaynta Gobolada Gedo iyo Jubbooyinka oo Sheegay in Hawshoodu u Hakan...
Iyadoo dhawaan Khudbad uu Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Jeediyay uu ku sheegay in Maamul u Samaynta Gobolada Gedo iyo Jubbooyinka ay ka horreyso isla...
Ciidamada Dowladda oo dib u furay wadooyinka Magaalada Muqdisho
Ciidamada Dowladda Federalka ee Soomaaliya ayaa waxay maanta dib u fureyn wadooyinka waaweyn ee ku yaala Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.
Kadib shan maalmood oo...
Ahlu Sunna oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan shirka London, sheegtayna inaysan ka qeyb geli...
Ahlu Sunada Gobolada Dhexe oo taageersan Dowladda Soomaaliya, ayaa waxay cadeysay mowqifkeeda ku aadan shirka 7-da bishaan ka furmanaaya Magaalada London.
Gudoomiyaha Guddiga Tallada ee...
Gabar Soomaaliyeed oo ka mid noqotay xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Bristol
Gabar Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka mid noqotay mudanyaasha golaha deegaanka magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska.
HIbaaq Jaamac ayaa ka mid ah...
Dayuuradaha dagaalka Israel oo duqeeyay saldhig milatari oo ku yaal gudaha dalka Siiriya
Dayuuradaha dagaalka ee Israel ayaa duqeeyay gudaha dalka Siiriya iyadoo weerarkan uu ahaa mid Israel ay dooneysay in ay ku duqeyso baqaaro hubka lagu keydiyo.
Weerarkan...
Ciidamada dowlada oo la wareegay degmada Tayeglow iyo deegaano ka tirsan gobolka Bakool
Ciidamada dowlada ayaa dib u qabsaday degmada Tayeglow ee gobolka Bakool kadib markii uu iska horimaad hubeysan uu ka dhex maray ciidamo ka tirsan dowlada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka qeybgalay...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka soo qeybgalay kulanka ay lahaayeen madaxda wadamada ku bahoobay ururka...
Tarsan oo shir caalami ka jeediyay Taariikhda Muqdisho & Heerka Maanta (SAWIRRO+VIDEO)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa magaalada St.Gallen ee dalka Switzerland ugu qeybgalay shirweyne caalami ah oo ay...
Dowladaha Maraykanka iyo Kenya ayaa ka hadlay sida loo yareyn karo dilalka wariyaasha Soomaaliya
Xukuumada Washitong ayaa ka dalbaday dowlada Soomaaliya inay wax ka qabato dilalka qorsheysan ee loo geysanayo Wariyaasha iyagu u bareeray inay ku shaqeeyaan dal...
(DAAWO SAWIRADDA) Askari ka tirsan Maamulka Somaliland oo madaxa iska toogtay
Waxa maanta Saddexdii galabnimo isku dhex toogtay Saldhiga booliska degmada togwajaale askari katirsan ciidanka booliska degmada tog wajaale ka hawgala.
Askariga istoogtay ayaa waxaa magaciisa...
Hooyo Soomaaliyeed oo si xun jirdil ugu geysteen rag iyo dumar Kadib markii ay...
Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool dalka Mareykanka ayaa waxaa la sheegay in si xun ay jirdil ugu geysteen rag iyo dumar cadaan ah ka...
Maxaa laga filaa shirka London ? Halkaan ka daawo fikrado hor dhac ah +...
Dowlada Britain oo dhowaanahaan u muuqata in dalalka kale ee Reer galbeedka ay ugu horeyso caawinta iyo dib u soo nooleynta Soomaaliya ayaa sida...