Tuesday, August 26, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi Balaaran oo u duuley Dalka Ingiriiska

Wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha dowlada Federaalka Somalia oo ay ka mid ahaayeen wasiiro , xildhibaano, ganacsato iyio qeybaha kale ee bulshada ayaa u duuley...

Taliyayaasha Nabad Sugida iyo Booliiska oo maanta la dhaarshey + Sawiro + Faalo

Xaflad ka dhacdey Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa galabta lagu dhaariyay Taliyaasha Cusub ee Hay’adda Nabad Sugida Qaranka iyo Taliyaha Ciidamadda Booliska Soomaaliyeed. Labada Masuul...

Hawlgal ballaaran oo rag iyo hub lagu soo qab qabtay oo ay fuliyeen Ciidamada...

Ciidamada Dowladda ayaa waxay meel kasta ay jooggaan ay weli wadaan hawlgalada ka dhanka ah Ururka Al Shabaab, oo iyagu ka soo horjeeda Dowladda...

Daawo Sawirada: Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Dayniile

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda,Xildhibaano, Maamulka Gobolka Banaadir iyo saraakiil ka tirsan ciidamadda...

David Cameron oo soo saaray fariin Video oo ugu hadlayo shirka Londan (Daawo)

Ra'iisul Wasaaraha Britain David Cameron ayaa baahiyay fariin hordhac u ah shirka Londan ka furmaya 7-da bishan ee lagu taageerayo Dowladda Soomaaliya, kaasoo...

Xaflad weyn oo lagu taageerayo dhismaha Jubaland ayaa lagu qabtay Holland. SAWIRO IYO MUQAAL.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kasoo jeeda gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ee ku nool dalka Holland ayaa waxaa si weyn u taageereen shirka maamul u sameynta...

XOGTA QARSOON:- Waa maxay sababta ka dambeysay in Ra’isul wasaaraha Turkiga uu ka cudur...

Warbaahinta ka soo baxda Magaaladda Ankara ee Caasimaha Dalka Turkiga ayaa waxa ay siyaabo kala duwan uga hadlayaan Qoraal ay soo daabacday Wakaaladda wararka...

QORAAL ARGAGAX LEH:- Qaxooti Somali oo lagu kacay addoonsi iyo kufsi oo la soo...

Ciiddamadda Ammaanka ee dalka Yeman ayaa la sheegay inay soo badbaadiyeen Kumanaan Qaxooti Soomaali iyo Ethiopian ah, kuwaasi oo si sharci-darro ah loogu shaqeysan...

Roobab Saacado Badan Da’ayay oo Hakad Geliyay Isu Socodkii Dadka iyo Gaadiidka Magaalada kismaayo

Wararka naga soo gaaraya Magaalada kismaayo ee Gobolka jubada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay ka da’een Roobab soconayay muddo Shan iyo Toban Saacadood. Roobabkan...

(DAAWO SAWIRADDA). Dhimashadda ka dhalatay Weerarkii Ismiidaaminta ka dhacay KM 4 oo sii korortay

Waxaa weli warar dheeraad ah ka soo baxaaya Goobta uu qaraxa ka dhacay isgoyska ‘KM 4’ ee magaalada Muqdisho oo ay iminka ku sugan...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay qaraxa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu ka hadlay weerarkii maanta ka dhacay Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa wuxuu sheegay in weerarkaan...

Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa qarax ka dhacay maanta magaalada Muqdisho

  Wararka u dambeeyay ee ka imanaya qaraxa ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay isgoyska lambar afar ayaa sheegaya in sagaal ruux ay ku dhinteen...

Madaxweynaha oo Maanta u duulaya London iyo abaabulka Mudaaharaadyo baaxad weyn oo Beelaha...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo ayaa la filaayaa manta inuu ka ambabaxo magaalada Muqdisho isagoo...

Gudoomiyihii Gobalka Hiiraan Abdifataax Xasan Afrax oo loo magacaabey Qunsulka Soomaaliya ee Dalka Boqortooyada...

Dowlada Soomaaliya ee uu hogaanka u haayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxay qunsulka Soomaaliya u magacowdey gudoomiyihii xilka laga qaadey ee Gobolka Hiiraan...

Weerar Ismiidaamin ah iyo Qaraxyo maanta gilgiley magaaalada Muqdisho

Kolonyo  baabuurta dowlada iyo kuwa AMISON oo maraayey agagaarka KM 4 lagula eegtey qarax ismiidaamin ah oo loola dan lahaa in lagu waxyeelo kolonyadaas...

Waxgaradka Beelaha Digil iyo Mirifle oo garab istaagey go’aankii Xildhibaanada DM, Sheegayna in Madaxwayne...

Dhamaan waxgaradka beelaha Digil iyo Mirifle ee ku dhaqan gudaha dalka iyo dibadiisa  ayaa ku dhaliiley Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu iska indha tiraayo nidaamka awood qeybsiga beelaha Soomaaliyeed iyo...

Uhuru Kenyatta oo sheegay inuu ka qeybgalaayo Shirka Soomaalida ee Landon

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay inuu ka qeyb galayo Shirka Soomaalida uga furmaayo Magaaladda London ee Cariga Dalka Britain. Madaxweyne Uhuru Kenyatta,ayaa waxa...

M/weynaha Uganda oo soo jeediyay talo ku aadan ciidamada Soomaaliya

M/weynaha wadanka Uganda Yoweri Museveni oo ka hadlayay shirkii Addis-Ababa ka dhacay ayaa sheegay in Soomaaliya ay joogto waqtigii ay heli laheyd ciidamo tayaysan...

Dhageyso: Shirka Jaraa’id ee Xildhibaanada Digil iyo Mirifle qabteen Kulankii fashilmey ee ay Madaxweynaha...

Kulan ay ku yeesheen xarunta Madaxtooyada  ku dhawaad 50 Xildhibaan oo ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirilfle iyo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud Xarunta...

Kulan dhexmarey Madaxweyne Xasan iyo Xildhibaanada iyo Wasiirada Digil iyo Mirifle oo Fashil ku...

Waxaa Madaxtooyada dowlada Federaalka Soomaaliya ka dhacey shir ay isugu yimaadeen inta badan xubnaha xildhibaanada beelaha Digil iyo Mirifle ugu jira dowlada Federaalka iy...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...