Monday, August 25, 2025

Shirkii Urur Goboleedka IGAD Oo Ka Furmay Magaalada Addis Ababa Ee Caasimadda Dalka Ethiopia

  Shir madaxeedka urur goboleedka IGAD ayaa si rasmi ah uga furmay maanta magaalada Addis Ababa ee caasimadda Dalka Ethiopia. Shirkaasi ayaa dhanka Soomaaliya waxaa uga...

Dowladda Switzerland Oo Abaalmarin Gudoonsiisay Duqa Magaalada Muqdisho

  Dowladda Switzerland ayaa abaalmarin gudoonsiisay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan. Abaalmarintan ayaa waxaa lagu gudoonsiiyey Duqa magaalada Muqdisho...

Maalinta saxaafada caalamka oo laga xusay magaalada Muqdisho

  Munaasabad lagu xusayay maalinta madaxbanaanida saxaafada caalamka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadan oo ay soo qabanqaabisay ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiin...

Wadamada Britain iyo Imaaraadka Carabta oo labo malyan oo Pound ku bixinaya ka hortagga...

  Kulan ay ku yeesheen magaalada London ee dalka Ingiriiska madaxda dalalka Imaaraadka Carabta iyo Britain ayaa waxa ay ugaga hadleen xaalada dalka Soomaaliya. Labada dal ayaa...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliyeed Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo dalka dib ugu soo laabtay

  Guddoomiyaha Baarlamanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminyay ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay dhowr maalmood booqasho ku joogeen dalka...

Daawo: Taksiile Mareykan Muslim ah oo diintiisa waxyeelo loogu geystey magaalada Virginia

Dhacdadii ka dhacey Boston Marathon ee dhaawaca iyo dhimasho geysatey ee gobolka Massachusetts ayaa waxay dhalisey in shaqsiyaad cadaanka mayalka adag iney caro kula...

Madaxweynaha Dalka Somalia Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Adis Ababa”DAAWO+SAWIRO

Madaxweynaha Dowlada Faderaalka Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Caawa Waxaa Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Adis Ababa ee Xarunta Wadanka Itoobiya Halkaa oo uu...

AKHRISO MAGACYADDA:- Qoraal ka soo baxay Maxkamad ku taalla Maraykanka oo lagu soo bandhigay...

Faahfaahin dheeraad ayaa ka soo baxayso saddex nin oo Somali ah oo kala haysta dhalashadda dalalka UK iyo Sweden, kuwaasi oo sannadkii hore lagu...

Degmada Dayniile oo loo magacaabay Guddoomiye cusub maantana xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore

  Guddoomiyihii hore ee degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho Daahir Xasan Xuseen ayaa ku wareejiyay maamulka degmada Dayniile guddoomiyaha cusub ee loo magacaabay. Munaasabad xil wareejin ah...

Magaalada Balcad oo laga dareemayo Xiisado iyo dhaqdhaqaaqyo dagaal

Wararka ka imaanaya magaalada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa waxa ay sheegayaan in Gabi ahaan Magaaladda laga dareemayo Xiisado iyo dhaqdhaqaaqyo dagaal oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo baarlamaanka u sheegay in shirka London uu yahay mid dalka...

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiiq Maxamuud ayaa khudbad uu u jeediyay baarlamaanka waxa uu ugaga hadlay arrimo kala gedisan oo ku saabsan xaalada dalka...

(DAAWO SAWIRADDA) Muhaajiriin Somali ah oo buux dhaafiyay Xabsiyadda Libya

Wararka ka imaanaya Magaaladda Tripol ee Caasimadda Dalka Libya ayaa sheegaya in Ciiddamadda Ammaanka ee Xeebaha Libya gacanta ku dhigeen Dooni waday ku dhawaad...

Dowladda oo xil ka qaadis ku sameysay General Shariif Sheekhuna, soona magacawday Taliye cusub

Dowladda Soomaaliya ayaa waxay maanta xaqiijisay in xil ka qaadis lagu sameeyay Taliyihii Ciidamada Booliska ee Dowladda Soomaaliya General Shariif Sheekhuna Maye. Golaha Wasiirada oo...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo fariin u diray dadka Soomaaliyeed ee hantida leh

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee wax heysta iyo Hay’adaha samafalka iney gargaar u...

Dib u dayactir ka socota wadada isku xirta degmooyinka Wanlaweyn iyo Buurhakaba

  Howlo dib loogu dayactirayo wadada laamiga ah ee isku xirta degmada Buurhakaba ee gobolka Bay iyo degmada Wanalweyn ayaa ka bilowday wadadaasi taasoo ay...

Waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho oo maalintii saddexaad xiran

    Waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho ayaa maalintii saddexaad xiran iyadoo ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ay ku sugan yihiin wadooyinka. Xirnaanshaha wadooyinka ayaa waxa ay...

Howlgalo ay sameeyeen ciidamada dowlada oo lagu qaaday isbaarooyin yiil wadada u dhexeysa Jowhar...

  Ciidamada dowlada ayaa ku guuleystay in ay ka qaadaan baro koontarool oo ay dhigteen qaar ka mid ah ciidamada dowlada inta u dhexeysa degmooyinka Balcad...

Madaxweynaha Soomaaliya oo baarlamaanka khudbad u jeedin doono dhowaan baarlamaanka Soomaaliyeed

  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad u jeedinaya baarlamaanka Soomaaliyeed isagoo warbixin ka siinaya waxqabadka xukuumada Soomaaliya. Madaxweyne Xasan ayaa lagu wadaa in baarlamaanka...

Dhageyso+Sawiro: Maamulka Degmada Wanlaweyn oo dhaliiley wax u qabad la’aanta dowlada ee Fatahaada Wabiga

Wabiga Shabelle ee Mara qaybo kamid ah gobolka Shabellaha Hoose ayaa Fatahaad xoogan oo samaysay qaar kamid ah degmooyinka gobolkaasi ka sameeyay dhowr degmo. Fatahaada...

Akhriso:- Maamulka Puntland oo soo Bandhigay Qodobadii Dastuurka laga saaray

Iyadoo Maanta ay soo baxeen Warar sheegayay in Nuqulo kamid ah Dastuurka Soomaaliya dib loo badalay ayaa waxaa goordhow soo saareen maamulka Puntland Qodobadii...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...