Mudaaharaad loogu soo horjeedo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Ee Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa uu ka dhacey meel u dhow xarunta uu shirka Somalida Ee magaalada London. Mudaaharaadkaas ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Urur lagu magacaabo SAHAL, kuwaasoo sheegey iney uga dan leeyihiin in beesha caalamku aysan dhaqaalaha taakuleynta dadka Soomaaliyeed aan la siinin dowlada Madaxweyne Xasan Sheikh.
Daawo wareysiyada iyo boorarka ay wateen dadkii Mudaaharaadka maanta dhigaayey.