Monday, June 30, 2025

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta kormeer shaqo ku yimid xarunta Wasaaradda Warfaafinta

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta kormeer shaqo ku yimid xarunta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska...

Deg deg:Beesha Caalamka oo walaac ka muujiyay Khilaafka ka soo curtay Baarlamaanka iyo Xukuumadda

ar saxaafadeed ay si wadajir u soo saareen Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta, Talyaaniga, Mareykanka, Ingiriiska, Sweden iyo Itoobiya waxay walaac...

X.Mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari oo ugu baaqay inuu is casilo

Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka oo maanta shir ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa ugu baaqay Guddoomiye Jawaari inuu is casilo oo xilka ka...

DEG-DEG:- DAAWO:- Guddoomiye Jawaari oo daaha ka rogay sir culus oo qarsoonayd iyo sababta...

Gudoomiye Jawaari ayaa xaqiijiyey in ciidamo Raysal wasaaraha Soomaaliya ka Amar qaata ay la wareegeen xaruntii Golaha Shacabka, isagoo ku tilmaamay tilaabo fool xun...

W.Amniga & Taliska Booliska oo beeniyay in RW Kheyre uu lahaa amarka ciidamada lagu...

War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Ciidamo isugu jira kuwa Xasilinta iyo Koofi Gaduud ayaa la wareegay xarunta Golaha Shacabka ee...

xil.Sacdiyo “Madaxweynihii aan dooranay, markii ay wax dhacaan guri isku soo xiro, waxaan ma...

Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo ka mid aheyd Xildhibaanada sida weyn u difaacay Guddoomiye Jawaari ayaa ugu baaqday Madaxweyne Farmaajo inuu ka hadlo...

Dagaalka kadhax huray Jawaari & Kheyre oo laga Cabsi qabo inuu yeesho Waji Dalka...

Khilaafka dhawaan un soo ifbaxay xowlina ku socday ee u dhaxeeya Gudoomiyaha Hey’ada sharci dajinta ee Golaha shacabka Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari iyo Madax...

X.Zakariye oo ka hadlay sababihii uu uga laabtay Mooshinkii Jawaari iyo waxa ku kalifay

Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid ahaa Xildhibaano maanta ku shiray Xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegay inuu ka mid ahaa Xildhibaano saxiixay...

Axmed Macalin Fiqi “Xukuumaddu weerar ayay ku soo qaaday Baarlamaanka”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in Xukuumadda ay weerar ku soo qaaday Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka, isagoo ku tilmaamay weerarka inuu yahay ...

Xeebta Liido:Maalmaha Jimcaha iyo Khamiista..

Maalmaha Jimcaha iyo Khamiista Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ahna  Caasimadda Dalka waxaa u damaashaad taga kumanaan ka mid ah dadka ku nool Caasimadda...

Kheyre oo xili saq dhexe ah kormeer ku tagay Degmada ugu halista badan Gobolka...

March 16, 2018 Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow)...

Kenya:Roobab ay Dad ku dhinteen oo ka da’ay

Ugu yaraan 11 Qof ayaa ku geeriyootay , Qoysas badanna way ka barakaceen Roobab Lixaad leh oo Saacadihii lasoo dhaafay ka da’ayay Gobolla ka...

Liibiya oo xabsiga dhigaysa Boqolaal Tahriibiyeyaal ah

Dowladda Liibiya ayaa warqaddii lagu soo xiri lahaa u jartay 205 Qof oo ah Malleeshiyaadka Dadka tahriibiya, kana ganacsada ee ku sugan Dalkeeda, kuwaasoo...

Waa maxay Caqabada ugu weyn ee Heshiiska ber bera wuxuu ka taagan yahay saamiga...

Senator Jurile ayaa si adag kaga hadlay Heshiiska saddex geesoodka ah ee dhexmaray Somaliland,Itoobiya iyo Shirkadda Dp World. Xildhibaanka Aqalka sare oo maanta ka hadlayay...

M/Farmaajo oo kullamo gaar gaar ah la yeeshay RW Kheyre & Jawaari kalana hadlay…

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kulamo gaar gaar ah maanta la yeeshay guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari iyo ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre isagoo...

mowjadaha Siyaasadeed ee ka dhashay kalfadhiga 3-aad ee BF

10-kii Bishaan waxaa si rasmi ah uga furmay Muqdisho kalfadhiga 3 aad ee Barlamaanka 10 aad ee Somaaliya! Muuxuuse kaga duwan yahan kuwii ka...

M.Roobow oo diiday in ciidamada loo diiwaan galinaayo lagu biiriyo kuwa lagu arkay 2...

Wadaadka Mukhtaar Roobow ee dhawaan isu soo dhiibay Dowlada Somalia ayaa ka digay in ciidamada loo diiwaan galinayo lagu biiriyo kuwa isticmaala balwada. dowlada iyo...

Gobolka Jubbada hoose:Ciidamada Xoogga oo guulo ka gaaray Dagaal Al-shabaab looga saaray deegaanadaas ka...

Xasan Aadan oo ka tirsan Taliyaasha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa maamulka Jubbaland ee deegaanada Jubbaland ayaa faah-faahin dheeriya ka bixiyay Dagaal  Ciidamada...

C/wali Muudey oo qabtay Mooshinkii Guddoomiye Jawaari iyo Xaaladda Jawaari oo meel xun mareyso

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u qabtay mooshin laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari). Guddoomiye...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...