DEGD DEG: Xaaji Cali sheikh Maxamed Oo Ku Guuleystey Kursiga 1AAD EE Beesha 5ta...
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Xaaji Cali sheikh maxamed uu Ku...
DEGD DEG: Isgoowe Deerow Isaaq Oo Ku Guuleystey Kursiga 1aad Ee Beesha Jilible
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Isgoowe Deerow Isaaq uu Ku guuleystey...
Faah Faahin: Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada DFS iyo Shabaab oo Saaka ka Dhacay G/Sh/Hoose
Afgooye(INO)- Dagaalkaan ayaa wuxuu daba socdaa dagaal xalay ciidamo ka tirsan Ururka Al Shabaab ay ku soo qaadeen deegaanka NO.50 oo fariisin Millateri ay...
Dhageyso: DFS oo ka hadashay Musuq maasuqa ka jira doorashada
Muqdisho(INO)- Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay Musuq maasuqa la sheegaayo in uu hareeyay doorashada Soomaaliya.
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa...
Dhageyso: Dhaqaalo xumo soo wajahday guddiga doorashooyinka Puntland
Muqdisho(INO)- Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Puntland Khaliif aw Cali oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa sheegay in guddigooda ay soo Wajahday dhaqaalo daro.
Waxa uu...
Dhageyso: JFS Oo Bixisay Deymihii Lagu lahaa Qaranka
Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya in ay bixisay deymihii lagu lahaa dalka.
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay...
Xasan Sheekh: “Ma wada xalin karno cabashooyinka Doorashada ka soo yeeraya”
Muqdisho(INO)- Madaxwaynaha Dowlada Federaalka Somaliya Xasan Sheekh ayaa waxaa uu sheegayaa in Dowlada ay ku dadaali doonto wax ka qabashada tabashooyinka ka yimid doorashadda...
Daawo: Dr.C/rashiid Xaaji Xasan Manuur Oo Ku Dhawaaqey Musharax Xildhibaan Aqalka Hoose Ee BFS...
Baydhabo(INO)- Dr.C/rashiid Xaaji Xasan Manuur waxa uu Maanta ku shaaciyay Baydhabo in uu u taagan yahay xilka musharaxnimo ee Baarlamaanak Cusub oo doorashadu iminka...
Beesha Hubeer ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo cabasho u direy Guddiyada Doorashada Heer Gobol...
Idale News ONline (INO) - Kulan ay isugu yimaadeen dhamaan waxgaradka dhinacyada kala duwan ee Bulshada ee Beesha Hubeer isla markaasna kaga cabanayeen musuqmaasuq...
Sarkozy oo qirtey in doorashadii looga adkaadey kuna dhawaaqey hawlgab
Paris(INO)- Madaxweynihii hore ee Faransiiska oo doonaayey in uu laba kacleyn sameeyo isla markaana u tartamo Doorashada Madaxweynaha Faransiiska sanadka 2017, ayaa ku harey...
Dhimasho badan oo ka dhacdey weerar lagu qaadey Masjid ku yaala Afghanistan
Kabul(INO)- Ugu yaraan 27 qof ayaa ku geeriyootey Masjid ku yaala caasimadda Afqaanistaan ee Kabul, kadib markii qof bom isaku soo xirey Masjidka isku...
Daawo: Prof. C/raxmaan Aaden Ibraahim IBBI Oo Ku Guuleystey Kursiga Beesha Gaadsan Ee KGS
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Prof. C/raxmaan Aaden Ibraahim IBBI uu...
DEG DEG: 250 Ergo Oo Socoda Beelaha Gobolka Shabellaha Hoose Oo Gaaray Baydhabo
Baydhabo(INO)- Ergooyin ay ka socda gobolka Shabeellaha Hoose ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.
5 Kursi oo Matalayaan 250 ergo oo ka...
Daawo: Odayaasha Dhaqanka Beesha Galboore Oo Kullan Lagu Taagyeerayo Xildhibaan Sareedo Ku Qabtey Xudur
Xudur(INO)- Kulan ay yeesheen Maanta Odayaasha Beesha Galboore oo ku sugan Magaalada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool ayay ku sheegeen in ay u ogolyihiin...
Dhageyso: Xasan Sheekh “ Waa been Aniga Fara gelin kuma hayo shaqada Guddiyada doorashooyinka”
Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa sheegay in aysan jirin fara gelin lagu haayo shaqada Guddiyada doorashooyinka.
Madaxweynaha ayaa sheegay in ay...
OBAMA: Waaqica jira ayaa wadada saxda ah ku ridi doona Donald Trump
NY(INO)-Madaxweynaha talada Mareykanka wali haya islamarkaana ay u harsan tahay wax ka yar laba bilood ee Barack Obama ayaa shir jaraa`idkiisii ugu dambeeyay ee...
Dhageyso: Musharax C/qaadir Xuseen Oo Gudiga Doorashada KGS Oo Ku Eedayey Musuq Maasuq iyo...
Baydhabo(INO)- Iyadoona Shaley Dhacdey Doorashada 2 Kursi Ee Aqalka Hoose Ee Beesha JIROON isla markaana ay ku tartamayeen Mushariixiinta Kala ah; C/qaadir Xuseen Xasan,...
La-tuhunsaneyaal laga shakiyay inay Al-Shabaab ka tirsan yihiin oo Muqdisho lagu xiray
Muqdisho (INO)-Ilaa 20 qof oo ah la-tuhunsaneyaal laga shakiyay inay Al-Shabaab ka tirsan yihiin ayaa waxaa ciidamada ammaanku ku xireen Muqdisho habeynkii Axadu soo...
Dhageyso: Guddiga doorashooyinka oo shaaciyay Tirada Xildhibaanada la doortay
Muqdisho(INO)- Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Dadban ee dalka Mudane Cumar Maxamed Cabdulle Dhagey oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in doorashada Aqalka Hoose ay u...
Dhageyso VOA Fadeexado Masuqmaasuq & Nin-Jecleysi oo laga soo sheegaayo Doorashada Maamulada KGS, Hirshabelle,...
IdaleNews (INO) - Magaalooyinka xarumaha u ah maamul Goboleedyada dalka Soomaaliya gaar ahaan Koonfur Galbeed, GalMudug, Hirshabeele iyo Jubbaland waxaa ka socda doorashooyinka Aqalka...