Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Isgoowe Deerow Isaaq uu Ku guuleystey Kursiga Beesha Jible oo yaala Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Mudane Igoowe Deerow Isaaq ayaa heley 26 cod, halka Musharax Maxamed shekh cabdulahi uu heley 25cod