Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban
Cadaado(INO)- Magaalada Cadaado waxaa laga soo saaray warqad ay ku xusanyihiin magacyada laba kamid ah xubnaha Guddiga doorashada Federalka ugu xilsaarteen Deegaanada Galmudug taas...
US: Donald Trump oo wasiirkiisa gaashaandhigga u magacaabay “Mad Dog” Mattis
NY(INO)- Donald Trump ayaa kaga dhawaaqay isu soo baxii ugu horreeyay ee uu qabtay tan iyo markii uu ku guulaystay xilka madaxtinimada Mareykanka in...
Hollande oo ka harey tartanka Madaxweynaha Faransiiska 2017
Paris(INO)- Madaxweynaha Faransiiska François Hollande ayaa sheegay in aanu mar kale dib isugu sharaxeyn xilka Madaxweynaha, go’aankiisa ayuu uga dhawaaqey khudbad uu si toos...
Dhageyso: Puntland “Ma aqbaleyno in doorasho ay dhacdo ayadoo aanay buuxsamin xildhibaanada”
Garoowe (INO) – Puntland ayaa ku tilmaamtay sharci darro go’aankii guddiga doorashadda Dadban ee federaalku ay ku dhawaaqeen in buuxsamay kooramkii xubnaha loo doortay aqalka...
Daawo: Nabadoonada Beesha Tunni Oo Si Diiran U Soo Dhaweeyey Mudanayaasha Lagu Doortey Baydhabo
Baydhabo(INO)- Qaar ka mid ah Nabadoonada & Odayaasha Dhaqanka Ee Beesha Tuni ayaa taagyeeriyey 3-da Xildhibaan ee Lagu doortey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka...
Haweeneyda musharaxada madaxweynaha Soomaaliya oo shaacisay inay tartanka doorashada ka hartay
Muqdisho(INO)- Faadumo Dayib oo ah haweeneyda musharaxa madaxweynaha Soomaaliya ee sanad ka hor ku dhawaaqday inay u tartameyso xilka madaxtinimo ayaa shaacisay inay ka...
Dhageyso: Aadan Saransoor: “Doorashada Baydhaba Xalaal ma ahan”
Baydhaba (INO)-Aadan Maxamuud Nuur (Aadan Saransoor) oo ka mid ah siyaasiyiinta Koonfur Galbeed isla markaana ah mudane baarlamaanka wakhtigiisa dhammaaday ayaa sheegay in loo...
Dhageyo+Sawiro: Beesha Hadamo/Qamiisle Oo Diidey Doorashada Natiijadii Ka Soo Baxdey Gudiga Doorashada KGS
Baydhabo(INO)- Odayaasha Dhaqanka Ee Beesha Hadamo /Qamiisle iyo qaar ka mid ah Ergada Beeshaasi ayaa Sheegeen in aysan cadaalad ahayn isla markaana aysan ogaleyn...
DEG DEG: Xaniifa Maxamed Ibrahim Xaabsade oo ku guuleysatey kursiga 3aad ee Beesha Leysaan/Reer...
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 3aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Xaniifa Maxamed Ibrahim Xaabsade ay ku guuleysatey...
DFS oo $65,000 oo ku ganaaxday Markab si sharcidaro ah uga kaluumeysanaayay Xeebaha Somalia
Muqdisho(INO)- Dowladda Somaliya ayaa ganaax dul dhigtya Markab laga leeyahay Dalka Panama oo si sharci darro ah uga Kalluumeysanayay Biyaha Soomaaliya.
Markabkan ayaa gacanta lagu...
Wasiir Fargeeti “Waa sharci darro in shirkad gaar ah ku soo rogto gaadiidka Ceymis...
Muqdisho(INO)— Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeti ayaa sharci darro ku tilmaamay shirkad gaar loo leeyahay oo maalmo ka hor ku soo rogtay...
EU: Midowga Yurub oo ku heshiiyey inay sare u qaadan awoodooda Milatari
Brucless(INO)- Wadamada gaaraya 28ka dal ee xubnaha ka ah Midowga Yurub ayaa ku heshiiyey mashruuc cusub oo ay ku labo jibaarayaan awoodooda milatari, go’aankan...
Donald Trump: “Qaxootiga Soomaalidu ma ahayn in ay Maraykanka joogaan”
NY(INO)- Madaxweynaha la dortey ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa waxa uu Twitterka ku soo direy fariin uu uga hadlaayo weerarkii ka dhacay Jaamacadda...
UN: Golaha Amaanka oo Cunaqabateyn horleh saaray Kuuriyada Waqooyi
NY(INO)- Golaha Amaanka ayaa cunaqabateyn kale kusoo rogay wadanka Kuuriyada Waqooyi oo indhawaale waday tijaabinta hubkooda culus sida Nukliyeerka iyo Gantaalada.
Kuuriyada Waqooyi ayaa bilowgii...
Baarlamaanka Colombia oo ansixiyay heshiiska nabadda ee dowladda Colombia iyo jabhadda FARC
Columbia(INO)- Baarlamaanka dalka Colombia ayaa meelmariyay heshiiskii nabadeed ee dib u eegista lagu sameeyay ee u dhaxeeyay dowladda dalkaasi iyo fallaagada lagu magacaabo FARC...
Daawo:Labo feeryanah oo foodda isku daray goob ay ku qabanayeen shir jaraa`id
Feeryahannada caanka ah ee kala ah David Haye iyo Tony Bellew ayaa shalay foodda isku daray goob ay shir jaraa`id ku qabanayeen kaddib markii...
Hakad ku yimid doorashada xubnaha labada aqal ee gobolada Waqooyi
Muqdisho(INO)- Doorashada xubnaha labada aqal ee gobolada Waqooyi oo maanta kasii socon laheyd xarunta gaadiidka booliska ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku yimid hakad...
Caasha Xaaji Cilmi oo ku eedeysay C/Kariim Xuseen Guuleed wax isdaba marin la xiriirta...
Cadaado(INO)-Shalay ayaa waxaa magaalada Cadaado ka dhacday doorashada baarlamaaniga ah ee qoondada Galmudug-baarlamaanka Soomaaliya kuraasta loo tartamayo ee aqalka hoose.
Ayadoo la hadlaysay warbaahinta ayay...
Shacabka dalka Gambia oo u Dareeraya Maanta Doorasho si ay u soo Doortaan Madaxweyne
Gambia(INO) — Cod-bixiyayaasha Waddanka Gambia ayaa maanta la filayaa inay u dareeraan Goobaha Cod-bixinta si ay codkooda uga dhiibtaan Doorashada Madaxtinimada cusub ee Dalkaas.
Madaxweynaha...
Doorashada xubnaha aqalka hoose oo dib uga bilaabatay magaalada Jowhar
Jowhar(INO) - Waxaa goor dhaw ka bilaabatay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad gobolleedka Hirshabeelle doorashada xubnaha aqalka hoose, kaddib khilaaf soo kala dhaxgalay maamulka...