Monday, September 14, 2020

Xarunta Dugsiga Sare ee Scuola Polizia oo uu ka furmey Shirkii Ansixinta Dastuurka

Wasaaradda Dastuurka iyo dib u heshiisiinta xukuumdda KMG ayaa ku dhawaaqday in uu saaka si rasmi ah u furmay shirkii ansixinta Dastuurka ayna diyaaryihiin...

Ururka Al-Islax oo laga garab u qeybsamey

Sida lagu sheegay bayaan maanta ka soo baxay ururka Al-Islaax ee Soomaaliya oo ah urur ka tirsan Shabakada Ikhwaanul Muslimiin ayaa bayaan ay soo...

Oday Dhaqameedyo sheegey in ay ka baxeen shirka iyagoo diidan qoddobo ka mid ah...

Qaar ka mid ah odey dhaqameedyada Muqdisho ayaa weli ku adkeysanyaa iney iyagu saxaan khaladaad ay sheegeen in uu ku jira Dastuurka cusub, halka inta...

Eedeynta Passport Diplomatic ee loo haysto Madaxweyne Sharif iyo Madaxa Hogaanka Socdaalka Gaafow oo...

Guddiga QM ee la socodka xayiraada hubka ee Somalia (Monitoring Group) ayaa eedeyn culus oo cadeymo wadata dusha uga tuurey madaxweynaha dowlada Somalia Sheekh...

Ra’iisul Wasaare Abdiweli oo sheegey furintaanka kulanka Ergada Ansixinta Dastuurka

R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Dr C/weli Maxamad Cali oo maanta ka qeybgalay Shirka Odayasha dhaqanka  ayaa sheegay in shan iyo labaatanka Bishan uu si rasmi...

Madaxweyne Sharif Sh. Ahmed oo mar kale ku celiyey in Xildhibaanada cusub leeyihiin awoodda...

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo wareysi siiyay telefishinka ku hadla afka dowladda KMG ah ayaa kaga hadlay arrimo badan oo ay...

Tiro 50 xildhibaano ah oo lagu kordhiyey 225kii Xildhibaan ee horey loo go’aanshey

Tirada Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa la go'aamiyay in laga dhigo 275-xildhibaan, kaasoo ahaa codsigii ka yimid Odayaasha dhaqanka ee shirka uga socda magaalada Muqdisho Ergeyga Qaramada...

Xarunta Dugsiga Sare ee Booliiska ee Scoula Poilizia oo Traffic kala haga ergada oo...

Ciidamada Nabadgalyada wadooyinka ayaa maanta wadooyinka magaalada Muqdisho kusameeyay kormeer laxiriira isticmaalka gaadidka ee wadooyinka kuheeran goobta uu dhawaan kafurmayo shirka ansixinta dastuurka, iyagoo gacanta...

Wasiirkii Maaliyadda ee Xukuumadii Farmaajo oo Qirtay in Lacag $ 5 Milyan bixisey UAE...

Sida ku cad waraysigaan hoos ku qoran Xukuumadii Mudane: Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxey qiratay in lacag gaaraysa 10 Milyan oo doolar oo laga soo...

Odayaasha Dhaqanka oo Dib-u-eegis ku Sameeyay Dastuurka Cusub

Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo in dhawaale ku mashquulsanaa xulista ergadada ansixin laheyd dastuurka ayaa waxaa hadda ay maanta dib u eegis ku sameeyeen daldalooda ...

Fadhigii Ansixintii Dastuurka oo mar 2aad Dib u dhacey

Fadhigii ergada ansixinta dastuurka somalia ee la filaayey inuu maanta qabsoomo sida loo balansanaa ayaa dib u dhac ku yimid sida uu sheegey wasiirka...

Magaalo Joog Xumo

Kooxda Heegan ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa waxay ka mid ahayd kooxda 2aad ee fanka somalia loogu jeclaa isla markaasna kaalin weyn ka soo qaadatey horumarinta suugaanta...

Idale News Dhismo ayaa ku socda ee fadlan soo booqo dhowaan.

Waxaan idiin soo gudbin doonaa warar iyo macluumaad xiiso xambaarsan oo aad ka wada heli doontaan. waxaan sidoo kale idiin balaqaadeynaa in boggaan cusub ee...

Welcome to Idalenews.com – Filo Dhowaan

Dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed, waxaan u bishaareynaynaa in ay website ka heli doonaan warar, madadaalo, maaweelo, daruus diini iyo mid maadi ah, sports, education/waxbarasho heerarkiisa...

Ilaahey Naxariistii Jano ha siiyee Marxuum Gaashaanle Sare Cabdullahi Cabdi Xasan oo ku magac dheeraa(Cabdullahi Cabdi Waraabe) waxaa uu kaalin weyn oo aan la...

Stay connected

20,651FansLike
2,357FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

SHAQA NOOCEE AH AYEY QABTAAN HOGAANKA DABA GALKA SIYAASIYIINTA NISA

NISA OO DHISTEY HOGAAN LAGU MAGACAABO HOGAANKA DABAGALKA SIYAASIYIINTA WAXAANA AMREY MD FARMAAJO.shaqooyinka uu qabto hogaankan iyo shaqsiga loo dhiibey.

XOG XASAASI AH: CIIDANKA ILAALADA SHACABKA NISA OO LAHOOS GEEYEY HOGAANKA DABAGALKA SIYAASIYIINTA

Ilo xog ogaal ah oo aan ka helnay Saraakiil sarsare oo katirsan Hay’ada NISA ayaa xaqiijiyey in Ciidanka Ilaalada Shacabka loo yaqaano...

JILIB: MADIXII AMNIGA DIBADA ALSHABAAB OO LAKHAARIJIYEY.

Wararka ka imaanaya degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in lakhaarijiyey Madaxii Amniga Dibada Dhaqdhaqaaqa Alashabaab. Duqeyn...