Wednesday, October 16, 2019

Wasiirkii Maaliyadda ee Xukuumadii Farmaajo oo Qirtay in Lacag $ 5 Milyan bixisey UAE...

Sida ku cad waraysigaan hoos ku qoran Xukuumadii Mudane: Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxey qiratay in lacag gaaraysa 10 Milyan oo doolar oo laga soo...

Odayaasha Dhaqanka oo Dib-u-eegis ku Sameeyay Dastuurka Cusub

Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo in dhawaale ku mashquulsanaa xulista ergadada ansixin laheyd dastuurka ayaa waxaa hadda ay maanta dib u eegis ku sameeyeen daldalooda ...

Fadhigii Ansixintii Dastuurka oo mar 2aad Dib u dhacey

Fadhigii ergada ansixinta dastuurka somalia ee la filaayey inuu maanta qabsoomo sida loo balansanaa ayaa dib u dhac ku yimid sida uu sheegey wasiirka...

Magaalo Joog Xumo

Kooxda Heegan ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa waxay ka mid ahayd kooxda 2aad ee fanka somalia loogu jeclaa isla markaasna kaalin weyn ka soo qaadatey horumarinta suugaanta...

Idale News Dhismo ayaa ku socda ee fadlan soo booqo dhowaan.

Waxaan idiin soo gudbin doonaa warar iyo macluumaad xiiso xambaarsan oo aad ka wada heli doontaan. waxaan sidoo kale idiin balaqaadeynaa in boggaan cusub ee...

Welcome to Idalenews.com – Filo Dhowaan

Dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed, waxaan u bishaareynaynaa in ay website ka heli doonaan warar, madadaalo, maaweelo, daruus diini iyo mid maadi ah, sports, education/waxbarasho heerarkiisa...

Ilaahey Naxariistii Jano ha siiyee Marxuum Gaashaanle Sare Cabdullahi Cabdi Xasan oo ku magac dheeraa(Cabdullahi Cabdi Waraabe) waxaa uu kaalin weyn oo aan la...