Dibadbax Lagu taageeraayo shirka Ansixinta Dastuurka oo saakey ka dhacey Muqdisho

0
243

Dibadbaxyo balaaran oo lagu taageersan yahay shirka ansixinta Dastuurka oo saakay ka bilowday  magaalada Muqdisho. Dibadbaxaan ayaa ah mid si aad ah  loogu  taageeraya  shirka ansixinta dastuurka cusub ee  dalka  uu  yeelana, dadweynaha dibadbaxa  ayaa waxa  ka muuqato rajo weyn in uu ka soo  baxa shirka shalay  furamay. Waxa  ka  qeyb  galaya dibad baxaan   dhammaan  qeybaha  kala duwadan ee  bulshadda magaalada  muqdisho. Ciidamada wadooyinka ayaa amniga   wadooyin  si  heer sare  u  ilaalinaya, dadweynaha ayaa wato  boorar ee  haldhigyo ee  ku qoran yihiin kumeel gaar waan k aka baxeenaa  iyo  erayo  kale ee  lagu  taageeraya  shirka  ansixinta  dastuurka soomaliya dibadbaxaan ayaa  si  nabad ah  u socda waxii  ka soo  kordhaa  dibadbaxyadaa  iyo wararka ee  ku soo saabsan  arimaha dartuurka wararkeena kale ayaa  ku soo  gudbin doonaa haddii  alle  idmo.

Idale News Online (INO) Mogadishu