Wednesday, April 8, 2026

Daawo: Qodobbada Ugu Muhiimsanaa Khudbadaha Dr. Cabdinasir, Cabdiraxmaan Cabdishakur, Faroolle Iyo Cadow Gees

Muqdisho(INO)- Waa saaka gelinkii hore xarunta golaha shacabka ka hor khudbeeyay murashaxiinta madaxweynaha Soomaaliya, waxaa ilaa hadda hadley C/naasir Cabdulle Maxamed, C/raxmaan C/shakuur Warsame,...

Daawo: Qodobbada Ugu Muhiimsanaa Khudbadihii Ciilmooge, Cosoble Iyo Cali X. Warsame

Muqdisho(INO)- Waxaa gellinkii dambe maanta Xildhibaannada ka hor hadley ilaa 3 murashax, kuwaas oo kala ahaa: Cabdulahi Ciilmooge Xirsi, Cabdiqadir Cosoble iyo Cali Xaaji...

Daawo Heestii Dar daaranka Daafeet

Wanleweyne(INO)- Halkan Ka Daawo Heestii Dardaaranka Daafeet

Dhageyso: Malaaq Ibrahim Leysaamow Oo Xildhibaanada BKGS Ugu Baaqay In Si Adag Ula Xisaabtamaan...

Baydhabo(INO)- Malaaq Ibrahim Leysaamow Oo ka mid ah Gollaha Odayaasha Dhaqanka Ee Degaanada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaoya ayaa  Ugu Baaqay  Xildhibaanada Baarlamanka Koonfur Galbeed...

Dhageyso: Axmed Maxamed Barre ” Shariif Xasan Wuu Jabiyey 88-da Qodob Ee Ku Qoran...

Muqdisho(INO)- Wasiirka Cadaalada Koonfur Galbeed Soomaaliya Axmed Maxamed Barre ayaa sheegay in Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Soomaaliya uu jebiyay Dastuurka iyo Sharciga  Koonfur Galbeed Soomaaliya. Axmed...

Dhageyso: Aqoonyahan C/laahi Sheekhay ” Qofkii Shariif Xasan Madaxweyne Yiraahdo Waa Dambiile Qaran”

Muqdisho ( INO)-Aqoonyahanada ka soo jeedo Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu dhamaaday Waqtigiisa hoggaamineed...

VIDEO Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo loogu Baaqay in uu isku casilo 7 cisho Gudahood

Muqdisho(INO)- Waxgarad siyaasiyiin aqooyahano Xildhibaano ,wasiiro madaxda dhaqanka dhalinyaro haween ka soo jeedo maamulka Koofur galbeyd ayaa Muqdisho ku yeeshay Kulan ay aayaha iyo...

Musharrax saakay ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay tartanka xilka madaxweyne

Muqdisho(INO)- Waxaa saakay ku dhawaaqay inuu tartanka xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya ka tanaasulay Murashax Eng. Cabdullaahi Cali Xasan oo ka mid ahaa 24-kii xubnood...

Xaakim is hor taagay xannibaaddii Donald Trump uu ku soo rogay 7 dal oo...

Washington(INO)- Xaakim ka tirsan federaalka Maraykanka ayaa si ku-meel-gaar ah u hor istaagay xannibaaddii uu Madaxweyne Trump ku soo rogay dhoofayaasha 7 dal oo...

PARIS: Booliska fransiiska oo shaaca ka qaaday dhalashada ninkii shalay weerarka geystay

Paris(INO)- Booliska dalka Fransiiska ayaa shaaca ka qaaday dhalayada iyo da`da ruuxii shalay weerarka ka geystay madxafka Louvre ee magaalada Paris halkaas oo kaas oo...

Maraykanka oo baaraya in Telefoonda Aqalka cad la dhegaysto

NY(INO)- Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa baaraya sida saxaafaddu ku heshay wada hadalkii dhex marey Donald Trump iyo qaar kamid ah hoggaamiyaasha caalmaka. Sidaas...

Aqriso+ Dhageyso: Warsaxaafadeed Xasaasi Ah Oo Laga Soo Saarey Shirka Mustaqbalka Aayaha Koonfur Galbeed+Sawiro

Muqdisho(INO)- Waxgarada iyo siyaasiyiin kasoo jeeda maamulka Koonfur Galbeed oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh...

Kooxda Aala-Sheekh oo ku kala jabtay taageerada musharaxa Shariif Sheekh Axmed

Muqdisho(INO)- Kooxda Aala-sheekh oo ka mida kooxaha diimeed ee saameynta ku leh siyaasadda Soomaaliya ayaa ku kal qeybsantay doorashada Soomaaliya. Xogta ay heleyso  IdaleNews.com ayaa...

DEG DEG: Kullan Looga Halaayey Mustaqbalka iyo Aayaha KGS Oo Goordhow Lagu Soo Gebo...

Muqdisho(INO)- Kulan balaaran ayaa ka soconaya hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ,waxaana kulanka loogu magac daray badbaadinta Koonfur  Galbeed Soomaaliya. Siyaasiyiinta kulanka fadhida waxaa ka...

Aqriso: Gollaha Qurbo Joogta KGS Oo Warqad U Direen Xildhibaanada Labada Aqal Ee Lagu...

Toronto(INO)- Gollaha Qurbo Joogta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa U Direy Warqad Furan Xildhibaanada Labada Aqal Ee Lagu Soo Doortey Koonfur Galbeed Soomaalia Halkan Ka Aqriso

Dhageyso: Xildhibaan Baraf Oo Ka Tirsan Baarlamanka KGS Oo Qoonsadey Is Barbar Dhig IdaleNews...

Baydhabo (INO)-  Xildhibaan C/ qaadir Cabdiraxmaan  (Baraf) oo ka mid ah Mudanayasahsa Baarlamanka Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Qoonsadey  Hadalo uu yiri Xildhibaan...

Dhageyso:Xildhibaan Dalxa oo ka warbixinaya waxa ay Somalia iga dhigan tahay go’aankii Maxkamada ICJ

Muqdisho(INO)Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si diiran usoo dhaweeyey go’aankii Maxkamada ICJ ay ku shaacisay iney qaadayso Dacwadda Muranka Badda ee u dhexeeya Wadamada Soomaaliya...

Ololaha Musharax CCC Sharmarke oo Burbur ku Dhow

Muqdiso(INO)- Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mid ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha uu soo wajahay hoos u dhicii ugu...

Sawiro: Boqolaal Shacab Ah Oo Laabtooda Gilgishey Go’aankii maxkamada ICJ U Taagan Taallaa DalJirka...

Muqdisho(INO) - Dibadax lagu taaageeray guushii hor dhaca aheyd ee Soomaaliya ay ka gaartay dacwada badda ee u dhaxeysa labada dal Soomaaliya iyo Kenya...

Dhageyso: Madaxweyne Xasan oo ka digay in dib loo doorto dadkii shalay sida sahlan...

Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay in dib loo doorto dadkii talada dalka hayay shalay markii dowladda Kenya loo saxiixayay...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...