Paris: Nin Baangad ku hubeysan oo weerar ku qaaday askar ilaalo ka haysay madxaf
Muqdisho(INO)- Caasimadda dalka Fransiiska ee Paris ayaa waxaa ka dhacay fal weerar ah kaas oo loo geystay askari ilaalo ka hayey matxafka Louvre , waxaana...
Dowladda Jarmalka oo bil walba 500 oo qoxooti ah ka qaadeysa dalka Turkiga
Ankara(INO)- Hoggaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa maalmahan waxa ay booqasho ugu sugneyd dalkaasi Jarmalka halkaas oo ay heshiisyo qoxootiga khuseeya kula saxiixatay dowladda Turkiga.
Labada dal...
RW Ku Xigeenka dalka oo soo dhoweeyay go’aankii maxkamadda caalamiga ee ICJ
Muqdisho(INO)- Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ay ku aqbashay dacwada...
Musharax Xasan Sheekh oo War kasoo saaray go’aanka Maxkamadda ICJ
Muqdisho(INO)- Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ICJ oo fadhigeedu yahay Hague, dalka Netherlands, waxay ku dhawaaqday go’aan ay ka gaartay diidmada hordhaca ah ee...
QM oo baaq deg deg ah kasoo saartay Abaaraha ka jira Somalia
Muqdisho(INO)- Qaramada Midoobay ayaa arbacadii shaaca ka qaaday in haddii labada bilood ee soo socda Soomaaliya lala gaari waayay kaalmo degdeg ah ay xaaladdu...
Dhageyso: Sheekh Shaacir Oo Mar Kale Ku Guuleystey Kursiga Beesha Macalin Weyne Ee Aqalka...
Baydhabo(INO)- Kursigan ayaa ka mid ahaa kuraastii horay uu looguguulaysta yee Gudiga Xalinta Khilaafaadka DFS ay dib ugu sooceliyeen Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Sheekh Shaacir oo...
Dhageyso: Musharax Sheekh Shariif ” Waxaan dhisi doonaa Ciidamo cusub”
Muqdisho(INO)-Qudbadda uu Baarlamaanka Soomaaliya uu ka horjeediay Musharax Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayuu uga hadlay Barnaamijkiisa Siyaasadda.
Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Markii...
Toos u daawo: Go’aanka dacwadda Muranka Badda Kenya vs Somalia
Hegue(INO)- Toos u daaco go’aanka dacwadda Kenya muranka ka keentey in dib loo dhigo. labada dalba waxay saxiixeen heshiiskii Calamiga ahaa ee badaha 1982.
Nuxurka khudbadihiii musharixiinta qaarkood ay ka jeediyeen xarunta gollaha shacabka
Muqdisho(INO) - Waxaa maanta khudbadahooda ka hor jeediyay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ilaa 7 musharax oo ka mid ah 24 musharax ee u taagan xilka...
Dhageyso: Xasan Sheekh: “Muddadii aan xilka hayey hanti gaar ah ma samaysan”
Muqdisho(INO)- Musharax Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kamid ahaa musharixiin 7 gaaraya oo maanta Baarlamaanka ka horjeedinaya Sababta ay ku muteysteen in lagu doorto Xilka...
Ciidamada Koonfur Galbeed Oo Dagaal Kula Wareegey Labaatan Jirow
Baydhabo(INO)- Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa maamulka Koonfur Galbeed ayaa la sheegay iney dagaal kula wareegeen deegaanno ku dhow magaalada Baydhabo ee...
C/qaadir Gaafow oo mar kale ku guuleystay kursigii dib loogu celiyay doorashadiisa
Cadaado(INO)— C/qaadir Gaafow Maxamuud ayaa mar kale ku guuleystay kursigii horay loo laalay, kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.
Kursigan ayaa ka mid ahaa 5-kursi...
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya qarax la dhacay degmada Shibis ee gobolka...
Muqdisho(INO) – Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax gaari lagu soo xiray oo goor dhaw oo maanta ka dhacay degmada Shibis...
DEG DEG: Guddoomiye ku-xigeenkii guddiga qabanqaabada doorashada madaxweynaha oo is casilay
Muqdisho(INO) – Guddoomiye ku-xigeenkii gudiga qabanqaabada doorashada madaxweynaha C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa iska casilay xubinnimadii gudiga kadib eedeyn loo jeediyay.
Warka arintan ku saabsan...
Dhageyso: RW Sharma’arke’’ Dowladdaha dariska ayaa faragalin ku haya doorashada Somalia”
Muqdisho(INO) -- Ra’iisul Soomaaliya ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo goor dhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa...
Al Shabaab Oo Weerar Jid Gal Ah Ku Beegsatey Ciidamo Ka Tirsan Koonfur Galbeed
Buurhakaba ( INO)-Al Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay Weerar Jid gal waxa ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah Gobolka Baay, weerarkaas oo...
Dhageyso:Beesha Macalin Weyne Oo Durba Ka Digtey In Markale La Musuq Maasuqo Kursiga Beeshaas
Baydhabo(INO)- Ugaaska iyo Odayaasha Dhaqanka Beesha Macalin weyne Ayaa ka digay in markale la musuq maasuqo Kursiga Beesha Macalin Weyne.
Kursiga Beesha Macalin Weyne Ee Aqalka Hoose Oo Maanta Lagu Wado In Lagu Doorto...
Baydhabo(INO)- Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Baydhabo lagu doorto Xildhibaan ka mid ah 5 Kursi ee Guddiga Doorashooyinka ay dib u celiyeen ,...
Qaraxyada oo halis weyn ku haya wariyeyaasha soomaaliyeed
Muqdisho(INO)- Arbacadii, 25kii bishan, qaraxyadii ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa mar kale muujiyay sababta caasimadda Soomaaliya loogu darro liiska magaalada ugu halista badan ee...
Dowladda UK oo Saldhigyo Ciidan ka dhiseya Koonfur Galbeed Somaliya
Baydhabo(INO)- Dowladda UK ayaa waxaa ay Saldhigyo Ciidan ka dhiseysaa degaannada Dowlada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Ku simaha Madaxweynaha Koofur Galbeed ahna Wasiirka Beeraha Maamulkaas...

















