Monday, April 6, 2026

USA: Maxkamada Racfaanka oo Ka hortimid Xukuumada Trump

NY(INO)Guulweyn ayey u tahay dadka kasoo jeeda 7da wadan Muslimiinta ee uu xayiraada saaray Donald Trump kadib markii Maxkamada Racfaanka ay diiday codsigii Xukuumada...

Madaxweyne Farmaajo oo dadka ugu baaqay in ay jooojiyaan dabaaldegyada -VIDEO

Muqdisho(INO) - Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee dabaaldagyada ku soo dhoweeyay doorashadiisa inay joojiyaan isla markaana howlahooda caadiga ah...

Dhageyso: Shariif Xassan’’ beesha caalamka iyo shacabka waan in ay la shaqeeyaan madaxweynaha cusub”

Muqdisho(INO) - Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay isbedelka hoggaamineed ee dalka ka dhacay in uu keeni karo nidaam,...

Ugaaska Beesha Xawaadle oo la dardaarmay madaxweynaha cusub ee Somalia -VIDEO

Baledweyne(INO) – Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaaliyeed ayaa goor dhaw shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Beledweyne...

DEG DEG: Midowday Bulshada Galkacyo oo si wada jir ah u bur-buriyay xuduud Beeneedka...

Galkacyo((INO) -Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo horey u kala qayb-sanayd laba dhinac ayaa hadda mar kale dib la isugu furay wax yar...

Dowladda Itoobiya oo soo dhaweysay doorashada madaxweynaha cusub ee Somalia

Addis(INO) – Dowladda Itoobiya ayaa soo dhaweysay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana ay ammaan u jeedisay sida ay doorashada u...

Aqriso: Shan Arrimood oo hor-yaala Madaxweyne Farmaajo inuu wax ka qabto

Muqdisho(INO)— Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa horyaallo arrimo badan oo ay ka mid yihiim amniga, musuqa, dowlad wanaagga, iyo abaaraha hadda...

Guddi ka shaqeynaya caleema saarka Madaxweynaha cusub oo goor dhow lagu dhawaaqayo

Muqdisho(INO)— Guddi isku dhaf ah oo ka shaqeynaya caleema saarka iyo xil kala wareejinta Madaxweynaha cusub iyo Madaxweynaha xilka baneynaya ayaa lagu wadaa in...

Aqriso: Taariikh Nololeedka Farmaajo, Madaxweynaha JFS ee la Doortay

Muqdisho(INO)-Maxamed Cabdulahi Farmaajo waxaa uu dhashay March 1962, Waxaa uu ku dhashay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Waxbarasho: Dugsi Hoose:  1-da Luulyo, Forta Sheekh. 1978: Dugsiga dhexe:...

Musharrax Xasan Sheekh Oo Tanaasulay Iyo Farmaajo Oo Madaxweyne Noqday

Muqdisho(INO)- Musharrax Xasan Sheekh oo wareegga Saddexaad la geli lahaa Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ku dhowaaqay inuu tanaasulay, sheegayna in uu u hambalyeenayo mudane...

Natiijada Wareegga Saddexaad Ee Doorashada

Muqdisho(INO)- Waxaa lasoo dhammeeyey tirinta cododka wareegga Saddexaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaliya, iyadoo Saddex musharrax ay ku tartamayeen wareeggaasi. Musharraxiinta ayaa sidan codadka u kala...

DEG DEG: Codeynta Wareegga Labaad Ee Doorashada Madaxweynha Oo Lasoo Gabagabeeyey

Muqdisho(INO)- Waxaa goor dhow soo dhammaaday codeynta wareegga Labaad ee doorashada madaxweynaha, waxaana wareeggan isugu soo haray Saddex musharrax. Xildhibaannada oo gaarayey 328 mudane ayaa...

DEG DEG: Musharax CCC Sharmarke oo Tanaasuley +Xaalad Oo Isbeley

Muqdisho(INO)— Musharax Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ahaa ninkii afaraad ee ugu codka badnaa wareega 1aad ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay...

Falanqeyn: Yaa Ka Danbeeyay Musharax C/Laahi Maxamed Farmaajo in uu helo 72 cod

Muqdisho(INO)- Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa sababta keentay in Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu codad aad ubadan ka helo doorashada wareegeedii koobaad lasoo dhameeyay. Musharaxan...

DEGDEG: Xasan Sheekh, Farmaajo, Shariifka Iyo Sharmaarke Oo U Soo Gudbay Wareegga 2-Aad Ee...

Muqdisho(INO)- Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey Tirinta Codadka Wareegga 1-aad ee Doorashadda, Madaxweynaha. Murashixiinta u soo gudubtay Wareegga 2-aad waxay kala yihiin:- Xasan...

UPDATE: Yaa u soo gudbay wareegga Labaad ee Doorashada ?

Muqdisho(INO)- Waxaa la soo gaba gabeeyay wareegga koowaad ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ka socota xarunta Ciidanka Cirka ee Afasiyooni ee Magaalada Muqdisho. 328 xildhibaan...

UPDATE: Farmaajo, Xasan Sheekh, Shariif Sheekh Iyo Cumar CCC Sharma’arke Oo U Muuqda Inay...

Muqdisho(INO)- Waxaa la soo gebagebeeyey Wareegii Koowaad ee Doorashadda Madaxweynaha oo haatan ka socota Xeradda Afisiyoone ee magaalladdan Muqdisho. 21- Murashax Madaxweyne ayaana ku loolamaya...

UPDATE: Tirinta codadka oo bilaabatay

Muqdisho(INO)- Waxaa hada bilaabatay tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, maadaama ay soo idlaatay codeynta. 328 xildhibaan oo isugu jira Labada Gole ee...

DEG DEG: Codeynta Wareegga Koowaad Ee Doorashada Madaxweynaha Oo Soo Gabagabowday

Muqdisho(INO)- Waxaa lasoo gabagabeeyey wareegga Koowaad ee doorashada madaxweynaha, kadib markii ay codeeyeen 328 mudane. Waxaa goor dhow bilaabanaya tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaannada Baarlamaanka...

UPDATE+ Dhageyso: Bulshada Baydhabo Oo Soo Dhaweeysay Doorashada Madaxweynaha Somalia

Baydhabo(INO)-Iyadoo Magalada Moqdisho ay Ka Socoto doorashada Madaxweynaha Dalka Somliya Ee 4 sano soosocta uu Hogaamin doono dalka Ayaa Bulshada Ku nool Magalada Baydhabo...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...