Monday, April 6, 2026

Sababta Farmaajo u degen yahay hotel xilli xilka loo dhaariyey

Muqdisho(INO)- Soomaaliya waxaa ka jira xilligan fowdo dastuuri ah, in sidaasi dhacdo, cid uunbaa u sabab ah, haddii aan qalad jirin sidee madaxweyne la...

DFS oo Caqabad Kala Kulmeysa Eryinta Jeneral Gabre

Muqdisho (INO) – Waxaa magaalada Muqdisho ku sugan Diblumaasiyiin shisheeye oo faragalin muuqata ku haya Siyaasada Somalia iyo dhammaan howlaha Siyaasiyiinta ay u hayaan Qaranka...

Daawo: Taagyeeriyaasha Madaxweyne Farmaajo Oo Durba Boorarkii Shariif Xasan Ku Bedeley midka Farmaajo

Muqdishi(IN)- Taagyeeriyaasnha Madaxweynanha Cusub Ee Somalia Oo Ku Bedeley Boorkii Shariif Xasan midka Farmaajo.

Daawo: AMISOM oo lagu Banaanbaxay

Muqdisho(INO)- Shacab maanta ku dabaaldegayay magaalada Muqdisho ee ku faraxsanaa doorashada Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa waxa ay halmar ku jeensteen ciidamada Amisom oo...

Sawiro:Banaanbax uu soo qabanqaabiyay gobolka Banaadir oo maanta ka dhacday taalada Daljirka Dahsoon

Muqdisho(INO)- Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay banaanbax balaaran oo uu soo diyaariyay Maamulka Gobolka Banaadir, kaas oo lagu taageeraayay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya...

Donald Trump oo toos ugu hanjabay madaxweynaha dalka Iran Hassan Rouhani

Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sare u qaaday xurguftii kala dhaxeysay dalkaasi Iran kaddib markii hanjabaad toos ah uu u diray madaxweynaha dalka...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatey denjirayaasha dalalka carabta

Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha dalalka carabta ee ka howlgala caasimadda iyo wafdi...

Dhageyso: Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka KGS Oo Radiyey Hadal Dhawaan Ka Soo Yeerey…

Muqdisho(INO)- Xubno ka tirsan Xildhibaanada Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamey  hadalo ka soo yeerey Mas'uuliyiin ka tirsan...

Faallo: Xildhibaanoow kacdoonku yuusan inaga dhicisoobin

Samatar Baxnaan AUN oo loo soo sheegay war ka farxiyey ayaa waxaa laga hayaa Anna waxaan la xoodnaa shalay iga xayuubsheene Hadba waxaan la xarakaadayaa waa...

Daawo: C/raxman Ciro ”Farmaajo Waa Ninkii Shacabka Soomaaliyeed Doonayeen “

Hargeysa(INO)- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa ka hadley madaxweynaha cusub ee Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo . C/raxman Ciro waxaa uu...

Maxaa hadalka Hailemariam ee Somaliland kusoo beegay guusha Farmaajo?

Addis-Ababa (INO) – Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in dowladdiisa ay mashruucyo la xiriira dhinaca kaabayaasha ay la billaabi doonto maamulka Somaliland...

Dhageyso: Guddoomiyaha Degmada Bardaale iyo askar ilaaladiisa ah oo shil gaari ku dhaawacmay

Bardaale(INO)- Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helaya shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa dagmooyinka bardaale iyo baydhabo oo ka tirsan gobolka...

Warsaxaafadeed : Gollaha Badbaadada Koonfur Galbeed Oo Soo Dhaweeyeen Madaxweynaha Cusub Ee Somalia

Warsaxaafadeed  Ujeedo:  Soo Dhaweynta Doorashada Madaxweyne Mohammed Abdullahi Farmaajo. Ka dib maalintii Arbacadii 08 Febraayo 2017  ay xildhibaanada iyo mudanayaasha  Soomaalida ee labada aqal ay cod...

Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo oo loogu baaqay in uu ka fiirsado R/wasaaraha

Cadaado(INO)- Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi (Carabey) oo warbaahinta la hadlay ayaa ugu baaqay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed (Farmaajo) in uu...

Ciiddamada DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Deegano Ku Dhow Magaalada Xudur.

Muqdisho(INO)- Wararka ay Idale News Online  ka heshay Toolooyin ku dhow degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa ku waramaya in Ciiddamada dowalada iyo kuwa...

Warbaahinta Kenya Oo Bilaaw Fiican Ku Tilmaamtay Doorashada Madaxweyne Farmaajo

Nairobi(INO)- Dhisitaanka soomaaliya iyo doorashada madaxweynaha cusub waxaa ay aheyd mid nabadeed waxayna Ku qabsoontay waqtigii loogu talagalay laakin Al-shabaab wali waxaa ay si...

Dhageyso: Qorshaha Boqolka Maalin Ee Ugu Horeeya Uu Qaban Doono Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho(INO)-Madaxweynaha cusub ee dalka Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo lahadlay Laanta Af-ka Soomaaliga ee VOA ayaa  marka hore ka hadlay dabaaldagyada kasocda qeybo kamid...

Falcelinta Somaliland Ee Doorashada Madaxweyne Farmaajo

Hargeysa(INO)-Maamulka Somaliland ayaa siyaabo kala duwan looga falceliyay doorashada madaxweynaha Cusub ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee maalintii shalay lagu doortay magaalada Muqdisho. Madaxtooyada maamulka ayaa...

Erdogan Oo Farmaajo U Ballan-qaaday Garab Istaag

Istanbul(INO)- Madaxweynaha Dalka Turkiga mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ugu hambalyeeyay doorashada xilka isagoo ballan-qaadey is garab...

Malaysia oo gargaar u dirtay Muslimiinta Burma

Kulalambur(INO)- Dowlada Malaysia ayaa Markab gargaar bini’aadamnimo sida u dirtay Muslimiinta Rohinga ee lagu dhibaateeyey dalka Burma. Muslimiinta Rohinga ayaa lagu tilmaamay dadka dhibaatada ugu...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...