Cali Khaliif : “Farmaajo wuxuu madaxweyne u yahay Xamar, maamulkeeda ha ka soo baxo”
Buuhoodle (IdaleNews) – Cali Khaliif Galeyr oo ah madaxweynaha Maamulka Khatumo State kaasoo kulan ku leh Jabuuti Saraakiil ka socoto Maamulka Somaliland ayaa ka...
Danjire Keating oo sheegay waxa ay doorasshada Farmaajo uga duwan tahay tii Xasan
Muqdisho (IdaleNews) – Wakiilka xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating, ayaa wareysi uu bixiyay wuxuu kaga hadlay howlaha horyaala madaxweyne Farmaajo, doorashadii...
Safiirka dowladda UK u soo magacawday Soomaaliya oo sifo sharci daro ku howl galay
Muqdisho(INO)— Safiirka cusub ee dowladda UK u magacawday Soomaaliya ee aan wali waraaqadaha aqoonsiga laga guddoomin ayaa bilaabay in sifo aan sharci aheyn inuu ku...
Labo sarkaal oo ka tirsanaa ciidamada DFS oo lagu dilay dagaal ka dhacay G/Sh/Hoose
Wanleweyn(INO)- Siddeed askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa oo ay ka mid ahaayeen labo sarkaal ayaa ku dhintay dagaal subaxnimadii hore ee...
Axmed Siilaanyo “Dhismaha Saldhiga Milateri, waxaa ku bedeleynaa mashaariic waa weyn”
Hargeysa(INO)— Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka hadlay danta Somaliland ugu jirto heshiiskii Imaaraadka Carabta ee ah inay saldhig Milateri ka dhistaan magaalada...
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo saaray amar lagu joojinaayo in lacag laga baxiyo...
Muqdisho(INO)- Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi ayaa soo saaray amar uu ku joojinaayo inaan wax lacag ah laga bixin karin Bankiga Dhexe ee Soomaaliya...
Daawo: Qaabkii U Dhacdey Xaflada Soo Dhaweeynta Malaaqa Guud Ee Beesha Disow
Muqdisho(INO)Malaaq Cusman Abshir Cali oo dhawaan lagu caleema saaray magalada Baydhabo ayaa xaflad sodhoweyn loogu sameeyey Muqdisho.
Malaaq Cusman Abshir Cali oo dhawaan loodoorratay malaaqa...
Sawiro: Munaasabad lagu soo dhaweynayay Malaaqa Beesha Disow oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho (INO)—Munaasabaddan oo aheyd mid ballaaran islamarkaana ay ka soo qeyb galeen Waxgarad, Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Culimaa’udiin, Malaaqyo iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa...
Danjire Keating oo kulan la qaatay madaxda Jubaland
Kismaayo(INO)-Wafdi ballaaran oo uu horkacayay wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Michael Keating ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, waxaana...
Daawo: Xubnaha Golayaasha Wakiiladda Iyo Guurtida Somaliland Oo Dagaalamay
Hargeysa(INO)- Xildhibaanadda Labada Gole ee Maamulka Somaliland waxa barqanimadii maanta dhex maray dagaal la isugu gacan qaaday, kadib, markii ay qaar ka mid ah...
Dhageyso: Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaliland oo jirdil iyo xabsi la isugu daray
Muqdisho(INO)- Wararka ka imaanaya magaalada hargeysa ee maamulka soomaliland ayaa waxa ay sheegayan in xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada lagu jirdilay halkaasi kuwa kalana...
Aqriso: Qodobbo Laga Soo Saaray Wadahadalka Somaliland iyo Khaatumo Uga Socday Dalka Jabouti
Hargeysa(INOI)- Wadahadalka guddiyo farsamo ee Somaliland iyo Khaatumo uga socday dalka Jabouti ayaa waxaa ka soo baxay qodobbo 5 ah oo Labada dhican ay...
Cabdiraxmaan Cirro: ” Heshiis La Keenay Ma jiro, Wax Ansaxayna Ma Jiraan”
Hargeysa(INO)- Guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in baarlamaankii la afduubay wax heshiis ah oo la...
Daacish Oo Looga Cabsi Qabo Inay Weerarto Hotelo ku yaal Magaalada Boosaaso
Bosaso(INO)- Milkiilayaasha Hoteelada ku yaallo Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, ayaa waxaa loo jeediyay digniin ku aadan dhanka ammaanka, kadib markii maalintii Arbacada...
Shabaab oo gaadiid ku qabsaday dagaal ay ku soo qaadeen deegaanka Warmaxan ee Sh.hoose
Warmaxan(INO)- Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Somaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa saaka aroortii hore waxa uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Warmaxan oo...
Michael Keating oo ka hadlay shaqooyinka ugu horeeya ee horyaala Madaxweyne Farmaajo
Muqdisho(INO)- Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliya Michael Keating ayaa sheegay in shaqooyinka ugu horeeya ee laga rabo in uu wax...
Kuuriyada Woqooyi oo gantaal cusub tijaabisay
Muqdisho (INO) Dalka Kuuriyada Woqooyi ayaa wali ku dhex-jira bandhigiisa uu ku tijaabinaya madaaficda ridada dheer,kaddib markii Sabtidii shalay ay tijaao cusub sameeyeen.
Waxaa lugu...
Bankiga dhexe oo soo daabacaya lacago shiling Soomaali ah
Muqdisho (INO) Bankiga dhexe ayaa lacagtii ugu horreeyay soo daabacaya sanadkan,tan iyo markii ay meesha ka baxday dowladdii dhexe.
Guddoomiyaha bankiga dhexe ee dalka,Bashiir Ciise...
Dhageyso: DFS oo Amray Shacabka Xamar inay Sameeyaan…
Muqdisho(INO)- Shir ay iskugu yimaadeen Magaalada Muqdisho Golaha Xukuumada Soomaaliya ayaa waxa looga hadlay dhowr Ajando oo Xasaasi ah.
Waxa kulankaasi xaadiray inta badan Golaha...
Madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Sheekh Oo Helay Arrin Ay Isku Fahmeen
Muqdisho (INO) – Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxweynaha cusub Maxamed C/llahi Farmaajo ka dalbaday in il gaara uu ku eego Shaqaalaha...



















