Madaxweynaha Somalia oo si diiran loogu soo dhaweeyey Uganda
Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo maanta gaarey Uganda ayaa waxaa si diiran Airport Anteppe, ee magaalada caasimada Kampala ku dhoweeyey masuuliyiin sare sare...
Al Shabaab Sidee U Arkaan R/wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya?
Xoogaga Al Shabaab ee dagaalka kula jira Dowladda Soomaliya iyo Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM ayaa kadib magacaabistii R/wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka ah ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya 50 guurada Xuriyada Dalka Uganda
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in Isniinta maanta ah uu u kicitimo wadanka Uganda halkaas oo uu kaga qeyb gali doono...
Ra’iisul Wasaare Dr. Saacid oo wareysi qiiro wadaniyad Xambaarsan bixiyey ka dib Aasaaskii Xisbigiisa...
Shukri Maxamuud Afrax oo aheyd wariyaashii Qaranka Soomaaliyeed dagaaladii sokeeye ee 1991 ka hor ayaa wareysigaan ka qaadey Dr. Saacid markii la aasaasey Xisbiga Rajo oo uu isaga...
Beesha Caalamka oo isku mid ah u soo dhoweysay Ra’iisul Wasaaraha Cusub, Abdi Farah...
Qaramada Midoobeiy, Midowga Afrika, Dowlada Ingiriiska iyo Ururka Midowga Yurub oo isku mid ah u soo dhaweeyay magacaabista Ra'iisul wasaaraha cusub ee dowladda Soomaaliya...
Taariikhda Wasiirka Kowaad Cabdi Farax Garaad Shirdoon (Saacid)
R/wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cabdi Faarax Garaad Shirdoon “Saacid” waa ganacsade ku ganacsade wadanka Kenya iyo wadamada East Africa
Ra'iisul Wasaaraha oo dadka intiisa badan ay ugu yeeraan...
Saacid oo loo magacaabey Ra’iisul Wasaaraha Somalia
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamed ayaa goor dhow magacaabay Ra’isulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa u magacaabay Ra’isulwasaaraha Dalka Cabdi Faarax Shirdoon(Saacid).
Magacaabistan...
Saacid Garaad iyo C/weli Sheekh Axmed Diini oo midkood la filaayo in Caawo Madaxweynuhu...
Xaflad qabanqaabada Magacaabista Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ka socoto Xarunta Madaxtooyada Soomaalia, waxaana warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helney Madaxtooyada Qaranka sheegayaan...
Mudane Madaxweyne Anigu Wali waan Noolahay.
La Heystihii u dhashay dalka Faransiiska ee mudooyinkii dambe lagu heeystay gudaha dalka Soomaaliya ayaa Madaxweyna Cusub ee Dalka Faransiiska Mr. Francois Hollande, ka...
Warar Sheegaya in Maanta Lagu Dhawaaqayo R/wasaaraha Cusub oo dadka reer Muqdisho ay si...
Dadka ku nool magaalada caasimadda ah ee Mudisho ayaa saaka ku waabariistay jawi ku aadan hadalheyn aadan u xoogan oo tibaaxaya in maanta Madaxweyna...
Ganacsade (Saacid) oo rajo ka qaba in loo magacaabo Jagada Ra’iisul Wasaaraha Somalia
Ganacsade Soomaaliyeed ahna siyaasi ka soo jeedaha Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan Gedo ayaa warar isa soo taraaya oo ka imaanaaya Madaxtooyada Somalia sheegayaan in ay u...
Idaacad Cusub oo la magac baxdey Radio Nabadda oo hawada Kismaayo soo gashey
Dadka ku dhaqan magaalada Kismaayo iyo hareeraheeda ayaa markii ugu horeystey muddo ku dhow shan sano dhageysanayaa idaacad ka madaxbanaan ururkii Al Shabaab ee...
Dhageyso hadalada is diidan ee Maamul u samaynta Jubooyinka ee ka imaanaaya Masuuliyiinta ku...
Dhageyso Afhayeenka Kooxda Kismaayo qabsatey oo jawaab ka bixiyey Hadalkii Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Wasiirkiisa Amniga:
Shir ay soo qabanqaabisey Urur goboleedka IGAD lagu dhisaayo...
Howlo Miino Baaris iyo Sugida Amniga Guud oo ka socda Kismaaayo
Ciidamada kala duwan ee qabsadey magaaalada Kismaayo ayaa bilaabey howlgalo ay ku beegsanayaan guryaha ku yaala magaalada waxayna saacadihii ugu dambeeyey soo qabqabteen tiro dad...
Maqaal “WAXAY AHEYD MAALIN MADOOW”
Maalin in badan oo Hooyoooyinka Soomaaliyeed ay ooyeen qaarkoodna asaay saarteen!!!.
By Asad Dhayow
4/10/2011 maalin tallaado ah waxay aheyd maalin aan sina uga goayn quluubta...
Dowlada Somalia iyo Kooxaha la wareegey Kismaayo oo midba goonidiisa u doonaaya maamul loo...
Markii kooxaha gacan saarka la leh ciidanka Kenya ee hoos taga daladda AMISON balse aan si toos ah uga amar qaadan la wareegeen gacan ku haynta...
Dalka Britian oo 61 Milyan oo Dollar ugu deeqey Somalia 3da Sano ee soo...
Wafdi dowlada Britian ka socda oo ay hogaamineyso Haweeneyda Wasiirka ka ah Wasaarada Horumarinta iyo Arrimaha Afrika oo booqasho gaaban ku timid magaalada Muqdisho ayaa ka...
Kulan Sogootin ah oo uu madaxweynuhu maanta la yeeshey Duubabkii Shirkii Roadmap-ka
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxa uu kulan la qaatey odeyaashii dhaqanka ee ka qeybta ahaa shirkii Road Map ee dhameystirka howlaha kala...