Tuesday, May 13, 2025

Bam Gacmeed lagu weerarey Militariga Somalia ee ku Sugan Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada Hoose ayaa waxaa maanta ka dhacay qarax xoogan oo lagu weeray Askar ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya. Qaaxaan oo ahaa...

Axmed Madobe, Guddoomiyaha KMG ee Gobalka Jubada Hoose oo Kenya looga yeeray

Gudddomiyaha Maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shalay galab si kedis ah uga ambabaxay magaalada Kismaayo, isagoo...

Shacabka Sool Sanaag iyo Ceyn (SSC) oo aad ula yaaban isbedbedelka badan iyo muranka...

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmauud Siilaanyo ayaa wareegto ku magacaabay in uu wasiir yahay Saleeban Ciise Axmed xaglatoosite , Madaxwayne Siilaanyo ayaa  Xaglatoosiye u...

Afhayeenka Barlamaanka oo Madaxweynaha ka codsadey in Ra’iisul Wasaaraha hor yimaado Barlamaanka 48-hrs gudahood

Xildhibaanada barlamanka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay kullan ku yeesheen Magaalada Muqdisho, iyagoo ka dooday dhowr arrimood oo horyaalla barlamanka Soomaaliya. Kullankaani oo ay maanta...

Ra’iisul Wasaare Saacid oo qorshe-howleedkiisa horgaynaaya Barlamaanka

Ra'iisul Wasaaraha Somalia Cabdi Faarah Shirdoon "Saacid" ayaa la filaayaa maanta inuu hortago barlamaanka si uu khudbad ku saabsan qorshahiisa siyaasadeed ugu jeediyo halkaas, ka dibna xubnaha...

Masuul u hadley Gobalka Banaadir: “Shan Degmo oo Gobalka ka Tirsan Ayaan Tirokoobka Guryaha...

Cabdi Kaafi Hilowle Cusmaan, Xoghayaha Guud ee Maamulka gobolka Banaadir, ayaa sheegay in Maamulka haatan degmooyin ku yaalo gobalka Banaadir ay ka bilaabeen howlo lagu...

Dekada Magaalada Kismaayo oo dib u howl gashey mar kale

Waxaa  markii ugu horeysey magaalada Kismaayo ku soo xirtey markab iyo dooni sidey agab kala duwan oo iskugu jira noocyada ganacsiga ee dadka reer Kismaayo u baahan...

Maamul KMG oo IGAD u magacowdey Gobollada Jubooyinka

Maamul KMG oo xaruntiisa tahay Magaalo Madaxda Gobolka Jubbada Hoose ee Kismaayo ayaa looga dhawaaqey gudaha dalka Kenya kaasoo lagu magacaabey guddi 6 qofood ka kooban oo si kmg ah u...

United Nations Delegation Visits Beledweyne to Assess Flood Damage.

A delegation of United Nations officials visited the Somali town of Beledweyne on Monday (October 8th) to assess the extent of damage from recent...

Dowladda Mareykanka oo Soo Dhaweysay Magacaabista R/wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.

Xukuumadda Dalka Mareykanka ayaa si diiran u soo dhaweysay  R/wasaaraha cusub ee loo magacaabay dalka Soomaaliya  Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), iyadoo sheegtay in...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Safar uu Ku Tagey Dalka...

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu ku tagay dalka Ugandha...

Around 60,000 Flood and Conflict Victims in Beletweyn Receive Aid from ICRC.

Around 60,000 people affected by conflict and flooding in Beletweyn-Hiiraan, central Somalia, are receiving emergency food rations. They include 39,000 to whom the International Committee...

Rag Al Shabaab Looga Shakisanyahay iyo Bambaanooyin Casri Ah oo Laga Soo Qabtay Degmada...

Dhamaan qeybaha kala duwan ee Hay'adaha Nabad Sugidda Iyo Kuwa Booliska Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo mudooyinkii dambe si aad ah u xoojinayey...

Madaxweynaha Soomaaliya oo La Kulmay Jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Ugandha.

Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenimadii xalay aheyd magaalada Kampala ee caasimadda Ugandha kula kulmaya Jaaliyadda Soomaaliyeed ee...

AMISOM oo Fariisimo Militeri Ka Sameystay Goobo Muhiim Ah oo Ku Yaalla Gobalka Shabeelaha...

Kadib la wareegitaankoodii maalin ka hor ay la wareegeenCiidamada AMISOM  garoonka diyaaradaha Balli-doogle ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM waxa ay...

Aqoonyahanada Beesha Hubeer ee North America oo ka hadlay Maamul u Sameynta Jubooyinka

Kulan balaaran oo ay North America ku yeesheen Aqoonyanahada iyo waxgaradka kale ee Beesha Hubeer ee Jubooyinka  ayey kaga hadleen Xaaladda Siyaasadeed ee Gobollada Jubooyinka....

Ra’iisul Wasaaraha oo sheegey inuu dhisaayo Gole Wasiiro oo aan ka badneyn 18 Wasiir

Ra'iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumada Somalia Dr. Saacid Faarax Shirdoon ayaa la filaayaa inuu soo magacaabo tiro wasiiro oo kooban oo aan ka badneyn...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Lamood Noqonse Weyday

Xassan Sh. Maxmuud: Lamood Noqonse Weyday Cabdi Gadad Mrxabiib@yahoo.com October 08 2012 Iyadoo madaxweynuhu weli cusub yahay haddana ilaa hadda calaamadaha aan ka aragtay Xasan sh Maxmuud ayaa...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...