Tuesday, May 13, 2025

Waa Kuma Musharaxa Berito la filaayo inuu Madaxweynuhu magacaabo

Gelinkii dambe ee maanta  ayaa la sheegayaa in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud soo gabagabeeyey la tashigii uu la yeelanaayey bulshada qeybaheeda kala duwan, xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya iyo ganacsatada...

Xudunta Khilaafka magaalo Xeebeedka gobalka J/Hoose ee Kismaayo

Gobolada Jubooyinka, gaar ahaan magaalo xeebeedka Gobalka J/Hoose ayaa noqotey xudunta khilaafka beelaha Soomaaliyeed tan iyo markii ay burburtey Dowladii Maxamed Siyaad Barre, waxuuna gobolku noqdey meel ay...

Beel ka mid ah Beelaha Dega Jubooyinka oo ku taliyey Shirweyne lagu qabto Gobalka...

Beel ka mid ah Beelaha ku dhaqan Gobalka Jubbada Hoose ayaa ka digey in maamul aan loo dhameyn isla markaasna dano iyo maamul kooxo gaar ah  leeyihiin  laga dhiso gobolada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqdey Baidoa, isla maantana dib ugu soo laabtey Muqdisho

Waxaa magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobalka Bay gaarey wafdi balaaran oo u hoggaaminaayo Mudane Xasan Sheekh Maxamed, kuwaasoo u kuurgalaaya xaalaga amni ee ka...

Yaa Yiri Isbedel Baa dhacey

Yaa yiri ISBADAL baa dhacay? Yaa yiri marxalad cusub baa la galay? Yaa yiri murankii waa laga gudbay? Yaa yiri Profyadan ayaa wax tari...

Waa Sidee Xaaladda Magaalada Kismaayo?

Waxaa saaka degan xaalada magaalada Kismaayo iyadoo saacadihii u dambeeyay lagu soo waramayo in magaalada ay ka dhaceen dilal  kuwaasoo loogu geystay xaafadaha magaalada...

Kismaayo oo haawaneysa iyo Huwanta oo si taxadar leh u galaya magaalada.

Xarakada Al Shabaab oo muddo shan sano ka badan ka arriminaayey magaalo madaxda gobol ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya uga qanisan ayaa isaga baxay magaaladaasi ka dib markii culeys dagaal uu ka soo wajahay...

Af-hayeenka AMISOM “Adeegsiga Maraakiibta Dagaal & Diyaaradaha Howlgalkeena kuma laha Kenya ayaa masuuliyadeeda leh”

Cali Xaamud, Afhayeenka Ciidamada AMISON ee ka howlgala Somalia ayaa sheegey in Kenya ay ka mid tahay AMISOM balse wuxuu sheegay in ciidamada AMISOM...

Warbixin Ku saabsan dagaaladii ugu dambeeyey ee Magaalo Xeebeedka Gobalka Jubbada Hoose ee Kismaayo

Dagaal aad u culus oo la isu adeegsanaayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa ka soconaaya guud ahaan wadooyinka soo gala  magaalada xeebta ay ku xoogga badan yihiin...

Wariye Maxali ah Meydkiisa laga helay Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho

Wariye lagu magacaabi jirey C/raxmaan Maxamed Cali oo ka tirsan wariyaasha ka shaqeeya magaalada caasimada ah ee Muqdisho gaar ahaa shabakada wararka ee ciyaaraha.com ayaa  galabta...

Danjire Augustine Mahiga oo rajo wanaagsan ka muujiyay in Soomaaliya ay ka baxayso xaaladihii...

Ergayga  ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, danjire Augustine Mahiga ayaa sheegay in xiligii hore iyo hadda ay rajadiisa ku aaddan Soomaaliya aad...

Jen. Axmed Sheekh Maxamad Fiqi oo ku soo biirey musharaxiinta Jagada Ra’iisul Wasaaraha Somalia...

Iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud looga fadhiyo inuu sida ugu dhaqsiyaha badan u soo magacaabo Ra'iisul Wasaaraha dowladiisa, ayaa wararka laga...

R/W Gaas Oo Kulamo La Qaatay Barack Obama ,Ban-Ki-Moon ,Julia Gillard iyo Hailemariam Desalegn

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa xarunta QM ee magaalada New York kulamo kula qaatatay madax kala duwan oo ka qayb...

Axmed Suudani, Qunsulka Somalia ee Yeman, oo la kulmey dhigiisa Masar ee Yeman

Qunsulka Guud ee Soomaaliya ee Magaalada Cadan Axmed Cabdi Xasan , oo loo yaqaan Axmed Suudaan ayaa kulan isbarasho ah kula yeeshay maanta Magaalada...

Madaxtooyada oo beenisey in Farmaajo loo magacaabey R/Wasaare iyo Farmaajo oo isna ka hadley

Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya oo goor dhow la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in aysan jirin wax magacaabis ah oo ka soo baxay madaxtooyada oo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo booqanaaya magaalda Ankara, Turkiga

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Generaal C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi kooban oo Ciidanka Xoogga Dalka ka mid ah ayaa waxay booqasho rasmi...

Kulan Madaxtooyada ku dhexmarey Madaxweyne Xasan & saraakiil sare oo dalka Ingiriiska ka socda

Xarunta Madaxtooyada Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa kulan heerkiisu sareeyo ku yeeshey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Taliyaha guud ee ciidamada...

Musharaxiinta Tartanka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee Xafiiska Madaxweynaha ka ag dhow

Iyadoo la dhowraayo in Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya magacaabo Ra'iisul Wasaaraha Dowladiisa ayaa hadda waxaa jira musharaxiin safka hore uga jira iney jagadaasi qabtaan, isla...

Maxamed C/hi Farmaajo oo loo badinaayo in loo magacaabo Ra’iisul Wasaaraha J. Federaalka Soomaaliya

Siyaasiga haysta inta badan taageerada Shacabka Soomaaliyeed isla markaasna horey u soo noqdey muddo lix bilood ah Ra'iisul Wasaaraha Dowladii ugu dambeysey ee Federaalka KMG Somalia ee uu...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...