48 saac gudahood oo la filaayo in lagu dhawaaqo Golaha Cusub ee Wasiirada Xukuumada...
Sida Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya sheegayaan waxaa weli socda dadaaladii ugu dambeeyay ee magacaabista xubnaha golaha wasiirada cusub ee dowladda uu hogaaminaayo ra'iisul...
Gudiga IGAD u magacaabey Maamul U Sameynta JubbaLand oo ku soo wajahan Muqdisho iyo...
Urur goboleedka IGAD oo ku howlan maamul u sameynta JubbaLand oo ka kooban labada Jubbo iyo Gedo ayaa maalmaha soo socda bilaabi doona safaro wadatashi...
Madaxweynaha Somalia oo maanta ka gudoomay waraaqihiisa aqoonsiga Wakiilka Midowga Yurub Ee Somalia
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxa uu ka Guddoomay warqadihiisa aqoonsiga Safiirka cusub ee Soomaaliya ufadhin doono Midowga Yurub kaasi oo dhawaan...
Xildhibaan C/wali Cali Gaas oo gaarey Gaalkacyo, qorsheynayana inuu ka qeybgalo doorashada Madaxtinimada Puntland...
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Somali Mudane C/weli Cali Gaas, haatana ah xubin ka mid ah barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gaarey magaalada caasimada u ah...
Nin u dhashey Taliyaaniga oo dab isku hor qabadsiiyey Xarunta Madaxtooyada Taliyaaniga
Nin u dhashey dalka Talyaaniga oo dhaqaale xumida ka jirta dalkaasi ku shaqo waayey ayaa dab isku hor qabad siiyey Madaxtooyada looga arrimiyo dalkaas....
Hub kala duwan oo laga soo saarey God ku yaala degmada Qandala oo hoos...
Maamul Goboleedka Puntland iyo qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Ilaalada xeebaha Puntland ayaa soo bandhigey hub badan oo isugu jira noocyada kala duwan ee kuwa...
Dowlada Mareykanka oo sheegtay in ay qabatey ardey reer Bangladesh oo looga shakiyey inuu...
Sida ay qortey shabakadda New York Post, Dowlada Mareykanka ayaa gacanta ku dhigtey nin u dhasey wadanka Bangladesh, kuna yimid fiiso ardeynimo, uu doonaayey...
Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegey in uu soo dhisi doonto Golahiisa Wasiirada muddo gaaban...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa sheegay in muddo gaaban oo aan ka badneyn isbuuc ama 7 cisho gudahood ku...
Prof Jawaari: “Ajandaha miisaaniyada dalka ayaa Xildhibaannadu ka doodi doonaan maalinnimada Axada ah ee...
Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan isugu yimid xarunta Golaha Shacabka Qaranka ee Magaalada Muqdisho ayaa loo qeybiyey Miisaaniyadda Seddexda bilood ee ka...
Wafdi ka socda IGAD oo gaarey Kismaayo
Wafdi isugu jira urur goboleedka IGAD iyo masuuliyiin beelaha degan gobolada Jubooyinka ayaa maanta gaarey magaalada Xeebta ah ee Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, iyagoo ka yimid dhanka dalka Kenya.
Wafdigaan oo uu hogaaminayey...
Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta oo codsi u direy ciidamada Midowga Afrika ee Jooga...
Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta Soomaaliya ayaa codsi gaar u direy Ciidamada AMISON oo gacanta ku haaya inta badan xarumaha waaweyn ee ku yaala...
Barlamaanka oo codka kalsoonida siiyey Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax shirdoon Saacid
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabd Faarax Shir-doon Saacid, kadib markii Madaweyne Xasan oo horkeeney Barlamaanka Ra'iisal...
Madaxweynaha Somalia iyo Xoghaye Guud ee IGAD Mr. Maxbuub Macalin oo Muqdisho Kulan ku...
Kulan maanta Xarunta Madaxtooyada ku dhax marey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga ka socda Urur Goboleedka IGAD oo uu hogaaminaayo Xoghayaha Guud ee...
Ra’iisul Wasaare Saacid Shirdoon oo beri barlamaanka kala hadli doona qorshaha xukuumada uu soo...
Iyadoo Afhayeenka Barlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari uu ka dalbadey Madaxweyne Xasan inuu Ra'iisul Wasaaraha cusub hor keeno barlamaanka muddo labo cisho gudahood, ayaa masuuliyiinta sare...
Dhageyso: Jabuuti oo ka qeyb noqotey Khilaafka Dowladaha Deriska ah ee Maamul U Sameynta...
Wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta ee Jamhuuriyada Jabuuti Xaamud Cabdi Suldaan ayaa waxaa uu ka hadlay Arimaha maamul u sameynta magaalada Kismaayo ee xarunta...
Wasiiradii hore iyo Xildhibaanada cusub oo muuqda iney buuxiyeen booska banaan ee Afhayeenka Dowladda...
Tan iyo markii ay magaalada xeebta ah ee Kismaayo ay gacanta dowladda iyo kuwa Kenya ee hoos taga dalada AMISON soo gashey isla markaasna...
40 sarkaal oo Ciidanka Booliiska Somalia ka tirsan oo uu tababar uga furmey Scuola...
Tababar afarta sarkaal oo ciidanka booliiska ka tirsan isuguna jira rag iyo dumar ayna maalgalinteedu leedahay dowladda Taliyaaniga isla markaasna ciidamada Boliiska AMISON ee Muqdisho ku sugan...