Monday, May 12, 2025

Liiska Magacyada Golaha Wasiirada oo la filaayo in Saacadaha nagu soo aadan la shaaciyo

Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya  Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo tan iyo markii xilkaas loo magacaabay waday la tashiyo kala duwan oo uu la...

Somalia oo si weyn looga ciiday

Wararka ka imaanaaya gobalada dalka Soomaaliya ,waxa saaka si weyn looga ciiday dhammaan gobalada dalkeena Soomaaliya. Magaalooyinka Muqdisho, Hargaysa, Garowe, Baladwayne, Baydhabo, Marka, Jowhar Afgooye, Dhuusamarreeb...

Xasuuq fool xun oo shacab rakaab ah loogu geystey inta u dhaxeysa Leego...

Waxaa Gelinkii dambe ee shalay ka dhacday inta u dhaxeysa deegaanada Leego iyo Yaaq-bariweyne in Gaari Bl- ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah...

Tababar Arrimaha Dembi baarista Ciidanka Booliiska oo lagu soo xirey Xarunta Scoula Polizia, Xamar

Talisyada Booliska Soomaaliyeed iyo Saraakiil ka tirsan ciidamada Midowga Africa ee AMIOSM ayaa maanta tababar ku saabsan arrimaha dambi baarista u soo xiray xubno...

Human Rights Watch oo ka hadashey xad gudubyada Ciidanka Kenya ka geystaan Waqooyi Bari...

Hay’ada u dooda xuquuqda aadanaha Human Rights Watch ayaa Dowlada dalka Kenya ugu baaqday in baaritaan dagdag ah oo madax banaan ay ku samayso...

Guddoomiya Barlamaanka oo soo hadal qaadey Agaasimayaasha Wasaaradaha Dowlada

Iyadoo ay horey u jireen walwal laga qabo Agaasimayaasha Wasaaradaha oo si aan sharci ahayn uu u magacaabey Madaxweynihii hore Sheikh Shariif, kuwaasoo la...

Isku aadka koobka Qaarada Afrika 2013 oo la shaaciyey

Isku Aadka koobka qaramada Afrika ee 2013, ayaa Xalay lagaga dhawaaqay magaalada Durban, Ee Waddanka Marti galanaya Ee South Africa, iyadoo ee nasiib u...

Dagaalo Xaley ka dhacey gudaha magaalada Kismaayo

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa xaley ka dhacey dagaalo qaraar oo u dhexeeya Ciidamada Dowlada Somaliya Kenya iyo Raaskambooni oo isku dhinaca ah iyo Xarakada...

Barlamaanka oo kulankii maanta uga doodey miisaaniyada 3da bilood ee soo socota

Kulankii maanta ay yeesheen xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya laguna qabtey xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho,ayaa looga doodey miisaaniyada 3da bilood ee soo socota, kaasoo ay keentey wasaaarada Maaliyada...

Guddi IGAD u xilsaarey Maamul U Sameynta Jubooyinka ayaa galabta gaarey Muqdisho, ka dibna...

Guddi ku howlan maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo kana kooban qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ee dega goboladaas ayaa galabta gaarey Magaalada Muqdisho...

Madaxa Xafiiska Dembi-Baarista Booliiska Somalia oo soo bandhigey dad lagu eedeeyey dilal

Taliska Hay’ada Nabadsugida Dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay wiil dhalinyaro ah iyo hub ay sheegeen inay kasoo qabteen Magaalada Muqdisho. Taliyaha Hay’ada Nabadsugida Dowladda...

Dagaalo goos goos ah oo laga soo sheegaayo Degmada Badhaadhe ee Gobalka J/hoose

Dagaalo soo noqnoqdey una muuqda kuwa ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ayaa shaley iyo maanta ku dhex marayey degaano ka tirsan gobolka Jubada hoose ciidamada...

Saadaashii Doodii Kululayd ee xaley dhex martey Madaxweyne Obama iyo Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Mitt...

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama iyo musharraxa xisbiga Jamhuuriga ee Mitt Romney, ayaa doodii ugu dambeesay ee ku dhexmarta laga daawanaayey guud ahaan gudaha dalka Mareykanka iyo daafaha...

Kulan Madaxtooyada ku dhex marey Madaxweyne Xasan iyo Wasiir dibadeedka Taliyaaniga Jiulio Maria

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa wuxuu ku qaabilay wafdi ka socday dowlada dowlada Talyaaniga. Kulankooda kadib ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...

Ra’iisul Wasaaraha Finland oo ka badbaadey isku day dil oo mindi lagu soo weerarey

Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan dowlada Finland ayaa warbaahinta u xaqiijiyey weerar nin aan weli la aqoonsan ku soo qaadey Ra’iisul Wasaaraha dalka...

Daawo Muuqaalo laga soo duubey Magaalada Xeebta Kismaayo dhowaan

Halkaan ka daalaco muuqaalka iyo wajiga ay hadda leedahay magaalada xeebta ah ee Kismaayo, gaar ahaan Dekada Magaalada, Qaxootiga ku sugan iyo qaar ka...

Weerar Madaafiic loo adeegsadey oo lagu qaadey Degmada Afmadow oo ka tirsan gobolka J/hoose

Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inay weerar hoobiyaal loo adeegsadey xalay ku qaaday Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose halkaasi oo ku suganyihin Ciidamada...

Dib u dhac ku yimid magacaabista Golaha Wasiirada

Waxaa jira warar isa soo taraayo oo sheegaayo in dib u dhac uu soo food saarey magacaabista xubnaha golaha wasiirada oo la filaayey  ka hor ciida...

250 ardey oo scholarship ka helay Turkiga oo maanta Muqdisho ka ambabaxey

In ka badan 250 Arday Oo Deeq waxbarasho ka helay dalka aynu walaalaha nahay ee Turkiga ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...