Faalo: Ra’iisul Wasaare Saacid oo ay haysato labo daran mid dooro
Tan iyo markii lamagacaabay R/wasaaraha xukuumada federlaaka Soomaaliya, Abdi faarax Shirdoon, oo baarlamaanku ay ku ansixiyeen aqlabiyad aan horay loo arag ayaa waxaa soo...
Dib u dhac mar kale ku yimid magacaabista Golaha Wasiirada
Magacaabista Golaha Wasiirada ee Xukuumada Ra'iisul Wasaare Saacid ayaa waxaa hareerey muran aad u xoogan oo la xiriira tirada wasiirada. Tirada wasiirada ayaa la...
Shaxda Golaha Wasiirada iyo Wax qeybsiga Xukuumada Ra’iisul Wasaare Saacid
Ra'iisul Wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa dhameystirey magacyada liiska xubnaha mid noqon doona golahiisa xukuumada oo warar hordhac ah ay sheegayaa in lagu soo...
C/wali Cali Gaas oo ka horyimid amarkii uga yimid Faroole ee ahaa inuu ka...
Gudoomiyaha Gobolka Bari wuxuu ku amray Dr. Gaas inuu isaga baxo Boosaaso
Maanta (Arbaca) gelinkii hore Xukuumada Puntland ayaa ku amartay Raysal wasaarihii hore ee...
Shariif Sheekh Axmed oo mar kale daneynaaya inuu isu taago tartanka doorashada Somalia ee...
Madax weynihii hore Somalia Sheekh shariif Sheekh Axmed ayaa la filayaa in uu maanta oo ay taariikhdu tahay 31-ka October in uu u soo...
Madaxda sare ee dowlada oo isla gartay in maalinta Khamiista lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada...
Heshiis kama dambeys ah ayaa xaley madaxda sare ee dowlada ka gaareen tirada golaha wasiirada ee dib u dhaca ku keentey ku dhawaaqista xubnaha golaha wasiirada...
Xildhibaan C/welii Cali Gaas oo Booliiska Gobalka Bari ku wargelisey inuu Basooso ka baxo
Sida warar xaquuq ah oo laga soo xigtey saraakiil ku sugan Boosaaso laga helay waxaa goor barqanimadii maanta ah xarunta maamulka gobolka Bari looga yeeray raysul...
Daawo: Qasaaraha Sii badanaaya ee ay geysatey Duufaanta ka dhacdey dalka Mareykanka
Duufaanta Sandy Hurricane oo marar badan oo hore Dalka Maraykanka ku dhufatay Sanado kala duwan ayaa Sanadkaan waxaa ay la timid khasaare aad u...
Qarax ka dhacey Kismaayo iyo Rasaas Xoogan oo maqlaayo
Wararka Naga Soo gaadahaya magalada Kismaayo Ayaa Sheegaya Inay halkaasi Ka Dhacayso Rasas Xoogan Kadib Markii Ciidamada Dowlada Qaraxs Xoogan lagula Beeg saday.
Qaraxa xoogan...
Khilaafka Dhismaha Xukuumada Cusub oo gaarey halkii ugu sareysey & Wada Shaqeynta Madaxda Dowlada...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisul Wasaarihiisa Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid" ayaa 2dii cisho ee ugu dambeeyey lahaa kulan aan loo kala...
Dalka Sacuudiga oo ku talo jirta dhismo Masjid oo markiiba 1.6 Milyan qof ay...
Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo ku taameysa iney dhisto Masjid markiiba ay ku tukan karaan 1.6 Milyan oo qof.
Sida lagu qorey wargeys ka soo...
Kooxo hubeysan oo xaley Guriga Gudoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobalka Bay weerar ku qaadey
Ugu yaraan afar qaf oo dhinacyadii dagaalamay ka tirsan ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal ku dhexmaray xalay degmada...
Abwaan Soomaaliyeed oo Muqdisho Lagu Dilay Gabaldhicii Maanta
Waxaa caawa maqribkii magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Waabari lagu dilay Abwaan Warsame Shire Cawaale oo ka mid ahaa abwaanada sida weyn looga yaqaan...
Taariikh Kooban: Doorashooyinkii Somalia ka dhacey Sanadihii1952 – 2012 iyo doorkii Digil iyo Mirifle...
Natiijooyinka Doorashooyinkii ka Dhacey Dalka Somalia Laga bilaabo sanadkii 1952 ilaa doorashadii ugu dambeysey ee 2012. Ka daalaco halkaan hoose: (Waxaan isku dayi doonaa Haddii aan nahay...
Afhayeenka Barlamaanka: “La Xisaabtan Joogto ah ayaa dhex mari doonta Barlamaanka iyo Xukuumada “
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Jawaari ayaa saxaafada u sheegay in dowlada cusub ee la soo dhisaayo ay la xisaabtami doonaan, wuxuuna intaas...
Ra’iisul Wasaare Saacid oo dhismaha golahiisa cusub ay culeys dhinacyo badan ka soo wajaheen
Iyada oo Ra'iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Mudane Cabdi faarax Shirdoon Saacid looga fadhiyo inuu soo xulo gole wasiiro oo kooban oo leh karti iyo tago leh...
Beelaha Digil & Mirifle oo ka hor yimid Maamul ay IGAD dooneyso iney ka...
Khilaafka ku aadan maamul u sameynta labada Jubbo iyo Gedo ayaa gaarey heerkiisii ugu sareeyey ka dib markii uu fashil ku dhamaadey shir ay...
Guddi ay IGAD u magacowdey Maamul U sameynta Jubooyinka oo fashil Muqdisho kala soo...
Guddi ay IGAD u xilsaartey maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo oo cishooyinkii ugu dambeeyey ku sugnaa Muqdisho ayaa dib ugu laabtey Magaalada Nairobi...
Hogaamiyaha Shabab oo Cajalad Soo Duubay Kagana Hadlay Magaalooyinka Laga Qabsaday Al-Shabaab Iyo Dawlada...
Amiirka ururka Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane (oo Shabaabka ugu yeeraan Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu Subeyr) ayaa cajalad lagu soo beegay munaasabadda Ciidda Adxa oo...