Daawo: Kulankii Trump iyo Raysalwasaaraha Canada Trudeau
Washington(INO)- Raysalwasaaraha Canada Justin Trudeau oo booqasho ku tagay dalka Maraykanka ayaa markii ugu horeysay kulan fool ka fool ah la yeeshay Madaxweynaha cusub...
Sawiro: Gen. Cadde Muuse Oo Maanta lagu Aasay Magaalada Bosaaso
Garowe(INO) –Maydka Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamuud Muuse Xirsi General Cadde ayaa maanta galinkii hore laga soo dajiyay Magalaada Bosaaso ,iyadoo amniga Garoonka diyaaradaha...
Dhageyso:Gudiga Abaaraha Somalia Oo $150,000 Ku Wareejiyeen Koonfur Galbeed Somalia
Baydhabo(INO)- Gudiga Abaaraha Somalia Ayaa $150,000 Ku Wareejiyeen Gudiga Abaaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somalia.
Halkan Ka Dhageyso
Wariye Siraaji Sh Isaaq, Idale News Online, Baydhabo
Badmaaxiin U Dhalatay Iiraan Oo Afduub Loogu Haystay Somalia Oo La Sii Daayey
Tahran(INO)- Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka dalkaasi ayaa sheegay in la sii daayey 8 Iiraaniyiin ah, isla markaana ay socvdaal dadaalo kale oo lagu sii...
Dhageyso:DFS “Waa Sharci Darro Heshiiska Soomaaliland Iyo Imaaraadku Ay Galeen”
Muqdisho(INO)- Dowladda federaalka soomaaliya ayaa ka hortimid heeshiiska uu maamulka soomaaliland dhawaan lagalay dowlada imaaraadka carabta ee ku aadanaa ogolaanshaha saldhig milatari ay ka...
Sawiro: 30 Dalxiisayaal Ah Oo Ku Geeriyootay Shil Ka Dhacay Jesiiradda Taiwaan.
Taiwan(INO)- Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay inay dadkaasi xalay ku geeriyoodeenm kadib, markii uu dhinac u liicay Baskii ay ku safrayeen...
Dhageyso: Koonfur Galbeed Oo Fariin U Dirtey Dhalanyarada U Dagaalanta Shabaab
Baydhabo(INO)- Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ugu baaqay Dhalinyarada ku jirta Al-Shabaab in ay kasoo baxaan oo ay kusoo biiraan Maamulka Koonfur Galbeed.
Koonfur Galbeed ayaa...
US: Masuulkii ugu horreeyay ee xukuumadda cusub ee Donald Trump oo xilka iska casilay
NY(INO) Michael Flynn, la-taliyihii dhinaca amniga ee madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa iska casilay xilka wax ka yar bil kaddib markii lagu eedeeyay in...
Kenya oo shaacisay magaca nin Kenyan ah oo Kulbiyow isku qarxiyay
Nairobi(INO)- Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Anwar Yogan Mwok, oo Al-Shabaab ku biiray 2013-kii uu yahay qofka isku qarxiyay xero ay ciidanka Kenya ka...
Daawo: Gabar Reer Xudur ah Oo Madaxweyne Farmaajo Amaan iyo Fariin u Dirtey
Xudur(INO)-Gabar reer Xudur ah Oo Madaxweyne Farmaajo Amaan iyo fariin u dirtey.
Halkan Ka Daawo VIDEO
Dhageyso:Dagaalyahano Ka Tirsan Al-shabaab Oo Isku Soo Dhiibay Koonfur Galbeed
Baydhabo(INO)- Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa Maanta isku soo dhiibay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Laba nin oo ka tirsan Al-shabaab kuwaasoo ku hubaysan Qoryaha Fudud...
Wax badan ka ogow sababaha ugu waaweyn oo ay Al-Shabaab mar kasta u weeraraan...
Afgooye (INO) – Magaalada Afgooye waxa ay hoos tagtaa Gobolka Shabeelada Hoose iyadoo 30Km u jirto caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waana magaalo Istaraatiiji ah...
Kaalintee ayey Somalia ka gashay dalalka ugu sarreeyo sicirka dhimashada adduunka?
Muqdisho (INO) – Dalka Soomaaliya ayaa kasoo muuqday kaalinta 9aad ee tobanka kaalin ee sarre ee dalalka laga diiwaan geliyey dhimashada ugu badan adduunka...
Daawo: Xildhibaano Ka Tirsan BFS Oo $20.000 Ku Wareejiyey Maamulka Gobolka Bakool
Xudur(INO)- Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamanka Federalka Soomaaliya ee laga soo doortay Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Deeq lacageen oo horudhac ah ku warejiyey...
Dhageyso: 97 Mudane Oo Ka Tirsan Baarlamanka KGS Oo Qalinka Ku Duugeen Mooshin Ka...
Muqdisho ( INO)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Axmed Maxamed Barre ( Macallin Barre) ayaa Ka warbixiyay Meesha uu marayo mooshin ka...
Saxafiyad Ka Sheekeynaysa Jirdil Loogu Geystay Hargeisa
Hargeysa(INO)- Samsam Cabadullahi Cusmaan oo ka tirsan saxafiyiinta ka howlgala Hargeisa, Somaliland ayaa Warbaahinta uga warrantay sida loogu jirdilay halkaasi.
Warda Axmed Rooble , Samsam ...
Danjire Madeira: “Soomaaliya Waxaa u Baryay Waa cusub”
Muqdisho(INO)- Soomaliya waxay yeelatay Madaxweyne cusub oo si dimoqraadi ah ay u doorteen xubnaha labada aqal doorasho xor iyo xalaal ah oo ay joogeen...
Koonfur Galbeed: “Dad Badan Oo La Il Daran Abaar Iyo Shuban Biyood”
Baydhabo(INO)- Guddiga abaaraha ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka deyriyey xaaladda abaareed ee ka jirta deegaannada maamulkaasi, iyaga oo ku baaqay in dadkaasi lala...
DFS iyo UAE Oo Diiday Inay Ka Hadlaan Saldhigga Militari Ee Berbera, Akhriso Qodobbada...
Hargeysa(INO)- Dalka Imaaraadka Carabta ayaa sadex(3) bil gudahood waxaa uu ku guuleystay heshiis 30 sano iyo mid kale oo 25 sano ah in ay...
Dhageyso: Caqabada ugu weyn ee hortaalla Madaxweyne Farmaajo
Kismaayo(INO)- Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya hadii aysan la shaqeyn Beesha Caalamka...



















