Monday, May 12, 2025

Xildhibaanada diidan ansixinta Golaha Cusub ee Wasiirada oo loo soo bandhigey xilal Wasiiru dowleyaal...

Madaxweyne Xasan ayaa si aad ah ugu howlan kala furfurka xubnaha barlamaanka ee ka soo horjeeda ansixinta xukuumada uu dhowaan soo dhisey Ra'iisul Wasaare Saacid, golahaasi oo u...

Madaxweyne Xasan oo durbaba bilaabey dhaqankii dowladihii hore burburiyey ee adeegsiga lacagaha iyo qeybi...

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamed ayaa bilaabey kulamo uu taageero ugu raadinaayo xubnaha golaha Wasiirada ee dhowaan uu magacaabey Ra'iisul Wasaare Cabdi Faarax...

Doorashada Mareykanka ee Maanta iyo Sida 2da Musharax ugu kala horeeyaan Dhamaan States Dalka...

Doorashada Madaxtinimada Mareykanka ayaa saakay dadka mareykanka ahi u dareerayaan. Saadaashii ugu dambeysey iyo sida labada musharax ay ugu kala horeeyaan Electoral votes dhamaan States...

Wendy Sherman oo Uganda ka codsatey in ciidankoodu Somalia sii joogaan.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni kala hadashay hanjabaaddii ay dhowaan dowladdiisa ku sheegtay in ay ciidamadeeda kala bixi doonto...

Faalo: Maalin ka hor Doorashada Madaxtinimada Mareykanka 2012 iyo Saadaashii ugu dambeysey

Saadaashii ugu dambeystey ee uu qabtey Televisionka caanka ah ee lagu magacaabo NBC ayaa tilmaamaaya in Madaxweyne Barack Obama  1 point ama 1 dhibic ka...

Prof Jawaari oo ka codsadey Ra’iisul Wasaare Saacid in golihiisa hor keeno barlamaanka ka...

Xili shalay galinkii danbe si toosa loo shaaciyay Magacyada Gollaha Wasiirada Xukuumada Cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa Raizul Wasaare Sacid laga codsaday inuu Baarlamaanka...

Ra’iisul Wasaare Saacid oo si rasmi ah ugu dhawaaqey golahiisa wasiirada oo ka kooban...

Raysul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay dowlad ka kooban 10 wasiir. Hoos ka akhri liiska magacyada wasiirrada...

Magacyada 10ka Xubnahood ee golaha Wasiirada Halkaan ka daalaco hordhac ahaan.

Magacyada Golaha Wasiirada Waxay kala yihiin: 1- Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan, Ra'iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibada 2- C/llaahi Abyan Nuur, Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha...

$2000 Dolar Mareykanka oo Mushaar ahaan loogu qeybiyey Xildhibaanada Barlamaanka Maanta

Iyadoo lagu wado in Ra'iisul Wasaaraha shaaciyo Liiska xubnaha Wasiirada ayaa waxaa Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya maalintii labaad qaadanaya mushaarkooda, tan iyo markii u horeysay...

10 Wasiir oo lagu Dhawaaqi doono Galabta

Waxaa Madaxtooyada ka socota xaflada qabanqaabada magaacibsta Golaha Wasiiradda, waxaa la sheegayaa in galabta saacada marka ay tahay 4ta galabnimo waqtiga Muqdisho in la shaacin...

Dr. Saadiq Eenoow oo sheegey in uu u tartami doono Jagada Madaxtinimada Puntland.

Waxaa maalmihii u danbeeyey soo baxayey warar sheegaya in Dr.Saadiq Eenow uu ka mid noqon doono dadka ku loolami doona madaxtinimada Puntland. Qorshaha Dr.Saadiq Eenow...

Dhageyso:Barlamaanka oo meesha ka saarey in Madaxweynuhu kala diri karo. Gambar gaabanna ugu fariistey...

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa maanta fadhi xasaasi ah ka yeeshay qodobo ku xusnaa Dastuurka, kaasoo qeexayay in Madaxweynuhu kala diri karo hadii ay ansixin waayaan...

Ra’iisul Wasaaraha Uganda oo sheegey in Ciidankooda kala baxayaan Somalia, Central Afrika iyo DR...

(Xigasho: Wargeyska All African News www.AllAfrica.com): Dowlada Uganda ayaa waxa ay go’aansatay inay kala baxayso ciidamadeeda UPDF ee ku sugan Soomaaliya iyo ciidamo kale...

Warbixin Xasaasi ah: 10 Wasiir oo 6 ka mid ah yihiin Dam Jadiid oo...

Murankii ka taagnaa tirada Golaha Wasiirada ayaa ugu dambeyntii Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon go'aansadey inuu aqbalo tiradii uu Madaxweyne Xasan Sheekh soo jeediyey...

Daawo Sawirada iyo Faahfaahin Wafdiga Dowlada Soomaaliya ee gaarey Kismaayo

Wafdigii ka socday dowlada Somalia iyo saraakiil ka tirsan AMISON ee gaarey maanta Magaalada Caasimada u ah Gobolka Jubbada Hoose ee Kismaayo ayaa kulamo la...

Faalo: Waxqeybsigii Golaha Xukuumada ee sanadihii 1960-1969 iyo Saameyntii Digil iyo Mirifle (Xisbiya)

Magacyadii Golahii Wasiirada Ee Somalia Sanadihii 1960 – 1969 ee Ra’iisul Wasaare Abdirashid Ali Sharmaake 12 July 1960  waxay ahayd 13 Wasiir oo Kaliya...

Wafdi labo dhinac isugu jira oo gaarey Degmada Kismaayo oo caasimad u ah Gobalka...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya iyo Saraakiisha AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose, iyadoo wafdigan uu yahay kii u horeeyay...

Howlgalo dad lagu soo qabqabtey oo ka dhacey Kismaayo

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Amisom iyo kuwa DFS  howl galo balaaran oo lagu...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...