Afhayeenka Amisom Col Cali Adan oo sheegey in magalada Kismaayo la geyn doono police...
Afhayenka AMISOM Col, Cali Aadan Xumud iyo Saraakiil ka tirsan AMISOM ayaa sheegay in ciidamo Police AMISOM ka socda la geeyo Magaalada Kismaayo si...
Xukuumada Saacid oo uu muran hareerey, shakina uu soo galey iney hesho kalsoonida barlamaanka
Kadib markii maalinimadii Sabtidii shalay baarlamaanka Soomaaliya uu dib u dhigay kulan lagu doonayey in xukuumadda cusubee raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon codka kalsoonida...
Bacaadlihii Suuqa Xamar Weyne ee dowladii Siyaad Bare Hirgelisey oo dib loo furey
Si rasmi ah ayaa maanta dib loogu furay suuqa Bacadlaha degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir oo xirnaa tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya,...
Dowlada Britian oo dhalashadii kala noqotey muwaadiin Soomaaliyeed oo isagoo yar tagey wadankaas
Dowladda Britain ayaa dhalashada muwaadinnimo kala noqotay Mahdi Xaasi oo ah 23-jir asal-kiisu Soomaali yahay oo lagu eedeeyay inuu xiriir la leeyahay argagixisada.
Sanadkii hore,...
Obama oo ilmeeyey mar uu la hadlaayey team_kii ololihiisa markii dib loo doortey ka...
Visit NBCNews.com for breaking news, world news, and news about the economy
Tacsi – Marxuum Malaaq Isaaq Ibraahim (Isaaq Uus)
Inaa Lilaahi Wa inaa Ilaahi Raajicuun, Waxaa tacsi tiiraanyo leh diraayo dhamaan qowmiyad weynta Digil iyo Mirifle ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika oo aan...
Malaaqa Beesha Luwaay, Malaaq Isaaq Ibaahim (Malaaq Isaaq UUS) oo Caawa Muqdisho Lagu Dilay
Allaha ha u naxariisto waxa caawa maqribkii degmada Waabari ee magaalada Muqdisho gaar ahaan meel u dhow masjidka Muuse Boqor lagu dilay oday-dhaqameed ka mid ahaa...
Watch: Deputy Speaker of Kenyan Parliament Mr. Farah Macalin: “Somali government and the president...
Deputy speaker of national assembly and member of parliament of the republic of Kenya, Farah Maalim has strongly refuted that neither Somali government nor...
Gudoomiyaha Barlamaanka oo sheegey in loo baahan yahay in la difaaco Qaranimada Dalka
Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa shaaca ka qaaday in dawlada ay u taallo difaaca qaranimada iyo madax bannaanida dalka isagoo dhanka kalana...
Dhageyso: Bilowga Khilaafka Jubooyinka ee dhinacyada Dowlada Federaalka iyo Maamulka Jubooyinka
Mar uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud booqasho ku tagey gobalka Hiiraan caasimadiisa Baledweyn ayaa markii uu ka hadlayay magaalada Kismaayo wuxuu madaxweynuhu sheegay in...
AMISOM oo ku kala qeybsantay Siyaasada Jubooyinka, lana kala safatay Dowlada Federaalka iyo Maamulka...
Iyadoo uu maalmahaan taagnaa khilaaf xoogan oo soo kala dhexgalay madaxweyaha Soomaaliya iyo Maamulka KMG ah ee ka jira Kismaayo ayaa arintaasi waxaa ay...
Xiisad ka dhalatey wafdigii Madaxweynaha ee Kismaayo laga soo celiyey iyo Xubnaha Barlamaanka ku...
Kulan ay yeesheen xubnaha barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa looga codsadey Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha inay hor yimaadaan barlamaanka si su'aalo looga weydiiyo fadeexadii dowlada...
Xildhibaan Xuseen Khaliif: “Aniga waxaan qabaa inaysan ahayn cadaadis dadka saaran ee ay tahay...
Wakhtigii ololaha madaxweynaha aan ku jiray, waxaan safar dheer ku maray bishuu Juun ee la soo dhafaafay magaalooyinka teedsan waddada dheer ee isku xirta Puntland, halkaas...
Faahfaahin: Magacyada Wafdiga Kismaayo loo diidey iyo Xudunka Khilaafka Madaxda Muqdisho iyo Kismaayo
Wararka naga soo gaaraaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mid ah xubnihii la socday wafdigii maanta dawlada u dirtay magaalada Kismaayo ee...
Wafdi Dowlada Federaalka Somalia iyo Abaaduule ka socda ciidanka AMISON una dhashey Dalka Jabuuti...
Wafdi ka socday dowladda Soomaaliya iyo Saraakiil ka tirsan AMISOM ayaa maanta laga soo celiyay garoonka diyaaradaha Kismaayo, kadib markii loo diiday inay gudaha...
Dagaal Kulul oo dhanka Warbaahinta ah oo Madaxda Muqdisho iyo Kismaayo ka dhex dilaacey
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi Amb. Maxamed Cali Ameeriko ayaa sheegay in doomo yar yar oo ku sugan Dekeda Kismaayo ay si dhuumaaleysi...
Mitt Romney oo u hambalyeey Madaxweyne Obama
Musharaxa xisbiga Jamhuuriga Mitt Romey ayaa u qadka teleefoonka ugu hambalyeeyey Madaxweyne Barack Obama isaga oo jooga xarunta olalihiisa ee Boston ee gobalka Massachusetts....
Obama oo markale loo doortey inuu noqdo Madaxweynaha Mareykanka & Gobalka Ohio oo guushaas...
Madaxweyne Obama ayaa afar sano kale oo loo doortey in uu noqdo madaxweynaha 44aad ee dalka Mareykanka. Gobalka Ohio oo ah gobalada 9 ah ee dhexdhexaadka ah ayaa guushaas ka qeyb noqdey...
Af hayeenka Barlamaanka oo u yeerey in ka badan 100 xildhibaan oo dibada ku...
Gudoomiyaha barlamaanka ayaa kulankii ugu dambeeyey ee barlamaanku yeeshey kaga codsadey xildhibaanada dibada ku maqan oo kor u dhaafaaya 100 xildhibaan in ay dib...