Sunday, May 11, 2025

Wasiirka Cusub ee Ganacsiga iyo Warshadaha oo la wareegey Xafiis Qalalan iyo 46 Shaqaale

Wasiirka cusub ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dawlada Soomaaliya Maxamuud Axmed Xasan, oo shalay gelinkii dambe xilka wasaaradaasi kala wareegay wasiirkii hore C/wahaab Ugaas...

Qarax ay dad ku dhinteen dadna ku dhaawacmeen oo ka dhacey Islii, Nairobi. Kenya

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay in ka badan 15-kalena way ku dhaawacmeyn qarax bomb oo galabta lagu tuuray bas nooca Minibus-ka magaalada...

Maxkamad ku taala Mareykanka oo 25 sano oo xabsi ah ku xukuntey dambiile diley...

Maxkamad ku taal magaalada Buffalo,  New York ee dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay ku riday xukun nin Soomaali ah oo horey u...

Guddiga Farsamdada ee Maamul U sameynta JubbaLand State oo gaarey Nairobi kuna wajahan Kismaayo

Wararka naga soo garaya Magaalada Nairobi  ee Xarunta Wadanka Kenya ayaa waxaay tibaxayaan in Magalaadaasi manta ay soo gareen wafdigi Maamul usameynta Jubboyinka iyo...

Diyaarad wada Rakaab lagu qiyaasaey190 qof oo Garoonka Kismaayo ka degay.

Wararka ka imaanaya magaalada Kisamayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in magaalada ay maanta ka degtay diyaarad ay la socdaan xujeey ka...

Daawo: Prof Axmed Ismail Samatar oo hees qac kaga siiyey.

Prof Axmed Ismaaciil Samatar waa aqoonyahan, fanaan, siyaasi, codkar, iyo qaar kaloo badan

Khudbado qiimo leh oo ay jeediyeen Drs Maryan Qaasim Axmed, R/W Saacid iyo Afhayeenka...

Drs Maryan Qaasim: Mudane Maxamed Cismaan Jawaari Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Idale News Muqdisho

Sweden oo ka fiirsanaaya Magangalyo Doonka Somalida Sababo ay ku sheegeen Xaalada soo hagaageysa...

Sida ku cad war ka soo baxey waaxda socdaalka dalkan Sweden ayaa lagu sheegay in maadaama ay aad u soo hagaageyso xaalada ammaan ee dalka Soomaaliya gaar ahaan koonfurta iyo...

Mid ka mid ah Hogaamiye Kooxeedyadii Muqdisho oo maanta geeriyoodey

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday ALLAHA u naxariiste guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb “Maxamed Dheere”. Gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir ayaa...

Dhageyso: Khudbada Madaxweynaha Soomaaliya kula hadley dadka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta markii u horeysey sheegay in uu si toos ah ula hadlaayo bulshada Soomaaliyeed, Madaxweynaha ayaa sheegay...

Dhageyso Mowqifka Madaxweyne Xasan ee Maamul U Sameynta 3da Gobal (Jubooyinka & Gedo)

Madaxweyne Xasan ayaa markuu ugu horeeyey sheegey mowqifkiisa ku aadan maamul u sameynta jubooyinka  iyo eedeynta ay dadka deegaanka qaarkiis qabaan ee ah inuusan...

Wasiirka Arrimaha Dibada Iraan oo Muqdisho soo gaarey, Safaaradoodii Muqdishana dib u furay 22...

Wasiirka arimaha dibeda ee dowlada Iiraan Cali Akbar Saalixi oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee safaarada...

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Turkiga oo Yimid Muqdisho, balanqaadeyna dib u dhis lagu sameeyo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka aynu walaalaha nahay ee Turkiga oo maanta khudbad ka hor jeediyey xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho xili ay ku...

Tarsan oo ka tanaasuley kursigii barlamaanka ka dib markii loo balanqaadey in Xilka Gobalka...

Warar aan hada helney ayaa xaqiijinaya in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Tarsan uu ka tanaasuley Xildhibaanimadii, waxaana booskiisa lagu badaley  Ismaan Xaaji Maxamuud (...

Barlamaanka oo codka kalsoonida siiyey Xukuumada Ra’iisul Wasaare Saacid

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya ayaa codka kalsoonida ah siiyay Xukuumadda cusub ee dalka Soomaaliya kadib kulan ka dhacay Xarunta Golaha shacabka oo Xukuumadda lagu horgeeyay....

Weeraro ka dhacay gobalka Rift Valley ayaa waxaa lagu dilay tiro ciidamada Booliiska Kenya...

Weerarkan ayaa yimid kadib markii kooxo hubeysan oo Xoolo dhaqato ah ay jidgooyo u dhigeen ciidamada Booliiska oo ku raadjoogay dad la sheegay inay...

Shirka Maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo oo lagu wado in dhowaan Kismaayo ka...

Magaaladda Kismaayo ee xaruunta Gobbolka Jubbadda Hoose dhawaan waxaa lagu wadaa inuu  ka furmo shir ujeedkiisu uu yahay Maamul u samaynta Gobboladda Jubbooyinka iyo...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...