Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar ugu ambabaxey dalalka deriska
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka anbabaxay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho asagoo ku sii jeeda qaar ka mid ah wadamada...
Ahmed Nuure Awdiini, gudoomiyihii ganacsatada suuqa Bakaaraha oo Muqdisho lagu toogtey
Gudoomiyihii Ganacsatada suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow waxaa lagu toogtay gudaha suuqaas asaga iyo mid ka mid ah ilaaladiisa.
Axmed Nuure Ow Diini...
Ciidamada Ahlusunna iyo ciidanka dowlada oo dib u qabsadey Beled-Xaawo
Wararka naga soo garaya magaaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaay tibaxayaan in Ciidamada Ahlusunna oo gacan ka helaya kuwa dowlada ay dib...
Beesha Hubeer oo aad uga carootey hadal ka soo yeerey Gudoomiyaha Shabeelaha Hoose C/qaadir...
Dhageyso Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose
Wareysi C/qaadir Max'ed Nuur Siidi uu siiyey Idaacada VOA oo ka hadlaayey dagaal ka dhacey inta u dhaxeysa Leego iyo Yaaqbariweyne ayaa sheegey in wafdiga...
Dhageyso Shabaabka oo sheegtey in ay qabsadeen Beled-Xaawo
Sargaal ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugan magaalada B/Xaawo laguna magacaabo Xasan C/llaahi Cali ayaa u warramay warsidaha Toosiye.com wuxuuna noo caddeeyey inay xarakada...
Dhageyso:Ciidamada dowlada oo ka baxey Beled Xaawo iyo Alshabaab oo la wareegey degmada dagaal...
Dhageyso Goobjooge ku sugan gudaha Beled-Xaawo
Wararka ka imaanaya Magaalada Baladxaawo ayaa sheegaya in halkaasi ay goordhow la wareegeen gacanku haynta degmadaasi.
Qaar kamid ah dadka deegaanka...
C/qaadir Siidi, Gudoomiyaha Sh/hoose oo dhaawac fudud ka soo gaarey dagaal ka dhacey meel...
Dagaal maanta ka dhacey meel u dhow tuulada yaaqbari weyn oo ka tirsan gobalka shabeelaha hoose ayaa waxaa dhaawac fudud uu ka soo gaarey...
Dhageyso: Maxaa kala qabsadey Booliiska Puntland iyo Dameero lagu soo buufiyey “NO Faroole”
Iyada oo maanta magaalada Qardho uu ka dhacay mudaaharaad ballaaran oo looga soo horjeedo muddo ku dar-shada Madaxweynaha Puntland aya dhanka kale waxaa ka...
Kulan looga hadley maalgashiga Dalka Somalia oo ka dhacey Muqdisho.
Kulankan ayaa intii uu socday iskaashatooyin kala duwan oo ka socday xoogsatada waxey ku eegeen sida ay lagama maarmaanka u tahay in laga faa’ideysto...
Daawo: Raila Odinga oo gaaray Garissa, balanqaadeyna magdhow la siiyo dadkii ku hantibeeley dhibkii...
Wafdi uu hogaaminayo Raysul wasaaraha dalka Kenya Raila Odinga ayaa maanta gaarey magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari Kenya si ay usoo indha...
Madaxweyneyaasha Kenya iyo Eithopia oo kala saxiixdey heshiis iskaashi oo amniga 2da dal u...
Hogaamiyaasha dalalka Ethiopia iyo Kenya Hailamariam Desalegn iyo Mwai Kibaki ayaa maanta magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis ay ugu yeedheen Special status agreement.Labada...
Wafdi dhinacyo badan ka socda oo gaarey Kismaayo qaban qaabana ugu jira shir weynaha...
Dhageyso Xaalada Wafdiga iyo Amaanka Kismaayo
Diyaarad siday Wafdi ka kooban xubno ka socda urur goboleedka IGAD iyo gudigii farsamada maamul usameynta gobolada Jubooyinka...
Qaar Ka mid ah xildhibaanada ka soo jeeda Waqooyi Bari Kenya oo Dowlada ku...
Qaar kamida xildhibaanada Baarlamaanka Kenya oo maanta shir ku qabtay xarunya Baarlamaanka Kenya ayaa Dowlada Kenya ku eedeeyay rabshadihii kadhacay magaalada Gaarisa ee gobolka...
Wasiirka Gaashaandhiga Kenya oo Booqdey Gaarisa, kana warbixiyey xaalada gobolka
Dhageyso Wasiirka Maxamed Yuusuf Xaaji:
Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga ee dalka Kenya Maxamed Yuusf Xaaji ayaa maanta booqday magaalada Garissa oo rabashado xun ay ka...
Militariga Kenya oo Dab qabsiiyey Suuq weynihii Degmada Gaarisa ee Waqooyi Bari Kenya.
Dhageyso Wasiirka Gaashaandhiga Kenya oo sheegey inuu talaabo adag laga qaadaayo askartii falkaas ku kacdey
Rabshado Maanta ka jira Xaafada Islii, Nairobi
Xaalada Xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa wali ah mid aad u kacsan, waxaana la maqlayaa rasaas ay ridayaan ciidamada amaanka ee Kenya.
Dad Kenyan...