Dowlada Somalia oo codsi u dirsadey Qaramada Midoobey…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in labo codsi oo isbarbar socda ay u dirsatay Hay’ada Qaramada Midoobay iyo dowladaha daneeya arrimaha dalka Soomaaliya,...
Qaabkii Ergada loo qeybsadey iyo guddiyo loo magacaabey Maamul U Sameynta Jubbaland
Kulamo cishooyinkii ugu dambeeyey ka socday xarunta maamulka gobalka Jubbada Hoose ee Kismaayo ayaa waxaa ugu dambeyntii lagu heshiiyey in la magacaabo 5 guddi...
Maxay tahay sababta ka baajiyey Madaxweyne Xasan inuu dhameystiro safarkiisa dalka deriska gaar ahaan...
Madaxweynaha dawlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayey oo ku sugnaa wadanka Itoobiya ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho kadib markii...
Mareykanka oo beeniyey in uu ku lug leeyahay Isgaarsiinta Syria oo hawada ka baxdey.
Dowlada Maraykanka ayaa si Kulul u beenisay, warar la isla dhex marayay saacadihii u danbeeyay, oo la xidhiidhay qalab isgaadhsiineed Casri ah oo ay ku...
Qaramada Midoobey oo Cod aqlabiyad ah ku taageerey heerka ergada Phalestine ee Qaramada Midoobey
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa cod aqlabiyada ah ku taageeray, in kor loo qaado heerka ergada matalaysa Falastiin ee Qaramada Midoobay,...
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku howlan Maamul Goboleed uu isagu Madaxweyne ka yahay
Guddoomiyihi hore ee Barlamanka Somalia Shariif Xasan Sh Adan ayaa waxaa uu mudooyinka danbe ku howlanaa qorshe ku dhashey markii uu ka harey tartankii doorashada hogaanka...
Madaxweyne Xasan Sheikh: “Dadka Reer Somaliland iyo Dowladooduba anagu waan hambalyeyneynaa…”
Halkaan ka dhegeyso wareysiga Madaxweyne Xasan bixiyey intii uusan ka kici timin Jabuuti. Mar VOA ay weydiisey aragtidiisa ku aadan doorashooyinka Somaliland ka socda...
Dhageyso Wareysi ku saabsan halka Uu maraayo Maamul U sameynta Jubbaland State
Magaallada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka soconaya dadaallo ay wadaan odayaal, siyaasiyiin iyo qeybaha kale ee bulshadda Jubbooyinka.
Dadaalladaas ayaa waxaa...
Dhageyso: Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diiran Itoobiya loogu soo dhaweeyey, iyo R/wasaaraha Itobia...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ,Wasiiro, Madaxda Dowlad goboleedyadda Itoobiya iyo masuuliyiin kale ayaa madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdigiisa si weyn ugu soo dhaweyey garoonka...
Dalka Polland oo mamnuucay Qalista Xoolaha. Arrintaaas waxay ka careysiisey dadyowga Muslimiinta iyo Yuhuuda...
Dawlada Poland ayaa noqotay dalkii afraad ee si rasmi ah u joojiya gawraca xoolaha ee inta badan ay ku dhaqmaan dadyowga aaminsan diimaha Islaamka...
Qaar ka mid ah Madaxda Gobalka Bay oo maalintii 3aad xabis ku jira
Waxaa xabsi ku yaalla magaalada Baydhabo ku jira maalintii 3aad masuuliyiin ka mid ah kuwa gobolka Baay iyo siyaasiyiin kadib markii shalay ay xireen ciidamada Itoobiya...
Beesha Sade iyo Qaar ka mid ah Beelaha Digil iyo Mirifle oo ka shiray...
Waxaa in mudo ah socday dadaalo ay wadeen qaar ka mid ah beesha Sade iyo beelaha Digil iyo Mirifle kuwaas oo lagu doonayay in...
Dhageyso: Dagaal degmada Xudun ee Gobalka Sool ku dhex marey Somaliland iyo Khaatumo Land
>
Iyadoo maanta Somaliland looga dareeraayo doorashooyinka golaha deegaanka ayaa waxaa dagaal u dhaxeeyo ciidamada maamulka Soomaaliland iyo waliba ciidamada maamulka Khaatumo ka socdaa degmada...
Ururka East African Community (EAC) oo dib u dhigey codsiga Somalia iyo South Sudan...
Madaxada dalalka xubnaha ka ah East African Community oo kala ah Uganda, Tanzania, Kenya, Ruwanda iyo Burindi ayaa maalinta Jimcaha iskugu imaanaya magaalada Nairobi.
Ajeendaha shirka ayaa lagu...
Dil loo geysey Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka ee Gobolka Hiiraan.
Warka laga helaayo Magaalada Beledweyn ee Gobalka Hiiraan, waxaa uu sheegayaa in magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiran lagu dilay guddoomiyaha golaha-odayaasha dhaqanka ee...
Xildhibaano ay ka mid yihiin Cali Khaliif, Cabdiweli Gaas,Prof Samatar iyo kuwa kale oo...
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya oo dib ugu soo laabtey qurbaha ayaa dhaliiley qaabka gaabista iyo xirxirnaanta siyaasadeed ee dowlada Federaalka ee...
Qabanqaabo iyo shirar ku aadan Maamul U Sameynta Jubooyinka iyo Gedo oo gabogabo ku...
Waxaa magaalada xeebta ah ee Kismaayo ka socda shirar isdaba jooga ah oo u dhaxeeya dhinacyada ku lugta leh maamul u sameynta Jubooyinka iyo...
Mooshin looga soo horjeedo go’aankii Nuur Cade ku kireeyey Safaaradii Somalia ee Italy oo...
Fadhigii Maanta Barlamanka ay ku yeesheen magaalada Muqdisho oo uu shirgudoominayay Gudoomiyaha Baralamanka iyo ku xigeenkiisa 2-aad ayaa waxaa looga hadlay Kireynta Dhismaha Safaarada...