Monday, May 12, 2025

Labo qarax oo is xigxigey oo ka dhacey Jowhar

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo maanta ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/Dhexe kaas oo lala begsaday ciidamo...

Ciidamada Dowlada oo la wareegey Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe

Ciidamada dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa ciidamada AMISON oo ku hubeysan taankiyo iyo aqabka kale ee ciidamada ayaa la wareegey gacan ku haysta magaalada...

Dhageyso: Sarkaal ku sugan Doolow oo sheegey in aan loo baahaneyn in maamul degdeg...

Mid ka mid ah saraakiisha ka soo jeeda Degmada Garbahaarey oo Gobalka Gedo ayaa sheegey inuusan dow ahayn in maamul loo sameeyo jubooyinka iyo Gedo...

Daawo Qafaal ka bilowday Xaafada Islii ka dib qaraxii ka dhacey Masjid Al-Hidaaya ee...

Xaalada guud ee  xaafada islii ayaa  waxaad modaa in ay sii  xumaanayso kadib markay ka dhaceen  qaraxyo badan kuwaasoo lalabeegsaday masaajido iyo kaniisado  waxaan...

Warbixin ku saabsan xaalada Caafimaad ee Xildhibaan Yuusuf Xasan oo ku dhaawacmey qarax ka...

Wararka laga helayo isbitaalka Aga khan ee magaalada Nairobi ayaa sheegaya in xaalada caafimaad ee xildhibaan Yuusuf Xasan ay hada tahay mid dagan iyadoo...

Wasiirka Gaashaandhiga oo la kulmey Jaaliyada iyo Ardeyda Soomaaliyeed ee Turkiga

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Mudane C/raxiim Fiqi oo ka mid ahaa wafdigii Madaxweynaha ee booqashada ku joogey dalka Turkiga ayaa waxaa si diiran magaalada Istanbul ugu...

Wafdigii Madaxweyne Xasan oo caawa ka soo ambabaxey Turkiga kuna soo jeedo Mogadisho

Wafdi uu hogaaminaayey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo beryahaan booqasho rasmi ah oo qaadatey 4 cisho ku joogey dalka Turkiga ayaa caawa ka soo ambabaxey...

Qarax ka dhacey banaanka hore ee masaajidka Al-hidaaya oo ku yaala xaafada Islii ee...

Salaadii Cisho ee xiliga Nairobi ka dib ayaa waxuu qarax ay dad ku dhinteen dad kalena ku dhaawacmeen uu ka dhacey banaanka hore ee...

Daawo: Baraf aad badan oo xayiray wadooyinka iyo guud ahaan magaalada Stockholm ee dalka...

 Baraf aad u xoogan oo maalintii shalay ahayd ka dagay magaala madaxda dalka Sweden ee Stockholm ayaa gebi ahaanba xanibay duulimaadyadii, tareenadii,jidadkii meelaha qaarna...

Caro ka dhalatey Natiijada Codbixinta Golaha Deegaanka ee Degmada Hargeysa ee Guddiga doorashada Somaliland...

Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ayaa caawa fiid horeba dadka guryahooda u dareereen ka dib markii isku hor imaad dhex marey ciidanka Booliiska Somaliland...

Oday dhaqameedkii 2aad oo ka qeyb ahaa Dhismaha Barlamaanka Soomaaliya oo kooxo hubeysan Muqisho...

Allah ha u naxariistee waxaa galabta koox hubeysan oo aan heybtooda la sheegin ay magaalada Muqdisho ku dileen mid ka mid ahaa duubabkii Soomaaliyeed ee ka qeyb...

Shirkada Diyaarahada ee Horn of Africa oo ka bilowday duulimaad maalinle ah Muqdisho, Kismaayo,...

Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka AMISON ayaa siiyey mid ka ah diyaaradaha private loo leeyahay ee ka howlgala Soomaaliya ruqsad ay duulimaad maalinle ah oo ugu duuli...

Tiro Madaafiic Hoobiyayaal ah oo xaley ku dhacey agagaarka Madaxtooyada iyo Booliiska Muqdisho oo...

Iyadoo magaalada Muqdisho ay ku soo yaraaneysey dhawaqa madaafiicada iyo xabada ayaa haddana waxaa mar kale dhega dadka magaalada ku soo dhacey Madaafiic hoobiyeyaal...

Kulan Ankara ku dhex marey Madaxda dalalka Somalia iyo Turkiga

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho qaadan doonto afar cisho ay shaley uga bilaabatey dalka Turkiga ayaa maanta waxaa kulan la qaatey dhigiisa dalka...

Dhageyso: Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegey in wafdi balaaran oo dowlada ka socda loo...

Raysulwasaaraha Dowlada Federaalka Somalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa bogaadiyay ciidamada amaanka ee maamulka magaalada Kismaayo kadib amrkii ay fashiliyeen baabuur walxa ka buuxaan...

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo u duuley Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka duulay magaalada Muqdisho iyagoo kusii jeeda dalka Turkiga. Prof  Xasan Sheekh Maxamuud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filaayo inuu isbuucan gudahiisa gaaro Turkiga

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filaayo in booqasho rasmi ah ku tago dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa ka helay martiqaad dhigiisa dalka Turkiga Abdullah...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...