Monday, May 12, 2025

Nin hubeysan ayaa xasuuq ba’an u geystey caruur School joogtey oo da’dooda u dhexeyso...

Sida ay ku warameen inta badan Televisions dalka Maraykanku ugu yaraan 28 qof u badan caruur da'doodu u dhaxeyso 5 ilaa 10 sano jiro ayaa ku...

Daawo: Fantasiyihii guurkii dhacey 12:12:12 oo Gabar Soomaaliyeed oo guursatey nin Swedish ah...

Maalintii shaley oo ku beegneyd 12 December 2012 ama 12:12:12 ayaa  dad badan oo dunida ku nool ay sugayeen in guurkooda ku soo beegaan...

Af hayeen u hadley Kenya oo sheegey in Ciidankooda aysan ka baxeyn Somalia ilaa...

Afhayeen u hadley military Kenya oo lagu magacaabo Colenel Cyrus Oguna ayaa sheegey in ciidamada dalkiisa ka jooga Soomaaliya gaar ahaa Jubooyinka ay  sii joogi...

Ciidamada ku wada sugan Kismaayo oo aagag kala xirtey iyo khilaaf cusub oo ka...

Koox diidan ama ka soo horjeeda maamulka hadda ka jira magaalada Kismaayo oo heyb ahaan ka soo jeeda beelaha Geddo ayaa la sheegayaa iney...

Mid ka mid ah wasiir ku xigeenadii R/w Saacid Magacaabey oo Is casiley

Waxaa shir jaraa'id qabtey mid ka mid ah wasiir ku xigeenada wasaarada Maaliyada uu Ra'iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid magacaabey  shaley oo lagu magacaabo...

Wasaarada Arrimaha Dibada Soomaaliya oo amar ku bixisey in diblamaasiyiinta safaaradaha Somalia ee dalalka...

Wasiirka wasaarada Arrimaha Dibada Soomaaliya ayaa amar deg deg ah u bixisey in dhamaan diplomaasiyiinta ka shaqeeya safaaradaha Soomaaliya ee dalalka dunida ay muddo...

Magacyada Wasiir Dowlayaasha iyo Wasiir ku xigeenada la magacaabey & Beelaha ay ka soo...

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta magacaabey 5 wasiiro dowle iyo 20 wasiir ku xigeen. Taasoo guud ahaan isugeynta tirada golaha...

Dhageyso: Wareysiga Madaxweynaha “Jubooyinka Somalia ayey ka mid yihiin, Somalia ayaana dowlad ka ah,...

Wareysi uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud siiyey laanta af Soomaaliga ee BBC ayuu kaga hadley arrimo ay ka mid yihiin Nabadgeliyada, Xiriirka Soomaaliaya iyo...

Daawo: Dadka Muslimiinta Rohingya ee degan waqooyiga Boorma oo xaquuq ba’an iyo barkacin Military...

Muslimiinta laga tirada badan oo ku nool dalka Myanmar ayaa waxa xasuuq u gaysta dadyowga u badan dalka Borma ee Buddhist. Ku dhowaad kun...

Koox Ganacsato iyo Aqoon yahano u badan oo ku dhawaaqey Xisbi Siyaaseedka Cusub oo...

Waxaa Urur siyaasadeedkii saddexaad ee bishan gudeheeda la furo looga dhawaaqay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari shalay oo Talaado ahayd. Ururkan oo magaciisu...

Fowzia: “Kireynta Safaarada sidaad u maqasheen baana u maqlay, laakiin waxaa jira guddi raysul...

Kulan  xubnaha barlamaanka Soomaaliya ay su'aalo ku weydiinaayeen qaar ka mid wasaarada cusub ee xukuumada Ra'iisul Wasaare Saacid, ayaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya guddi u...

Ganacsade Turkiga u dhasey oo suuq weyn laguna magacaabo Istanbul Bazar ka dhisaayo Muqdisho...

Ganacsade u dhashey dalka Turkiga, laguna magacaabo Mustafa Erkan ayaa sida dad badan ay la socdaan dhowr jeer socdaalo is daba jooga ku imaadey...

Military Mareykanka oo ku howlan in ciidankooda dagaalka helaan Lebis Military oo xiliga ay...

Military Mareykanka ayaa qorsheynaaya Technology cusub oo u sahleysa ciidankooda dagaalka meel kastaa oo dagaal kaga jiraan in cadowgooda uusan arkin, waxaan Technology cusub...

War murtiyeed ka soo baxay IGAD oo ku saabsan Maamul U Sameynta Jubooyinka &...

Sidii aan horay u shaacinay waxaa magaalada Addis Ababa ku kulmay dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD oo ka arinsnayay arimaha xasilinta iyo maamul...

Madaxweyne Xasan oo sheegay inuu socdo qorshe Ciidamada hubeysan looga saaraayo magaalada Muqdisho

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha dalka Soomaaliya ayaa sheegay inuu socdo qorshe guud ahaan Magaalada Muqdisho looga saarayo ciidamada wata hubka ee ka tirsan Dowladda...

Madaxweynaha Masar Mohamed Morsi oo ka noqdey wareegtadii awooddaha dalka kula wareegay

Madaxweynaha Masar ayaa u muuqda inuu tanaasul u sameeyey shacabkiisa Masar oo si weyn uga horyimid go’aankii uu qaatay 22kii bishii November ee uu...

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/xakiim Fiqi oo ka hadley heshiiskii ay wada gareen Dhigiisa Dalka...

Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay heshiiskii uu la gaaray dhigiisa dalka Turkiga, oo ku saabsanaa...

Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed oo la filaayo in lagu dhawaaqo horaanta sanadka Cusub 2013

Waxaa heer gebo gabo ah maraya qorshaha maamul loogu sameynaayo afar gobol oo ku yaala Koonfur galbeed Soomaaliya, waxaana soconaya hab la iskugu biirinayo...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...