Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyey Kenya & Shirka Jaraa’id
Wafdi uu hogaaminaayey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho labo cisho uga bilaabatay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay...
Nin sheegtey inuu yahay Madaxweynaha Asal Land oo si kulul u beeniyey Eedeyntii loo...
Xigasho BadioMedia.com:
Muran Ka taagan Magacaabista Wasiir ku xigeenka Arr. Dibada Jamaal Barrow & Suldaanka Beesha...
Suldaanka Beesha Jiido, Suldaan Warsame Caliyow Ibrow ka mid ahaa 135 xubnood ee soo xuley xubnaha barlamaanka ee lagu dhisay dowlada federaalka Soomaaliya ayaa...
Shaqaaqo dad ay ku dhinteen kuwa kalena ay ku dhaawacmeen oo Kismaayo ka dhacey
Magaalada Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ee Kismaayo ayaa waxaa markii 2aad muddo isbuuc gudahiis ah ka dhacey dagaal u dhexeya Ciidamada Raskambooni iyo Ciidamo...
Daawo: Xuska Sanadguuradii 69aad ee ka soo wareegatey asaaska ciidanka booliiska Somalia oo lagu...
Munaasabad ballaaran oo loogu dabaal degayey sanad guurrada 69aad ee aas aaska Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay dugsiga tababarka Ciidammada Booliiska General...
U gargaar Wariye Max’ud A/raxman Max’ed “Beene Beene” oo ku xanuunsanaaya Xeryaha Qaxootiga
Xigasho Laanta.net http://laanta.net/?p=16171 : Markii dhibaatooyinku ay kabilaawdeen Dalka Soomaaliya gaar ahaa koonfurta, waxaa qofkastaaba uu u baxsaday halkii ay cagihiisu gaarsiiyaan, wariyayaal badan...
Dhageyso rakaabka caasiga oo ka sheekeynaya 70 sano jiro Kufsi iyo dhac u geystey...
Rakaab saarnaa gaari caasi ah oo ka tagey magaalada Muqdisho kuna sii jeedey Degmada Buulo Xaawo ee Gobalka Gedo ayaa waxaa dhibaato isugu jirta...
Wasiirka Maaliyada oo sheegey in miisaaniyada cusub ee dowlada tahay bilow wanaagsan
Dhageyso wareysiga uu bixiyey Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo ka waramaayo Canshuurta dekada dalka iyo Miisaaniyada dalka
Wasaarada Arrimaha Dibada oo u yeertey diblaasiyiinta safaaradaheeda dibada
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Dibada Jamaal Maxamed Baroow oo ka mid ah masuuliyiinta dhowaan uu magacaabey Ra'iisul Wasaare Saacid Shirdoon, kana mid ahaa...
Kenya oo dadka qaxootiga dalkeeda jooga ku amartey iney ka baxaan magaalooyinka waaweyn….
Dhamaan dadka qaxootiga ah ee kunool gudaha dalka Kenya ayaa aadi doona xerooyinka qaxootiga ee gobolka Waqooyi Bari iyo gobolka Rift Valley sidaas waxaa...
Wasiir ka tirsan dalka Holland oo ka dalbadey barlamaanka wadankiisa in qaxootiga Somalida dib...
Wasiirka Arrimaha Qaxootiga ee Wadanka Holland Fred Teeven oo la hadlayey baarlamaanka dalkiisa, ayaa sheegay in amaanka caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho uu aad u...
Midowga Afrika ayaa sheegey in Muqdisho u soo guuraayaan
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xassan Sh Maxamud ayaa xafiiska Villa Soomaaliya ku qaabilay Danjiraha dhawaan Midowga Afrika u magaacwday Soomaaliya Ambassador Annadif Mohamat Salah
Madaxweynaha...
Akhri Nuqulka:Qaramada Midoobey oo soo dhaweysey qorshaha IGAD ee Xasilinta iyo Maamul U Sameynta...
Ergayga gaarka ah ee xoghaya Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Ambaasatoor Mahiga ayaa soo dhaweeyay qorsha IGAD ee ku aadan xasilinta iyo maamul usameynta...
Dhageyso Prof Axmed Samatar iyo Prof Cali Khalif oo shir ka dhacey Minneapolis, ka...
Kulan ay soo qabanqaabiyeen qaar kamid ah jaaliyada Soomaalida ee Gobolka Minnesota ayaa waxa uu ka dhacay hoolka shirarka Hotel Ramada ee magaalada Minneapolis.
Kulanka...
Ardeyda ka soo jeeda Koonfur Galbeed Somalia oo kulan la qaatey qaar ka mid...
Kulan balaaran oo ay soo agaasimeen ardey ka soo jeedo goballada Koonfureed ee Somalia waxna ka barta jaamacadaha kala duwan ee dalka Turkiga isla markaasna lagu casumey...
Wiil Soomaaliyeed oo Booliiska Canada toogteen isaga oo fal burcadnimo faraha kula jiray
Wiil Soomaaliyed oo lagu magacaabo Ibrahim Abuukar, ayaa lagu diley dalka Canada, iyadoo wiilkaan lagu eedeeyey in uu ku guda jirey fal burcadnimo ah...
Dhageyso Xildhibaan ka Waramaaya “Maamul U sameynta Jubooyinka Yaa Xaq U leh” ma dadka...
Xildhibaan ka mid xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo C/laahi Yuusuf kana soo jeedo sida uu sheegey gobolada Jubooyinka iyo Gedo ayaa ka hadley aragtidiisa...
Xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Muqdisho dib ugu soo laabtey & Qabanqaabada Shirweynaha...
Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtey, Waxaan garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey...
Xoghaye Guud ee IGAD Mr. Maxbuub oo beri tagi doona Kismaayo & Taariikhda Shirweynaha...
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in wafdi balaadhan oo ka kooban urur goboleedka IGAD uuna hogaaminayo xoghayaha urur goboleedka IGAD Injineer...