Gantaal garabka laga tuuro oo sigey diyaarad ka soo dageysey Garoonka Diyaaradaha ee Kismaayo
War deg deg ah oo hada nasaa gaaray ayaa sheegaya in diyaarad katimid dhanka magaalada Muqdisho oo jawi hoose kusoo gashay hawada magaalada Kismaayo...
Dhageyso Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka hadlaaya socdaalkiisa magaalada dekada ah ee Kismaayo
Wafdi heer wasiiro ah oo ka socda Xukuumada Soomaaliya ayaa saaka ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada Hoose, si ay ugu...
Mucaaradka Suuriya oo guud ahaan la wareegey Magaalo muhiim ah oo saaran Xuduuda dalka...
Dagaalyahanada ayaa si dhameystiran ulla wareegay magaalada Harem oo saaran xadka dalka Turkiga, halkaasi oo ay dagaal xoogleh ka socdeen todobaadyadii lasoo dhaafay. Qabashada...
Guddiga Doorashada Somaliland oo ku dhowaaqey 3da xisbi qaran ee ku soo baxdey doorashada
Guddida Diwaangalinta Ururada Iyo Ansixinta Asxaabta QarankaAyaa Si rasmiya Ugu Dhawaaqay Saddexda Xisbi Ee Ku Guulaystay In ay Noqdaan Xisbiyada Qaranka Ee Dalka.
Munaasibada Lagu...
Wasiirka Maaliyada oo dib loogu celiyey Miisaaniyada 2013
Barlamaanka Soomaaliya oo maanta dood kulul ka yeeshey ansixinta miisaaniyada ay soo diyaarisey Wasaarada Maaliyada iyo Qorsheynta uuna joobjoog ka ahaa wasiirka wasaarada mudane...
Safaarada Soomaaliya ee Nairobi oo eedeysey Xildhibaan Shariif Xasan Sheikh Aadan
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysey ku eedeysey Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan inuu ku howlan yahay dhismaha maamul goboleed ka dhan ah dowlada...
Howgalo Military oo ay dowlada ka bilowday Miyiga Gobalka Shabeelaha Hoose
Wasiirka Arrimaha iyo Gudaha & Amniga Soomaaliya oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xooga Somaaliyeed iyo guutooyiinka ka tirsan ciidanka xoogga Dalka ayaa howgalo ka fuliyey xarumo...
Madaxweyne Xasan oo khudbad dheer u jeediyey Jaaliyada Somalia ee ku nool Uganda
Khudbad dheer oo isugu jirta warbixo iyo wada shaqeyn Dowlada Somalia iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee dibada ayaa Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud u jeediyey Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan...
Kulankii Barlamaanka ee ansixinta Miisaaniyada 2013 oo buuq ku soo xirmey
Waxaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka Qaranka ee magaalada Muqdisho kulan ay iskugu yimaadeen xildhibaanada Baarlamanka Somalia kaasoo uu shir gudoominayey Gudoomiye...
Madaxweyne Xasan oo kulamo la qaatey dhigiisa Uganda Yuweri Musaveni
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagay caasimadda dalka Uganda ee Kampala. Waxayna halkaas...
Ergooyin Reer Puntland oo shir ku lahaa Garoowe oo la is hor istaagey iyo...
Waxaa ka baxay Magaaladda Boosaaso ergadii Beesha Cali Saleebaan uga qayb geli lahayd shirka Aayo ka talinta Puntland oo la filayo inuu maalmaha soo...
Madaxweyne Xasan oo Kenya uga duuley dalka Uganda
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo gabo gabeenayaya socdalkiisa Kenya waxaana uu u duuley Magaalada Kampala ee dalka Uganda.
Cabdulaahi Ciilmooge Xirsi...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka oo Xalay kormeer kedis ah ku tagey qaar...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga oo safar dib ugu soo laabtey shaley ayaa xalay kormeer ku tagay Isgoysyada degmooyinka Kaaraan, Yaaqshiid, Howlwadaag iyo Wartanabada...
Ciidamada Kenya iyo kuwa dowlada oo goobo hor oo Jubooyinka ka tirsan la wareegay
Ciidamada Raaskambooni, kuwa dowlada Somaliya iyo ciidanka Kenya ee ka tirsan AMISON oo wadajira ayaa la wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose....
Wasiirka Warfaafinta Somalia Cilmooge oo ka hadley heshiiska Somalia iyo Kenya wada gaareen
Wasiirka Warfaafinta Somalia Cornel C/laahi Cilmooge ayaa ka hadley socdaalka Madaxweynaha Somalia Mudane Xasan Sheekh ee Kenya iyo kulamadii ay dowlada Kenya iyo Somalia...
Khudbad dheer oo Madaxweyne Xasan Sheekh u jeediyey Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Kenya
Dhageyso khudbad dheer oo madaxweyne Xasan Sheekh uu kaga hadley arrimo badan
Xildhibaan Daahir Amiin Jiisow oo ka hor yimid Go’aankii Afhayeenka Barlamaanka ee ahaa inay...
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa noqdey xildhibaanka kaliya ee ka tirsan golaha barlamaanka ee si joogta ah uga hadla idaacadaha maxaliga isagoo u jawaaba...
Daawo Dhacdadaan ku dhacdey Somalida degan Zambia oo uu sababey nin Ganacsade Somali ah...
Dil nin ganacsade Soomaali oo ku nool dalka Zambia uu u geystey nin shaqaale u ahaa oo mushaarkiisa 2da bilood ee ugu dambeysay ku lahaa...
India promises defense aid to Somalia
The Indian High Commissioner in Nairobi, Sibabrata Tripathi, has expressed the Indian government's readiness to actively support Somalia’s effort to rebuild its defense forces...