Daawo: Xaalada magaalada Muqdisho oo ka soo raynaysa iyo dadkii oo magaalada ku soo...
Magaalada Muqdisho ayaa dadku aad ugu soo noqonayeen bilihii ugu dambeeyey waxaana saraakiisha airport magaalada Muqdisho ay sheegaayaan in duulimaadyo maalin walba yimaad magaalada...
Wasiirada Arrimaha Bulshada oo ka warameysa booqashadeeda Turkiga iyo Tuniisiya
Wasiirada Wasaarada Arrimaha Bulshada Marwo Drs Maryan Qaasim Axmed oo booqosho rasmi ku jooga dalka Turkiga ayaa waxay ka warantey kulamada ay la yeelatey...
Madaxweyne Xasan oo gaarey Suudaan kagana qeybgalaaya sanadguurada xuriyada dalkaasi
Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Gaaray Dalka Suudaan gaar ahaan Gobol lagu magacaabo Blue Nile halkaas oo ay...
Daawo: Natiijada Golaha Deegaanka iyo cida noqoneysa Mayor Magaalada Saylac oo dood kulul ka...
Doorashadii Golaha Deegaanka ee ka dhacdey Somaliland ayaa beelaha wada dega degmada Saylac midba dhankiisa sheegtey inuu isugu ku guuleystay doorashadii Mayor Magaalada Saylac
kulan adag oo dhexmaray galabta...
Wasiirada Adeega Bulshada oo ka qeybgashey Shirka Horumarint Waxbarashada oo lagu qabtey dalka Tuniisiya
Wasiirka wasaaradda adeega bulshada ayaa ka qeyb gashay Shirweynaha 21 aad ee ururka dalalka carabta u qabilsan dhanka, waxbarashada sayniska iyo hiddaha marka la...
Dhageyso: Madaxweyne Xasan “Dadka Reer Kismaayo Dowlada ay ka tirsanaan doonaan”
Kulan Madaxweynaha Jamhuuiyada Soomaaliya la qaatey wafdigii dhowaan ka soo noqdey Kismaayo oo uu horkacayey Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa wafdigu kaga warbixiyey xaalada guud...
Orodyahan MO Farah oo sheegey in FBI Mareykanku ay ka shakiyeen xili uu dalkaasi...
Orodyahanka haysta horyaalka orodka 10-ka kun iyo shanta kun ee dunida ee asalkiisu ka soo jeedo Soomaaliya, hase yeeshee haysta dhalashada Britain ugana qayb...
Wareysi: Wasiirada Arrimaha Dibada Somalia Fowsiya Yusuf X. Aadan oo London ku sugan
Fowsiya iyo waftiga la socday oo si weyn loogu soo dhaweeyey Airportka Caalamiga ah ee Heathrow International ayaa waxa soo buux dhaafiyey dadweyne kasoo...
Wasiirka Warfaafinta oo Kismaayo geeyay Idaacad FM iyo weliba qalabka Televisionka SNTV
Wasiirka Warfaafinta,boostada,isgaarsiinta iyo dalxiisaka ayaa la hadlay shacabka magaalada Kismaayo ka hor intii uusan ku laabanin magaalada Muqdisho.Wasiirka ayaa sheegay in shacabka Kismaayo uwaday...
Wasiir dowlaha Madaxtooyada Faarax C/qadir oo la kulmey Sacuud Al faysal, Wasiirka Dibadeedka Sacuudiga
Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Saudi Arabia ayaa la kulmay Wasiiru dowlaha Maxtooyada Soomaaliya Faarax Cabdulqaadir Maxamed kaasi oo booqasho ku tagay Magaalada Riyaad ee...
Khudbadii Ra’iisul Wasaare Saacid barlamaanka u jeediyey oo arrimo dhowro ah uu kaga hadley
Ra’iisul wasaaraha somalia Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta ka jeediyay khudbad dheer Xarunta baarlamanka somalia kadib markii manta lagu hor dhaariyay wasiir ku...
Daawo Sawirada Wafdiga Dowlada Somalia ee booqanaayo Kismaayo
Wafdigii ugu balaaarnaa ebid ee dowladda Soomaaliya u dirto gobalk ka mid ah goballada dalka ayaa waxay isugu jiraa wasiiro, wasiiru dowleyaal, wasiir ku...
Sawiro: Barlamaanka oo ansixey Wasiiru Dowlayaasha iyo Wasiir ku xigeenada Xukuumada Saacid Isla maantana...
Dood kulul oo dhex martey xildhibaanada barlamaanka oo horey u ansixiyey Golaha wasiirada xukuumada Ra'iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ka dib ayaa lagu ansixiyey wasiiru...
Labo Xildhibaan oo sheegey iney ka baxeen Barlamaanka Somalia, xubno kalena ay qorsheynayaan iney...
Xildhibaan C/wali Maxamed Cali Gaas iyo Xildhibaan Xuseen Khaliif Xaasi oo ka mid ahaa mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu gabi ahaanba ka...
Mooshin ka dhan ah Wasiiru dowlayaasha iyo ku xigeenada oo barlamaanka la keeney iyo...
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dood adag ka leh kalsooni siinta Wasiiru dowlayaasha iyo wasiir kuxigeenada uu dhowaan soo magacaabay Ra'iisul Wasaare Saacid, iyadoo dooda...
Guux ka dhex aloosan gudaha barlamaanka oo ku saabsan magaabista wasiir ku xigeenada
Ka dib markii la shaaciyey magacayada wasiiru dowlayaasha iyo wasiir ku xigeenada xukuumada Ra'iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa Xubno ka tirsan baarlamaanka...
Safaarada Soomaaliyeed ee Kenya oo xaqiijisey in qaxootiga Soomaaliyeed bilaabeen iney dalkooda dib ugu...
Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa xaqiijisey in muwaadiiin Soomaaliyeed oo qaxooti ahaan u joogey in ay dalka dib ugu soo laabanayaan tan iyo...
Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed ayaa sheegay in AMISOM ay ku balan furtey welina ay...
Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed ayaa walaac ballaaran ka muujiyey kusii sugnaanshaha ciidamada Amisom garoonka Kubada Cagta ee Stadium Muqdisho oo haatan ah Fariisin ciidan...
Puntland oo markii ugu horeysey si kulul u eedeysey Madaxweyne Xasan inuusan raali ka...
Mamul goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in ay ogyihiin in madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud uusan raalli ka ahayn maamulka lagu wado...
Axmed Madoobe oo ka hadley kulanka ay la yeesheen Wafdiga dowlada ee gaarey Kismaayo
Axmed Madoobe Hogaamiyaha Raaskambooni ahna Gudoomiyaha KMG ah ee maamulka Kismaayo ayaa kahadlay kulankii ka dhacay magaalada Kismaayo ee ay la yeesheen Afar kamid...