Dhageyso+Sawiro: Qaab U Dhacdey Xil wareejinta iyo Hadaladii Ay Jeediyeen Farmaajo iyo Xasan Sheekh
Muqdisho(INO)- Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo madaxweynaha cusub ee jamhuuriyadda federaalka soomaaliya ayaa maanta si rasmi ula wareegay xilka madaxweynaha oo loo doortay Seddeedi bishaan...
DFS oo qorsheyneysa inay cabasho ka gudbiso dawlada UAE
Muqdisho-Dawlada Soomaaliya ayaa qorsheyneysa inay cabasho ka gudbiso dawlada Imaaraatka Carabta saldhigga ay ka kireysatay Somaliland dartii.
Dawlada Soomaaliya ayaa cabashadaa oo sharci ah...
UK o qorsheyneysa in ay qabato Shir Arrimaha Amniga iyo Abaaraha Soomaaliya looga hadlayo
London (INO)-Dowladda Britain ayaa wada qorshe ku aadan kulamo looga hadli doono arimaha amaanka Dalka Soomaaliya in lagu qabto Bisha May gudaha Magaalada London...
C/raxmaan Faroole : “Madaxweynaha cusub ha loo daayo qofka uu ra’iisal wasaaraha ka dhigayo”
Garowe(INO) – Madaxweynihii hore ee dowlad gobolleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ed Max’uud Faroole, islamarkaana ah xubin ka tirsan aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ku...
DEG DEG: Madaafiic lagu weeraray Madaxtooyada Somalia
Muqdisho(INO) -Goor dhaweyd ayaa waxaa laga maqlay Magaalada Muqdisho dhawaqa tiro Madaafiic ah oo agagaarka Madaxtooyada Somaliya ku soo dhaceen.
Madaafiicdaan oo tiradooda ay gaarayso...
Madaxweyne Farmaajo oo si rasmi ah ula wareegay xafiiska
Muqdisho(INO) – Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xafiiska, kaddib xaflad kooban oo ka dhacday xarunta...
Madaxweyne Farmaajo oo mar labaad la kulmay Xasan Sheekh Maxamuud, markii uu tagey Villa...
Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), ayaa maanta markii labaad kormeer ku tagey Xarunta Madaxtooyada Somaliya (Villa Somalia).
Madaxweynihii hore ee Somaliya, Xasan...
Booliska Malaysia oo qabtay haweeney lagu tuhunsan yahay inay ka dambeysay dilka Kim Jong-nam
Maleysia(INO)—Booliska dalka Malaysia ayaa xabsiga u taxaabay haweeney lagu tuhunsan yahay inay xiriir la lahayd dil loo geystey nin ay walaalo ahaayeen hogaamiyaha dalka...
Hanti dhowrka Guud oo sharci darro ku tilmaamay ansixintii Golaha Wasiirada ee miisaaniyada 2017
Muqdisho(INO)— Hanti dhowrka Guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa sharci darro ku tilmaamay miisaaniyada sanadka 2017 oo ay shalay ansixiyeen Golaha Wasiirada,...
Gawaari, agab iyo hub lagala baxay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia
Muqdisho(INO)— Hanti isugu jirta gawaari, agab kala duwan, iyo hub ayaa la sheegay in lagala baxay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, iyadoo labadii maalmood ee...
Dhageyso: Shariif Xasan oo codsi u direy Madaxweynaha Cusub
Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in isbadel weyn uu ka dhacay dalka...
Ciidamo Ethiopian ah oo Qarax Miino lagula eegtay Baladweyne
Baladweyne ( INO)-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Qarax Miino Ciidamada Ethiopia lagula beegsaday Gudaha Magaaladaasi.
Goob Joogayaal...
Weerar Askar ay ku dhinteen oo ka dhacay G/Sh/ Hoose.
Muqdisho ( INO)-Ugu yaraan 2 Askari ayaa ku Geeriyooday 4 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib Qarax Miino oo lagula eegtay deegaanka Tixsiile ee...
Ciidamo ka wada tirsan kuwa DFS oo ku dagaalamay Degmada Wanlaweyn
Wanlaweyn ( INO)-Iska Hor’imaadkaan oo u dhexeeyay Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo u abaabulan Qaab Qabiil ayaa Saacadihii la soo dhaafay...
Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Masar Iyo Jarmalka
Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shalay 14 Feberaayo kulan la qaatay masuuliyiin ka socda dalalka Jarmalka iyo Masar,...
Cali Maxamed Geedi oo ol-ole ugu jira xilka Rayslwasaaraha Soomaaliya
Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada latashiyo xooggan oo ku aadan qofka noqonaya raysalwasaaraha Soomaaliya. Sida uu qabo Dastuurka Madaxweynuhu waxa uu...
Xuska sannad-guurada 52-aad ee ciidamada badda soomaaliyeed oo lagu qabtay magaalada Muqdisho
Muqdisho(INO)- Munaasabad loogu dabaal degayay 52 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka badda Soomaaliya oo ku beegan 10-kii bishan ayaa maanta lagu qabtay...
Sawiro: Saraakiisha sar-sare ee booliska AMISOM iyo kuwa dowladda oo gaaray magaalada Baydhabo
Muqdisho(INO)- Magaalada Baydhabo ayaa waxaa gaaray saraakiil ka socota booliska AMISOM iyo kuwa dowadda Soomaaliya kuwaas oo howlo la xiriira tayeynta booliska u tagay...
2 Haween Oo Ka Tirsan Sirdoonka Kuuriyada Waqooyi Oo Shir Qool Ku Diley ...
Maleysia(INO) - Dawladda Kuuriyada Konfureed ayaa xaqiijisay in hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un walaalkii lagu dilay Malayshiya.
Kim Jong-nam ayay u muuqataa in uu u...
Somaliland oo codsatay in laga saaro liiska dalalka Trump uu ku soo rogay xayiraada...
Hargeysa(INO)- Xukuumada Somaliland ayaa ka codsatay dawlada Donald Trump ee Mareykanka in laga saaro liiska dalalka Trump uu ku soo rogay xayiraada Socdaalka.
Dhawaan ayaa...


















