Al Shabaab Oo Iclaamisay In Dagaalo Qaraar Ay La Galeyso Dowlada Madaxweyne Farmaajo
Muqdisho(INO) – Xarakada Al-shabaab ayaa markii ugu horeeysay shaacisay mowqifkooda ku aadan madaxweeynaha cusub ee dalka, ayagoo sheegay in hogaanka cusub ee uu dalku...
Farmaajo oo AMISOM ka dalbaday in 2 sano ay ku soo Afjaraan Dagaalka ka...
Muqdisho ( INO)-Isagoo kulamo looga hadlayay arrimaha Al Shabaab la qaadanayay Masuuliyiinta ka tirsan Ururka Midowga Africa ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi...
Dhageyso Wareysi: Wacyi-galin Ku Saabsan Cudurka Shuban Biyoodka By: Dr Somane
Baydhabo(INO)-Waxaa Gobolada Dalka Laga sheegaya in daacuun caloole uu ka dillaacay halkaasi oo dad badan ay la bukaan dad kalena ay u geeriyoodeen. Marka...
UPDATE: 8 Ruux Oo Xaley Cudur Shuban Biyoodka Ku Diley Degaanka Buur Dhuxule Ee...
Buurdhuxule(INO)- 8 Ruux Oo Xaley Cudur Shuban Biyood Ku Diley Degaanka Buur Dhuxule Ee Gobolka Bakool.
ILaa iyo 60 ruux ayaa u geeruyootay shuban biyoodkii...
Dhageyso: Koonfur Galbeed Oo Kordhineysa La Dagaalanka Al Shabaab
Baydhabo(INO)-Taliyaha Ciidanka Booliiska Koonfur galbeed Soomaaliya Jeneraal Mahad C/raxmaan Aadan ahna Taliyaha qeybta Guud ee Ciidanka Booliiska gobolka Bay ayaa sheegay in ay sii laba...
Madaxweynaha Gambia Oo Maanta La Caleemo Saarayo
Gambia(INO) Madaxweynaha cusub ee Gambia, Adama Barrow, ayaa si rasmi ah loogu caleemo saari doonaa caasimadda Banjul, halkaas oo ay ka dhici doonaan dabaal...
DEG DEG: Golaha Wasiirada maamulka Hirshabeelle oo lagu dhawaaqaayo
Jowhar(INO) -Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble Siyaad ayaa lagu wadaa in uu ku dhawaaqo golihiisa Wasiirada todobaadkaan gudihiisa.
Ilo ku dhow Madaxtooyada Hirshabeelle ayaa...
Dhageyso: Gabar Soomaali Ah oo Iska Soo Sharaxday Boston
Bostan(INO)- Maalmahan waxaa warbaahinta dalkan Maraykanka si weyn ay u hadal hayeen gabadh Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Deeq Maxamed Jibriil oo shaacisay inay u...
Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay safiirka Mareykanka ee Somalia
Muqdishi(INO) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz.
Kulankan ayaa Madaxweyne Farmaajo waxaa uu ugaga...
Digniin culus oo laga soo saaray xaalada abaarta Somalia
Muqdisho(INO) –War saxaafadeed ka soo baxay xafiisyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee cunada WFP iyo carruurta UNICEF, ayaa lagu sheegay in gargaar bani’aadannimo oo baaxad...
Daawo: Beesha Disow Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaantey Malaaq Lagu Caleemo Saarey Baydhabo
Muqdisho(INO) - Kullan ay isugu yimaadeen Waxgaradka, Dhalanyarada, Aqoonyahnada iyo Odayaasha dhaqanka Ee Beesha Disow ayaa Maanta waxaa lagu sheegay in aan sal lahayn...
Dhageyso Dood Kuluul : Xildhibaano iyo Siyaasiin ka hadlay khilaafka iyo Musuq Maasuqa hareeyay...
Muqdisho (INO) — Masuuliyiin , Xildhibaan iyo Siyaasiyiin kala duwan oo ka soo jeeda Maamulka Joofur Galbeed ayaa maanta siyaabo kala duwan uga hadlay...
Wasiirka Diinta iyo Awqaafka KGS Oo Ka Horyimid Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyey
Muqdisho(INO)- Wasiirka diinta iyo awqaafta maamulka Koonfur Kalbeed Macalin Axmed Maxamed ayaa ka horyimid xil ka qaadis madaxwayanaha maamulkaasi uu kusameyay.
Mudanahan oo la hadlay...
Ciidamo Burundian ah oo hor leh oo Soomaaliya la keenay
Muqdisho(INO) Ciidamo Burundian ah oo hor leh ayaa Soomaaliya la keenay kuwo horay u joogayna waa la qaadayaa.
Ciidamadaa oo la keenay shalay Soomaaliya ayaa tiradoodu...
Maxaad Ka Taqaan Shaqsiga Uu Farmaajo U Magacaabay La Taliyihiisa Amniga Qaranka?
Muqdisho(INO)- Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saacado kaddib markii uu xilka la wareegay xilalkii u horeeyay, inta lagu guda jiro xilliga...
Daawo: Lamaanihii isku aroosay 1 dollar kaliya oo loo dhigay xaflad $35 kun ku...
Nairobi(INO)- Lamaane Kenyan ah oo arooskoodii ku baxay lacag dhan hal dollar kaliya ayaa mar kale waxaa loo dhigay xaflad qaali ah oo adduun...
Madaxweyne Farmaajo oo xilalkii ugu horeeyay magacaabay
Muqdisho(INO) – Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanata si rasmi ah xafiiska ula wareegay ayaa magacaabay xilalkii ugu horeeyay ee Qaranka, tan iyo markii...
Dhageyso: 40 Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootey Degaanka Daynuunaay Ee Gobolka Bay
Daynuunaay(INO)- Deeganka Daynuunay Ee Gobolka Bay ayaa waxaa Dilaacey Cudurka Shibin Biyoodka waxana Halkaasi laga soo sheegeyaa in dad Afartameeyo ah ay ugu geeriyoodeen.
Gudoomiyaha...
Culmaa’udiinka Ahlu Sunna Ee Gobolka Bakool Oo Taagyeero U Muujiyey Madaxweyne Farmaajo
Xudur(INO)- Kulankaan oo ay isugu yimaadeen Culmaa’udiinka Gobolka Bakool ayaa waxa ay ku muujiyeen taagyeerada ay u hayaan Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya,...
Daawo: Koonfur Galbeed Somalia Oo Xilka Ka Qaadey Wasiirka Diinta iyo Awqaafka KGS Oo...
Baydhabo(INO)- Shir Maanta ay isugu yimaadeen Gollaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo shir Gudoominayey Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa Xilka Looga qaadey...



















