Monday, April 6, 2026

Sawiro: Isu soo bax Roob doon ah oo ka dhacay Baydhabo

Baydhab(INO)- Dadka ku dhaqan Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa Maanta waxay isugu  Soo Baxeen Banaanka Magaalada Baydhabo, iyadoo isu soo...

Dhageyso: Xildhibaan Afaraalle Oo Puntland Ugu Baaqay Joojinta Tacadiyada Dadka Ka Soo Jeeda KGS

Baydhabo(INO) - Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kullan Ku yeeshey magaalada Muqdisho ayaa Maamul Goboleedka Puntlanad ugu baaqeen Joojinta Tacadiyada Loo Geysanaayo...

Dhageyso: Xildhibaano KaTirsan BFS Oo Ka Soo jeedaan KGS Oo Baaq Deg Deg Ah...

Muqdisho(INO)- qaar kamid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaalaiya ayaa waxa ay sheegeen in haatan xaalad adag oo abaareed ee kajirto qeemo kamid ah gobolada dalka...

Nabadoon Caan Ah Oo Ka Soojeeda KGS Oo Caawa Lagu Dilay Dagmada Xamar Ja-Jab

Muqdisho(INO):- allaha u’naxariisto waxaa caawa dagmada Xamar ja-jab lagu dilay nabadoon Cabdi laahi Cumar Tima jare oo kamid ah ahaa nabadoona wax ka soo...

Dhageyso: Shariif Xasan Oo Markii Ugu Horeeysay Qirey In Uu La Safnaa Xubno U...

Baydhabo(INO)- Shariif Xasan Sheekh Aaden Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay sheegey in Xubno Siyaasiyiin ah oo waayey Aqalka Hoose ee BFS...

Dhageyso: Gudoomiye C/rashiid Oo Bulshada KGS Ugu Baaqay Ilaalinta Waxyaabaha Muqadaska Ah Ee Ay...

Baydhabo(INO)- Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Bay C/rashiid C/laahi Maxamed oo ka hadlaayey Kullan looga hadlaayey Siyaasada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ugu Baaqay...

Dhageyso: Nuxurka Khudbadaha Bulshada Rayidka Baydhabo Ay Ka Jeediyeen Kullan Looga Hadlaayey Siyaasada KGS

Baydhabo(INO)- Halkan Ka Dhageyso Nuxurka Khudbadaha Bulshada Rayidka MagaaladaBaydhabo Ay Ka Jeediyeen Kullan Looga Hadlaayey Siyaasada KGS oo ka dhacey Madaxtooyada Kullanka oo Dhiliilo...

Dhageyso: Shariif Xasan Oo Durba U Digey Xubno Dhaliilsan Hogaankiisa Ka Dib Culeys Soo...

Muqdisho(INO)- Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Ka hadlaayey Kullan looga Hadlaayey Siyaasada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka dhacey Baydhabo...

Maxaa looga hadlay Kulankii Qarsoodiga ahaa ee dhexmaray Beelaha Majeerteen iyo Habargidir??

Muqdisho(INO)- Waxaa Maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kulan weyn oo ay yeesheen beelaha Habargidir iyo Majeerteen kaasoo ahaa qado sharaf lagu casuumay ilaa 100...

Madaxweyne Farmaajo: $100,000 ayaa la siinayaa qofkii soo sheega war lagu soo qaban karo...

Muqdisho(INO)- Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/Laahi Farmaajo ayaa sheegay in $100,000 oo abaal marin ah lasiin doono qofkii soo sheega war lagu soo...

Aqriso: Gollaha wasiirada maamulka Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay

Jowhar(INO) – Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa goor dhow magacaabay Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeelle oo in mudo ah laga sugayay, maadaama waqti dheer...

Dhageyso: KGS Oo Qorsheynaysa In ay Dib U Djin U Sameyso Boqolaal Qoysas Badan

Baydhabo(INO)- Mudooyinkii ugu dambeeyay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa soo gaarayay dadyow aad u tira badan, kuwaasi oo siyaabooyin kala duwan u...

DEG DEG: Qarax Ciidamada Jubbaland lagula eegtay Duleedka Kismaayo

Kismaayo ( INO)-Wararka ka imaanaya Magaalada Kismayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay ku warraamyaan in Deegaan Qiyaastii 60 Km Galbeed kaga...

QM oo cambaareysay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho(INO) – Wakiilka xog-hayaha guud ee QM Machael Keating ayaa cambaareeyay weerarkii ay dadka badan ku dhinteen ee maalintii shalay ka dhacay suuq mashquul...

AU & EU oo Cambaareeyay Qaraxii Muqdisho

Muqdisho ( INO)-War Qoraal ah oo Siyaabo kala duwan uga soo baxay Ururada Midowga Africa iyo Midowga Europe ayaa si kulul waxaa loogu Cambaareeyay...

IMF oo Somalia ka caawineysa Daabacaadda Lacagaha Shling Somalia

Muqdisho ( INO)-Hay’add lacagta aduunka ee IMF ayaa shaacisay in dowladda cusub ee Soomaaliya ay ka caawinayso daabacaada lacag cusub oo Shillin Soomaali ah,...

Sawiro: Madaxweyne Farmaajo oo xalay cusbitaalka ku booqday dhaawacyada qaraxii xaafadda Kaawa Godey

Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ay wehlinayeen taliyeyaasha NISA, Boliiska iyo Asluubta ayaa cusbitaalka Madiina ku booqdey dhaawacyada dadkii ku wax yeeleebay qaraxii xaafadda...

Madaxweyne Trump Oo Caafimaadka Maskaxdiisa Shaki Weyn Dhaqaatiir Ka Muujiyeen

NY(INO)-Khubaro Maraykan ah oo ku taqasusay cilmi nafsiga waxay shaki muujiyeen Caafimaadka maskaxeed ee madaxweynaha Mareykanka Trump. Dooda Caafimaadka maskaxeed ee Trump waxay ka...

Daawo: Shariif Xasan Oo Xariga Ka Jarey Xarun Loo Dhisay Wasaarada Dib U Dajinta...

Baydhabo(INO)- Waxa Maanta Xariga Laga Jarey Xarun Hay'ada Qaramada Midoobey Ee u Qaalbilsan  Arimaha Qaxootiga Ee UNCHR ay u dhistey Wasaarada Dib u dajinta...

Ciidamada AMISOM oo duqeymo xoogan ka geystay Qoryooleey

Qoryooleey ( INO)-Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa tiro Madaafiic ah waxa ay ku garaaceen Duleedka Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Meelaha ay AMISOM-tu...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...