Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Soo Gebagebeeyey Kulammo Uu La Qaadanayey Qeybaha Bulshada Gobolka Hiiraan
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa soo gebagebeeyey kulammo uu magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka...
Maamullada Degmooyinka Deyniile iyo Waaberi Oo Sheegay Iney Kaalmaha Hore Uga Jiraan Tartanka Nadaafadda...
Maamullada degmooyinka Deyniile iyo Waaberi oo ka wada tirsan gobolka Banaadir ayaa sheegay iney degmooyinkooda ugu horeeyaan tartanka dhanka nadaafadda ah ee ay ka...
Inkabadan 600 Arday Oo Siminaar Maanta Muqdisho Loogu Soo Gebagebeeyey
Munaasabad Siminaar loogu soo xerayey 600 Arday oo mudo bil ah uu u socday siminaar sare loogu qaadayey aqoontooda ayaa maanta lagu qabtay magaalada...
Qarax ka dhacay magaalada Kismaayo
Xaaladda magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa degan, kaddib markii duhurnimadii maanta gudaha magaalada uu ka dhacay qarax miinada nooca dhulka lagu aaso lagana...
Wasiirka Maaliyadda iyo qorshaynta Qaranka oo u ambabaxay Magaalada Nairobi + Sawirro
Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Mudane Maxamuud Xasan Suleeman iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Nairobi si ay uga qayb galaan shirar...
Gudigii Farsamada oo Kismaayo kusoo laabtay
Waxaa maanta magaalada Kismaayo kusoo laaabtay gudigii farsamada maamul u samaynta Jubbooyinka ee dhawaanahan ku maqnaa dalka Kenya.
Gudigani oo mudo bil ah ku maqnaa...
Tartan Orodka Maaratoonka Oo Lagu Soo Gebagebeeyey Magaalada Muqdisho
Tartan Orodka Maaratoonka ah oo ay kasoo qeybgaleen ku dhowaad 100 dhalinyaro ah ayaa lagusoo gebagebeeyey magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka.
Tartankan orodka Maaratoonka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay kadib safarro shaqo oo uu ku tagay...
Qaar ka mid ah Dumarka Soomaaliyeed ee ku nool Holland oo Cabasho iyo qeylo...
Qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holland ayaa waxaa la sheegay inay cabasho iyo qeylo dhaan ay ka muujiyeen qaadka...
Madaxweyne Xassan muxuu ka yiri Ciidamada Britain ee dhawaan la geyn doono Somalia
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Xassan Sheikh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada la filaayo in dhawaan laga keeno Britain aysan ahayn kuwa Cadow ku...
Kenya oo lagu amray inay Ciidamo kala baxdo Somalia
Golaha amaanka Qaramada Midoobay Qoraal ay kasoo saaren Ciidamada Kenya ee Jooga Somalia ayaa waxa ay ku sheegen qoraalkooda in Dowladda Kenya ay Ciidamo...
Wasiirka arrimaha dibada oo balanqaadday in ay dowladu wax u qabaneyso dhalinyarada ku dhibaateysan...
R/wasare ku xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Marwo Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa sheegtay in dowladu wax ka qabaneyso dhibaatooyinka dhalinyarada Soomaaliyeed ku...
Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegay in Garooska uu ka madax banaan yahay hey’adaha dowladda
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in Hey'adaha garsoorka ay ka madax banaan yihiin hey'adaha kale ee dowladda, isagoo difaacay xukunada...
Axmed Madoobe oo ka digay in dowladda Soomaaliya magacawdo maamul aan dadka deegaanka soo...
Gudoomiyaha Maamulka KMG ee Kismaayo ahna Hogaamiyaha Jabhada Raaskambooni Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in dhowaan magaalada Kismaayo uu ka furmi doono...
Faah faahin ka soo baxaya dagaal ka dhacay Gobolka Gedo
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda, kuwa Kenya iyo Al-Shabaab uu ku dhex maray meel ku dhow...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qudbad ka jeediyay shirka ururka dalalka Islaamka (OIC)+sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qudbad ka jeediyay shirka ururka dalalka Islaamka (OIC) oo Qaahira maanta lagu soo gaba-gabeeyay.
R/Wasaare ku...
Dabley hubeysan oo ku weerartay dad saarnaa baabuur magaalada Garissa
Dabley hubeysan ayaa ku weerartay dad saarnaa gaari marayay gudaha magaalada Garissa iyagoo ku dilay hal ruux dhowr kalana ku dhaawacay.
Sida ay sheegeen booliska...
Suuq Cusub Oo Laga Hirgeliyey Dhanka Galbeed Ee Suuqa Bakaaraha
Suuqaasi laga hir geliyey dhanka galbeed ee suuqa Bakaaraha ayaa ah suuq weyn oo ,loo bixiyey suuqa caalamiga ah ee al qaliifa waxaana suuqani...
Axmed Madoobe oo sheegay in shirweyne maamul loogu samaynaayo Gobolka Jubadda hoose dhawaan furmayo
Hogaamiyaha Ururka Raaskambooni oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa ka hadlay qorshaha maamul usameynta gobolada Jubooyinka.
Axmed...