Shirkad Laga Leeyahay Dalka Turkiga Oo Muqdisho Ka Dhisi Doonta Garoon Diyaaradeed Oo Cusub...
Heshiiskan ayaa dhexmaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo shirkad dhanka hormarinta qaabilsan oo laga leeyahay dalka Turkiga waxaana heshiiskan uu la xiriiraa Dhisidda garoon diyaaradeed...
Wasaaradda Adeegga Bulshada oo kulan u furtay ururada u dhaqdhaqaaq haweenka
Wasaaradda Hormarinta Aeegga Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan balaaran uga furtay ururada u dhaqdhaqaaq Haweenka iyadoo kulankaasina looga hadlayo sidoo loo...
Maamulka Puntland oo sheegay in aad loo adkeeyay amaanka magaalada Boosaaso
Maamulka Puntland ayaa sheegay in aad loo adkeeyay amaanka magaalada Boosaaso ayadoo tilmaamtay in haatan ay jiraan dad sita baasaboore wadamo kale kuwaas oo...
DAAWO SAWIRRADA: R/wasaaraha oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay xeerka Isgaarsiinta dalka
Kulanka waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda Warfaafint, Boostada Isgaarsiinta, iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaana ka soo qeyb galay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda mudane Cabdi...
Gabdhaha Heegan oo ku guuleystay Horyaalkii 4aad ee Kubadda Gacanta + Sawirro
MUQDISHO: Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho ayaa ciyaartii kama dambeysta Horyaalka 4aad ee Kubadda Gacanta waxaa isku haleelay gabdhaha Horeed iyo Heegan...
Boliska dalka Canada oo badi-goobayo Gacan-ku-dhiigle Somali-Canadian ah oo dil geystay
Boliska magaalladda Edmonton, ayaa waxaa amar lagu siiyey inay soo xiraan Nin Somali-Canadian ah, kaasi oo la sheegay inuu dabayaaqadii sannadkii hore dilay nin...
Turkiga oo loogu baaqay inay dhex-dhexaadiso Dowladda iyo Alshabaab
Sida aan ka soo xiganay Wakaaladda Wararka ee Dalka Turkiga ee Andolu Agency (AA) waxa ay ardayda soomaaliyeed ee wax kubarta dalka Turkiga ku...
DAAWO SAWIRADA. 21 Arday oo ka qalinjabisay Heerka Jaamacadeed ee Master-ka oo Khartoum Xaflad...
21 arday oo ka qalinjabiyay heerka cilmiyeed ee Master-ta ayaa waxa ay isugu jiraan Arday soo baratay Taqasusada Kala duwan oo ay Jaamacadaha Bixiyaan...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka oo kulamo la leh qeybaha bulshada ee magaalada Kismaayo
Xildhibaannada Baarlamaanka ee ka soo jeeda gobollada Jubbooyinka ayaa magaalada Kismaayo kulamo kula qaatay waxgaradka, siyaasiyiinta iyo guud ahaanba qeybaha kala duwan ee bulshada,...
Tartamo Isboorti iyo caado-dhaqameedka Istunka oo shalay ka dhacay degmada Afgooye +Sawirro
Tartamo Isboorti oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Ururka Dhalinyarada ee SYL II iyo maamulka Arrimaha bulshada ee degmada Afgooye...
Wasiirka arrimaha gudaha oo ku amaanay ciidamada dowlada iyo kuwa Jabuuti sida wanaagsan oo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay maamulka gobolka Hiiraan,shacabka ku dhaqan magaalada Beledweyn iyo Ciidammada Hiil Walaal ee...
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in xiriirka diblomaasiyadeed ee Caalamka uu soo dhismayo
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xiriirka diblomaasiyadeed ee caalamka la leedahay dowladda Soomaaliya...
Dowladda Soomaaliya oo is bedel ku sameyneyso Maamulka Gobolka Hiiraan
Dowadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay is bedel ku sameyneyso Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan degmada Beledweyn, kadib codsi ka yimid dadka deegaanka.
Wasiirka...
Madaxweyne Axmedinajaad oo indhaha looga dhuftay kabo
Maamulayaasha dalka Masar wxay damiin ku sii daayeen dhowr qof oo Masaari ah oo la sheegay inay Madaxweynaha dalka Iiraan, Mohamoud Ahmadnejadi ku tureen...
Hay’adda Sirdoonka Maraykanka oo Saldhig ay Diyaaradaha Bilaa-duuliyaha ka hawlgalaan ku leh dalka Sacuudiga
Hay’adda Sirdoonka Maraykanka ee CIA ayaa la sheegay inay si qarsoodi ah u isticmaalayso Saldhig Diyaaradeed oo ku yaalla gudaha dalka Sacuudiga, iyadoo ay...
C/kariin Guuleed “Gudoomiyihii hore Gobolka Bay markii hore wuu aqbalay is bedelka lagu sameeyay”
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in is bedelka lagu sameeyay maamulka Gobolka Bay aanu wax muran ah ka...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xarig iyo dil ku xakuntay Eedeesanayaal
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday Tira dad ah oo tiradooda lagu sheegay 13-Ruux oo ay Maxkamada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Muqdisho “DAAWO SAWIRRADA”
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay kadib safarro shaqo oo uu ku tagay...
Xiisado iyo olole looga horjeedo maamulkii dowladu u magacowday gobolka Bay oo ka taagan...
Olole iyo xiisado looga soo horjeedo maamul KMG ah oo dhowaan madaxweynaha Somalia uu u magacaabay gobolka Bay ayaa laga dareemayaa magaalada Baydhabo kaasoo...