Tarsan oo kulan la qaatay Dhalinyarada mutadawiciinta ah ee Muqdisho
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan la qaatay dhallinyarada mutadawaciinta ah ee ka shaqeeya magaalada Muqdisho.
Kulankani uu duqa magaalada Muqdisho...
Dal aan laga aqoon ku dhaqanka iyo isticmaalka qabiilka iyo dalkaasi oo ka badbaaday...
Dalka Tanzaniya ayaa waxaa la sheegay inaan laga aqoon ku dhaqanka iyo isticmaalka qabiilka arintaas oo keentay inuu dalkaas ka badbaado dhibaatooyin badan oo...
Sweden oo sheegtay inaysan waxba iska beddelin Siyaasadda Dadka Magangelyo-doonka ah
Wasiirka Is-dhexgalka ee Dowladda Sweden, Erik Ultenhag ayaa sheegay inaysan jirin wax qorshe ah oo lagu dhimayo Qaxootiga Magangelyo-doonka ah ee dalka Swecen imaanayo.
Wasiirka...
Golaha Wasiirrada oo ka dooday maamul sameysashada gobollada iyo qaadista canshuurta
Golaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka dooday maamullada gobollada dalka iyo hagaajinta hannaanka mushaar bixinta shaqaalaha dowladda kaddib kulan...
Maamulka KMG ah ee Kismaayo oo ka warbixiyay xaalada magaalada
Maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo ayaa faahfahin ka bixiyay xaaladaha amaaanka iyo nololsha ee ka jirto magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.
Shir...
Britain oo ciidamo qarsoodi u soo direysa Soomaaliya, si ay u caawiyaan ciidamada dowladda
Dowladda Britain ayaa Soomaaliya u soo direysa ciidamo isugu jira la taliyeyaal iyo saraakiil dhinaca tababarka, si ay u caawiyaan ciidamada dowladda Soomaaliya.
Sida lagu...
Madaxweyne Mursi: Uma Jeedo kaalinta Madaxda Carabta ee Somalia
Madaxweynaha Dalka Masar Maxamed Mursi oo ka hadlaayay Shirka Ururka Islaamka ee maanta lagu wado inuu soo gabagaboobo ayaa waxa uu sheegay in Dowladaha...
Axmedinejad:- Madaxda Carabta waa inay ka hadlaan Dhibaatooyinka lagu haayo Syria iyo Gaza
Madaxweynaha Dalka Iran Mahmoud Ahmadinejad oo iminka ku sugan Magaaladda Qahira ee Dalka Masar ayaa waxa uu Madaxda Carabta ugu baaqay inay ka tashtaan dhibaatada...
Gudiga dib u heshiisiinta Qaranka oo kulan looga hadlayo dib u heshiisiinta ku yeeshay...
Gudiga Dib u heshiisiinta Qaranka ayaa kulan looga hadlayo dib u heshiisiinta dadka oo ay ka qeyb galeen hay’ado kale ku yeeshay magaaalada Muqdisho.
Gudiga...
Madaxweynaha J.F.Soomaaliya oo kulamo la qaatay madaxda wadamada Ciraq iyo Masar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa kulamo la qaatay qaar ka mid ah madaxda...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka oo kulamo la leh qeybaha bulshada iyo maamulka...
Wasiirka arrimaha Gudaha iyo amniga qaranka ayaa maanta kulamo la qaadanayo qaar ka mid ah qeybaha bulshada ee gobolka Hiiraan iyadoo Ciidamada Ammaanka ay...
Burkina Faso oo markii u horeysay taariikhda u soo baxday Finalka Koobka Qaramada Afrika
Xulka Burkina Faso ayaa markii u horeysay Finalka Koobka Qaramada Afrika u soo baxday, kadib ciyaartii Sema Finalka ay rigoorayaal 3-2 uga badisay xulka...
Qarax miino oo saaka agagaarka Isgoyska Banaadir lagula eegtay Kolonyo ciidamada AMISOM
Saddex ruux oo labo ay haween aheyd iyo wiil yar ayaa ku dhaawacmay qarax miino saaka lala eegtay kolonyo ay la socdeen Ciidamada...
Wiil mucjiso ah oo aan laheyn San iyo Af oo xalay ku dhashay Isbitaalka...
Wiil lagu arkay mucjiso rabaani ah ayaa xalay ku dhashay Isbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho, iyadoo wiilkan aanu laheyn San iyo Af.
Sida ay sheegayaan...
Puntland oo digniin ka soo saartay hubka sharci darada ee lagu dhex wato magaalooyinka
Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa ka digay hubka sharci darada ee lagu wato magaalada, isagoo ka hadlay xaalada amaan ee deegaanada Puntland,...
Xoghayaha guud ee QM oo ka xumaaday xukunka Wariyaha iyo gabadha la kufsaday
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa sheegay inuu aad uga xumaaday xukunka halka sano ee lagu riday haweeneyda Soomaaliyed ee la kufsaday...
Xog’hayaha guud ee booliska aduunka oo Muqdisho yimid
Wafdi uu hoggaaminayo xoghayaha guud ee hay’adda Booliska Aduunka Interpol ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ayagoo kulan la qaatay mas’uuliyiinta ciidanka booliska Soomaaliya.
wafdigan maanta...
Muqdisho oo looga dhawaaqayo guddi qaabilsan isku celinta hantida dadweynaha
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay magacaabeyso sida ugu dhaqsiyaha badan guddi madax bannaan isla markaana awood leh kaasi oo qaabilsan...
Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu Wado in uu Kulamo La qaato Qaar ka mid ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qeyb galay shirka Ururka Islaamka (OIC) oo ka furmay caasimadda...