Guddoomiyaha baarlamanka oo u dhoofay magaalada Addis Ababa
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia, kaddib markii uu casuumaad rasmi ah...
Is-bedel la filaayo in dhawaan lagu sameeyo Taliyayaasha Ciidamada Somalia
Illo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Xukuumadda Somalia ay xil ka qaadis ku sameyneyso Taliyayaasha Nabad sugidda iyo Police-ka Somalia oo xilkaasi...
Iiraan oo beenisay inay Alshabaab shixnado hub ah u soo daabuleen
Iyadoo ay Guddiga QM ugu qaabilsan Kormeerka Cunaqabataynta hubka ee saaran dalka Somalia dhawaan shaciyeen inay Dowladaha Iiran, Yeman, Libya iyo North Korea taageero...
Madaxweynaha oo kulan la qaatay Wakiilka midowga Afirika ee Soomaaliya
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mr....
Ergoyinka Shirweynaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo u matalaya gobolka gedo oo 3 Airport...
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa Maalmahaan ka socda diyaargowgi ugu weyna ee logu jiro Furitaanka Shirweynaha Jubbaland State Of Somalia.
Gudiyada...
Waraysi Xasaasi Idaacada SPR La Yeelatay Ra’iisul Wasaarihii Hore Dr. C/weli Gaas (Daawo...
Ra'iisul Wasaarihii Hore ee dalka Soomaaliya Dr.Cabdi Wali Cali Gaas oo iminka ku sugan dalka Mareeykanka ayaa waxa uu daaha ka qaaday arimo badan...
Mudanayaal ka tirsan baarlamanka oo soo gebagebeeyay socdaal ay ku marayeen G/Galguduud
Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka oo maalmihii la soo dhaafay booqanayay Gobolka Galgaduud ayaa soo gebagebeeyay kormeerkii ay ku marayeen deegaano hoosyimaada gobolkaasi.
Mudanayaashaasi oo shir...
Ganacsatada Soomaaliyeed ee K/Afrika oo ka walaacsan go’aan ay soo saartay dowlada hoose ee...
Ganacsatada Soomaaliyeed ee wadanka K/Afrika ayaa walaac ka muujiyay go’aan ay Soomaalida ku soo rogtay dowlada hoose ee dalkaasi.
War ka soo baxay dowlada hoose...
Mucaaradka Syria oo gacanta ku dhigay Airpor ay la haayen Ciidamada Militari-ga
Wargeysyada kasoo baxa Dalka Syria ayaa saakay qoraaya in Xoogaga ka dagaalamaya dalka Syria ay gacanta ku dhigay Airporka Militariga ee ku yaal magaala...
Nin shaley qarax ka geystay Baydhabo oo la qabtey
Wararka ka imaanaya Magaalada baydhabo ee Goblka Bay ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamada Dowlada Soomaalkiya howlgalo balaaran ay ka sameeyeen Gudaha Magaalada Baydhabo...
Sh/hoose : AMISOM iyo Shabaab oo xaley hoobiyaal isku garaacey
Wararka saaka naga soo gaaraya dhanka Gobalka Sh/hoose ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in xaley dagaalyahano ka tirsan Maleeshiyada Shabaab ay hoobiyaal...
Iska horimaad hubeysan oo xalay ka dhacay magaalada Baydhabo
Iska horimaad hubeysan oo qasaare geystay ayaa xalay ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.
Ciidamo taabacsan ururka Alshabaab ayaa saddex jiho ka soo weeraray...
Qoyska Askarigii xabada Koowad ku hubsaday Osama Bin Ladin oo dhuumasho ku jira (WARBIXIN...
Mid ka mid ah Mariniskii Maraykanka ee hawlglka ku dilay Hoggaamiyihii Ururka Alqaacida, Osama Bin Ladin ayaa sheegay inay Reerkiisa la soo gudboonaatay cabsi...
Tartan isboorti oo ay SYAO u furtay Dhalinyarada Magaalada Beledweyne (sawiro)
Tartanka isboorti ee ka furmay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururka SYAO ee ka shaqeeya Arimaha Dhalinyarada Waxaana...
Gudiyada Joogtada Ee Baarlamaanka Oo Kulan Ay Ku Ansixiyeen Qorshe Howleedka Baarlamaanka Ee Sanadkan...
Gudiyada joogtada ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen qorshe howleedka Baarlamaanka...
Weerar bam ah oo lagu qaaday maqaayad ku taal galbeedka Beledweyne
Hal ruux ayaa ku dhintay laba kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii qarax loo adeegsaday bamka gacanta lagu tuuro lagu weeraray goob maqaayad...
Idaacada Jowhar oo si rasmi ah maanta loo furay +sawiro
Xaflad dib loogu furayay idaacada Jowhar ee ka howl gasha xarunta gobolka Sh/dhexe ee Jowhar ayaa maanta lagu qabtay xarunta idaacada Jowhar.
Munaasabadan ayaa waxaa...
Ciidamada Nabadsugida Qaranka oo Boqolaal qof ku xir-xiray Magaaladda Muqdisho
Howlgalo ay habeennimadii xalay Gobolka Banaadir ka sameeyen Ciidamada Amaanka Somalia ayaa waxa ay ku soo qab-qabteen boqolaal qof oo looga shakisan yahay inay...