Tuesday, August 26, 2025

Qarax xoogan oo ka dhacay Suuqa bakaaraha ee Magaaladda Muqdisho

Qarax xoogan ayaa goordhaw waxa uu ka dhacay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan halka lagu iibiyo alaabaha Qandalka, Qaraxa ayaa ahaa Bam ay tuuren dhalin...

Kulan looga hadlayay Is dhex galka bulshada oo lagu qabtay magaalada Jowhar (Sawirro)

Kulan ballaaran oo looga hadlayay is dhex galka bulshada ku nool Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha...

Kulan looga hadlayay ka hortaga Kufsiga oo ka dhacay Muqdisho

Kulan looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa dacadiyada loo geysanayo haweenka Soomaaliyeed ayna ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa maanta lagu qabtay...

Maamulka G/Sh/dhexe oo ku baaqay in gurmad caafimaad loo fidiyo dadka ku dhaqan gobolkaasi

Guddoomiyaha degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe Cusmaan Maxamed Maxamuud Xaadoole oo la hadlay Idale News ayaa sheegay in xaalado caafimaad daro ay ka...

Ganacsade Xaley lagu diley Magaalada Kismaayo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubada Hoose ee koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in xaley gudaha magaaladaasi kooxo hubeysan ay...

Turkish Airlines oo Dadka u socda magaalladda Muqdishu ka mamnuucayso Khamriga

Shirkadda Diyaaradaha ee Turkish Airlines Turk Hava Yollan ayaa soo saartay Sharci lagu mamnuucayo inay Dhoofayaasha khamri ku dhex cabaan Diyaaradda marka ay ku...

Midawga Yurub Oo kasoo Horjeestay In Ciidamada Soomaalida Lgu Tababaro Dalkooda

Madaxda Midowga Yurub oo kadigay tababarada ciidamada Soomaaliya loogu sameynaayo dalka Burundi in loo wareejiyo Soomaaliya. Sida uu Taliyaha Hogaaminaya howlgalka iyo tababarada ciidamada Soomaalida...

Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin sheegay in aan loo dhameyn Shir Maamul loogu dhisayo Jubbooyinka

Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin ka soo Jeeda Gobollada Jubbooyinka oo iyana ka hadlay arrimahaasi ayaa ku tilmaamay in ay yihiin kuwa aan loo dhameyn waxaana...

Obama oo la soo baxaya ciidankiisa

Madaxweyne Barack Obama ayaa ku dhawaaqay in 34 kun oo ciidanka Mareykanka ee ku sugan dalka Afghanistan laga soo saari doono sanadka soo socda. Khudbadiisi...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Addis Ababa “DAAWO SAWIRRADA”

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Jawaari ayaa waaberigii saakay gaaray magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Ethiopia ayadoo wafdiga...

Xukuumadda Kenya oo maanta ka walaacsan in la qaarijiyo la heestayaal ay shabaab ka...

Xukuumadda Kenya ayaa maanta ka walaacsan in la qaarijiyo La heestayaal u dhashay dalkaasi Kenya oo ay gacanta ku hayan Al-Qacidada Somalia ee Al-shabaab Waxa...

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaanada Awdheegle, Janaale iyo Bariire

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saaka la wareegay deegaano ka tirsan Shabellaha Hoose, iyagoo labo jiho ku kala socda, waxaana ciidamada u...

Mudane ka tirsan Baarlamaanka oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Xildhibaan Sheekh Nuur Cali Aadan oo ka mid ahaa Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho, kadib markii uu xanuun ku soo booday. Xildhibaanka...

Faarax C/qaadir oo noqday Wasiirka labaad ee ugu safarka badan Xukuumada

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya Faarax Sheekh C/qaadir oo lagu tilmaamo inuu yahay mid ka mid ah awoodaha muuqda ee ku jira dowladda Soomaaliya ayaa...

Al-Shabaab oo isaga baxay Janaale iyo Ciidamada dowladda oo kaabiga ku haya

Wararka ka imaanaya degmada Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay kaabiga u saaran yihiin, kadib markii...

Maamulka gobolka Sh/hoose oo ku hamjabay inay weeraro ku qaadayaan degmooyinka Qoryooley iyo Baraawe

Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose Cabdqaadir Shiikh Maxamed Nuur ayaa ku hanjabay in ay dhowaan la wareegi doonaan qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Sh/hoose oo...

Fantasyihii ugu Weynaa Dunida oo la Qabtay iyo Muuqaalo Cajiib ah oo lagu soo...

Waxaa Dhawaan Dalka Brazail lagu qabtay Fantasyihii ugu weynaa inta la xasuusto Dunida lagu qabto iyadoona ay kasoo qeyb galeen dadweyne fara badan oo...

Guddoomiyaha Golaha fulinta Ururka ahlu Sunna oo Geeriyooday

Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday Guddoomiyaha Golaha fulinta ururka ahlu Sunna Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow oo mudooyinkaani ku sugnaa Magaaladda Muqdisho. Geeridda...

DAAWO SAWIRO ku saabsan Ciidamada Kenya oo lagu fidiyay Gabi ahaan Magaaladda Kismaay

DAAWO SAWIRO ku saabsan Ciidamada Kenya oo lagu fidiyay Gabi ahaan Magaaladda Kismaayo Xilli la filaayo in dhawaan Kismaayo uu ka furmo Shir. DAAWO SAWIRADAD:- Idale...

Wasaaradda caafimaadka oo tababar u soo xirtay haween ka kala yimid gobollada dalka

Wasaaradda adeegga bulshada iyo Hay’adda Caafimaadka adduunka ayaa maanta soo gabagabeyay Tababar ku saabsan daryeelka Caafimaadka Haweenka oo ay ka qeyb galeen dad ka...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...