Dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo xoog leh ayaa ka socda magaalada Nairobi (Warbixin)
Dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed iyo guux ayaa ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo lagu tilmaamo meelaha ugu badan ee abaabulada siyaasadeed laga qorsheeyo,...
QM oo shaaciyey inaysan Ciiddamo Nabad-ilaalin u soo dirin karin dalka Somalia
Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee arrimaha Siyaasadda, Taje-Brook Zerihaoun ayaa shaaciyey inaysan QM wax qorshe ah ugu jirin inay Ciiddamo Nabad-ilaalin u soo...
Dibadbax lagu taageerayo Nabadda iyo Isdhexgalka Bulshada oo saaka ka socda Muqdisho
Dibad bax ballaaran oo lagu taageerayo Nabadda iyo isdhexgalka Bulshada ayaa saaka ka socoda magaalada Muqdisho.
Dibadbaxan oo uu soo qabanqaabiyay maamulka Gobolka Banaadir isla...
Itoobiya oo markii u horeysay sameysatay diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Drones
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay markii u horeysay ku guuleysatay inay sameysato diyaaradaha aan duuliyaha laheyn, si ay u xoojiso dagaalka ay kula jirto...
Madaxweyen Faroole ‘Shabaab ayaa dilay Sheikh C/qaadir Nuur Faarax Gacameey
Madaxweynaha maamulka Puntlan ayaashacaakaqaaday in dilka C/qaadir Nuur Faarax Gacameey aygeesteen kooxda shabaab oo uu ku sheegay inaycadowku yihiin Jiritaanka Somalia gaar ahaan culimada...
Ninkii ku diley Sheekh C/qaadir Gacmeey Gudaha Masjid ku yaala Garoowe oo la qabtey...
Mid ka mid ahaa culimadii ugu caansaneyd dalka Soomaaliya, dagaaladii sokeeyana ku sugnaa gobollada Puntland ayaa dhowaan dil loogu geystey xarunta maamulka Puntland ee...
Wadaad caanka ahaa Puntland oo garoowe lagu dilay
War si deg deg ah goordhow inooga soo gaaray magaalada Garoowe ee casimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in la dilay Mid kamid ah Culumada...
Marekanka oo sheegay in uu Kordhinayo Saldhigyada Qarsoodiga ah Ee qarada Africa
Sida uu daabacay wargeyska Washington Post ee ka soo baxa dalka Mareykanka Generaalka dowladda Mareykanka ay u magacowday hogaaminta ciidamada Mareykanka ah ee ku...
Taliska Ciidanka Dawladda ee Magaalada Kismaayo oo ka War Bixiyay xaaladda ammaan ee magaaladaasi
Gen Ismaaciil Saxardiid Taliyaha Ciidamada dawladda ee Gobolada Jubbooyinka ayaa ka war bixiyay xaaladda ammaan ee Magaalada kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose.
Gen. Saxardiid ayaa...
Midoowga Arday Jaamacadeed ee Kismaayo oo la abaabulayo
Midoowga ay leeyihiin arday jaamacadeed ayaa laga abaabulayaa magaalada Kismaayo, sida Kn u sheegeen mas’uuliyiin sarsare oo xagga waxbarashada tacliinta sare qaabilsan.
Wareysi uu dhawaan...
Golaha amaanka oo muddo bil ah dib u dhigay dooda ku saabsan qaadida xayiraada...
Golaha amaanka ee Q/Midoobay ayaa xalay iskugu yimid kulan ka dhacay magaaalada New York ee dalka Maraykanka kaasoo looga hadlay arimaha Soomaaliya iyo sidii...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Qorsheynta oo maanta furtay aqoon isweydaarsi kusaabsan habka Canshuuraha
Aqoon isweydaarsigaan oo socondoona mudo shan cisho ah ayaa fulintiisa Waxaa iskakaashaday wasaarada maaliyada iyo qorsheynta Xuukumada Soomaaliya iyo xarun goboleedka hogaaminta horumarinta waxaana...
Maxkamada sare ee dalka Kenya oo diiday inay ka joojiso tartanka doorashada Uhuru Kenyatta
Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa diiday inay tartanka doorashada dalkaas ka dhici doonto bisha Maarso inay ka joojiso musharaxiinta u taagan tartanka doorashada...
Ciidamada AMISOM oo dhaq dhaqaaqyadii ugu dambeeyay ka wada Shabellaha Hoose (Sawirro)
Ciidamada AMISOM ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xoog leh ka wada deegaanadii shalay ay la wareegeen ee Gobolka Shabellaha Hoose, iyagoo qorsheynaya inay u...
Wasiirada A. dibada Soomaaliya oo ugu baaqday Golaha Ammaanka in la qaado cunaqabateynta hubka
Ra'iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya ahna Wasiirada Arrimaha dibada Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa ugu baaqday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey in la qaado xayiraada...
Dagaalo culus oo diyaarado dagaal ka qeyb qaateen oo ka dhacay duleedka Boosaaso
Faah faahi ayaa ka soo baxeysa dagaalo culus oo shalay ka dhacay deegaan ilaa 40-KM kaga beegan magaalada Boosaaso, halkaasoo ay isku fara saareen...
Al-Shabaab oo dil toogasho ku fulisay mid ka mid ah dad Kenyan ah oo...
Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay inay dil toogasho ah ku fulisay mid ka mid ah dad Kenyan ah oo ay gacanta ku heyso, kadib markii...
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo ka hadlay howl galada ka socda Shabellaha Hoose
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa soo dhoweeyay guulaha ciidamada xooga dalka ka gaareen howl galada ay ka wadaan qeybo ka mid...
Kulan Addis Ababa ku dhex marey Afhayeenada Barlamaanka Soomaaliya iyo Ethiopia
Xarunta Baarlamaanka dalkan Ethiopia ayaa waxaa kulan saacado qaatay uu ku dhexmaray Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Soomaaliya iyo Ethiopia ayadoo kulankaasina looga hadlay arimmo quseeya labada...
Xildhibaanno eedeymo Kulul U jeediyay AMISOM +Sawirro
Xildhibaanadani ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya islamarkaana ka soo jeeda Gobollada Jubbooyinka oo Maanta Shir Jara’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay Ciidamada...