ASERBAJDSJAN: Madaxweyne xaaskiisa u magacaabay xilka madaxweyne ku xigeenka
Aserbajdsjan (INO) Madaxweynaha dalka Aserbajdsjan Ilham Aliyev ayaa xaaskiisa Mehriban u magacaabay xilka madaxweyne ku xigeenka, taas oo uu ku xoojinayo awooddiisa dalkaasi saliidda qaniga...
QM, oo Abaaraha Afar Dal oo Afrika ku Yaal u Dalabtay Balaayin dollar
Muqdisho(INO) Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in dad ka badan 20 milyan oo ku nool dalalka, South Sudan, Nigeria, Soomaaliya iyo Yemen ay qarka...
Waa maxay Arimaha madaxwayne Farmaajo inuu mudnaanta siiyo?
Muqdisho(INO)-Shaki kuma jiro in cid kasta oo madax ka noqoto wadan soomaaliya oo kale ah in ay horyaalaan dhibaatooyin aad u fara badan oo...
Aqriso: Khudbadaha Madaxda Iyo Marti Sharafka Ka Soo Qeb-galay Caleemo-saarka Farmaajo
Muqdisho(INO)- Waxaa Goordhaw soo dhammaaday xafladda caleemo-saarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka socotay garoonta Aden Cadde.
Xafladda waxaa ka soo qeyb-galay labadii madaxweyne...
Wakiilo ka kala socday in ka badan 120 dal oo ka qeybgalay munaasabadii caleemo...
Muqdisho(INO) - Waxaa goor dhaw la soo gabagabeeyay munaasabadii caleemo saarka madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka soo qeybgalleen madax ka...
QM: Xaalada raashin yarida Geeska Afrika oo kasii dari kadha
Muqdisho(INO) QM ayaa sheegtay in maadaama roobab yari ay jirto ay xaalada raashin yarida Geeska Afrika kasii dari karto.
Abaaraha ka jira Soomaaliya ayaa barakiciyay...
Dawlada UK oo Somalia iyo Koofur Suudaan ugu deeqday £100 malyan
Muqdisho(INO)Dawlada Ingiriiska ayaa Soomaaliya iyo Koofur Suudaan ugu deeqday £100 malyan maadaama abaaro ay ka jiraan labada dalba.
Soomaaliya iyo Koofur Suudaan ayaa dadkoodu macaluul...
Muqdisho: Toos u daawo xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha
Muqdisho(INO) Toos u daawo xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha
Aqriso: Jadwalka Xafladda caleema saarka Farmaajo, Waqtiga ay bilaabaneyso iyo Madaxda ka hadli doonta
Muqdisho(INO)- Caleemasaarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho ayaa lasheegay inay kasoo qeyb geli doonaan madax kala...
Dhageyso: Somaliland Oo Utun U Qaadey BBC-da
Hargeysa(INO)- Wasiirka Warfaafinta Maamulka Soomaaliland Cusmaan Saxardiid Caddaani oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa Idaacadda BBC-da ku eedeeyay in ay buun buuniso dhacdooyinka...
Dhageyso: Shariif Xasan iyo Siyaasiyiinta Isbedel Doonka Ah Ee KGS Maxa Kala Haysta?
Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Oo Maamulkiis Hareeyey Mucaarad fara badan ka dib doorashadii Aqalka Hoose Ee Koonfur Galbeed Soomaaliy ayaa Si...
Dhageyso: Shariif Xasan Oo Ka Hadley Waxyaabihii U Qabsoomey Maamulkiis, Ka Dib Culeys Xoogan...
Baydhabo(INO)- Shariif Xasan Sheekh Aaden, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Ka Hadley Wax yaabihii U Qabsoomey Maamulkiisa, Ka Dib markii Culeys Xoogan Soo Food...
Sidee ayey ku wada shaqeyn karaan shacabka iyo dowladda cusub
Muqdisho (INO) – Guddoomiyaha Golaha shacabka BFS Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa ka hadlay kaalinta ay shacabka Soomaaliyeed ku leeyihiin garabsiinta Dowlada Somalia.
Prof. Jawaari ayaa...
Amaanka Muqdisho oo maanta la adkeeyay iyo Farmaajo oo la caleemo saarayo
Muqdisho (INO) – Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ay ka dhacdo munaasabada Caleema-saarka Madaxweynaha JFS Maxamed C/llahi Farmaajo.
Munaasabada ayaa waxaa...
Qoraa fariin tiiraanyo xambaarsan u diray madaxweyne Farmaajo
Muqdisho: (INO) – Xamar waa magaaladda saldhig u ah Dowladda Somalia, waxaa ka jira Tacdiyo ka dhan ah xuquuqul insaanka kuwaas oo lagu hayo shacabka...
Wax ka ogow quwada milateri iyo tan dhaqaale ee boqortooyada Saudi Arabia
Riyadh(INO)- Boqortooyada Sacuudiga waa dawlada ugu balaadhan mandaqada beriga dhexe waxaaney dhacdaa koonfur galbeed qaarada Aasiya waxaaney ku daboolan tahay inta badan masaaxada jasiirada...
Golaha ammaanka oo soo saaray war muhiim ah oo ku saabsan madaxweyne Farmaajo
New York (INO) – Golaha amniga ee QM ayaa sheegay in dowladda cusub ee Somalia ee uu Madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay...
1.4 malyan oo carruur ah Oo nafaqo darro ku heysaa 4 dal
Muqdisho(INO)- Hayada QM u qaabilsan arimaha carruurta ee UNICEF ayaa sheegtay in 1.4 malyan oo carruur ah ay nafaqo darro ku heyso 4 dal.
Dalalkaa...
Al-shabaab oo la wareegtay gacan ku heynta deegaanka Camaara ee gobolka Galguduud
Camara(INO) – Wararka ka imanaya deegaanka Camaara ee gobolka Galgaduud oo dhawaan ay tageen ciidamo Galmudug oo wehlinayeen ciidamada Danab ee militariga dowladda Soomaaliya,...
Deegaanno hoostaga Maamulka Koofur Galbeed oo Go’doonsan
Muqdisho ( INO)-Xildhibaan Aadan Ibraahim Dhaayow oo ka tirsanaa Baarlamaankii KMG Soomaaliya ayaa Ka warbixiyay in deegaanno ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ay...

















